Jabuuti October 03, 2023 (QJ) – -Madaxweynaha Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle, ayaa taageero xooggan u muujiyay dib u dhigista ka bixitaanka ciidamada Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS). Soomaaliya ayaa bishii September si rasmi ah u codsatay in waqtiga loo kordhiyo ciidamada ATMIS ee ku sugan Soomaaliya, kuwaas oo tobankii sano ee la soo dhaafay si firfircoon […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Garoowe October 03, 2023 (QJ) -Puntland’s Minister of Planning, Mohamed Said Farole, has linked Somalia’s federal President Hassan Sheikh to the ongoing conflict in Mudug, which involves Galmudug and Puntland. The Minister claimed that recent events in the Goldogob district, where clashes occurred, were initiated by Galmudug militias, leading to a third round of fighting. […]
Posted in news in English | Read More »
Mogadishu (QJ) – Reports from Bu’aale district in the central region of Jubaland, which is the largest stronghold of the Al-Shabaab group in Somalia, indicate that yesterday, there were fierce clashes involving combat aircraft. Combat aircraft reportedly carried out several airstrikes on Al-Shabaab-held locations within Bu’aale district. The reports suggest that some of these airstrikes caused […]
Posted in news in English | Read More »
Ankara October 01, 2023 (QJ) -Madaxweynaha Somaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa si kulul u cambaareeyay qaraxii dhawaan ka dhacay Magaalada Ankara ee Xarunta dalka Turkiga. Madaxweyne Xasan ayaa sheegay in isaga iyo shacabka Soomaaliyeed ay garab taagan yihiin dowladda iyo shacabka Turkiga. Waxa uu carabka ku dhuftay in falalka Argagixisanimo ee noocaan ah lagu bartilmaameedsado […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Mahaday October 01, 2023 (QJ) -News from Middle Shabelle region indicates that African Union Mission in Somalia (ATMIS) forces stationed there have recently aided the SNA forces in Cali Fooldheere, located on the outskirts of Mahaday district, where there has been a prolonged presence of Al-Shabaab militants. The AMTIS troops are said to have initiated […]
Posted in news in English | Read More »