Home » 3:32 pm Entries posted on “October, 2023”

Ilhaan Cumar oo dhaliishay Xamaas

Washington October 09, 2023 (QJ) – Ilhaan Cumar oo ah gabadh Somali-Maraykan ah oo ka tirsan Congress-ka Maraykanka ayaa ka hadashay dagaalka u dhexeeya kooxda Falastiin ee Xamaas iyo Israa’iil, kaas oo sababay khasaare dhimasho iyo dhaawacba leh. Hadalkeeda waxa ay ku soo beegantay maalintii ugu horeysay ee colaadaasi oo sii kordhisay xiisada ka taagan gobolka. […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

DAAWO: Kiinya ma Safaarad bey Hargeysa ka furatay mise Qunsuliyad, HEEGO oo fashilantay

London October 09, 2023 (Q)Barnaamijka Falanqeynta Todobaadka, waxaan ku eegeynaa: Qunsuliyada ay Kiinya Hargeysa ka furatay, NISA oo Taakeeye iyo Zeki ka soo qabatay Kiinya, Sharciga waraqaha aqoonsiga iyo Booqashada Firdhiye ee Villa Somalia.  

Posted in Features,Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Madaxda Al Shabaab oo is haya iyo dagaal dhexdooda ah oo jubooyinka ka dhacay

Muqdisho October 08, 2023 (QJ) -Wasaaradda Gaashaandhigga Soomaaliya ayaa sheegtay in ciidamo taageersan madaxda ugu sareysa Al-Shabaab sida Mahad Karatee iyo Axmed Diiriye ay ku dagaalameen degmooyinka Jilib & Hargeysa-Yarey ee gobolka Jubbada Dhexe. Warka ka soo baxay Wasaaradda oo la soo dhigay Boggeeda Twitter-ka ayaa lagu sheegay in khasaare xooggan lagu gaarsiiyay Maleeshiyaadkii ka […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

PM Hamza Abdi Bare visits NADMA and warns of predicted floods

Mogadishu October 08, 2023 (QJ) -Prime Minister of the Federal Government of Somalia, Hamza Abdi Barre, visited the National Disaster Management Authority headquarters to assess the level of preparedness in dealing with flooding and the potential impact of the upcoming rainy season on the country. During his visit, the Prime Minister received briefings from the […]

Posted in news in English | Read More »

Xasan Sheekh iyo C/Qaadir Firdhiye oo Villa Somalia ku kulmay

Muqdisho October 08, 2023 (QJ) -Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa Xalay xarunta madaxtooyada Villa Somalia ku qaabilay hoggaamiyaha SSC-Khaatumo, Cabdulqaadir Cali Firdhiye. Xasan Sheekh ayaa Firdhiye kala hadlay xaaladda deegaanada SSC-Khaatumo, gaar ahaan magaalada Laascaanood oo ay dagaalo ka dhaceen. Firdhiye, hogaamiyaha SSC-Khaatumo, ayaa Madaxweyne Xasan Sheekh warbixin ka siiyey xaalada degaanada uu ka […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Midowga Africa oo taageeray dalbkii sii joogida ATMIS

Addis Ababa October 07, 2023 (QJ) -Midowga Afrika ayaa taageero u muujiyay codsigii dowladda Soomaaliya ee ahaa in muddo saddex bilood ah lagu kordhiyo ciidamada ATMIS-ka. War saxaafadeed ka soo baxay Golaha Ammaanka iyo Nabadda Midowga Afrika, ayaa lagu sheegay inay taageerayaan codsiga ah in 3,000 oo Askari oo ATMIS ah sii joogaan Soomaaliya, taasoo […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Pres. Laftagareen: South West State is ready to take on Al Shabaab

Baidoa October 07, 2023 (QJ)  -The President of South West State, Abdiasis Hassan Mohamed Laftagareen, today chaired a meeting discussing the second phase of the fight against the Al-Shabaab group, which is set to begin in the region. The meeting was attended by the Commander of the Special Forces, Deputy Chief of Staff of the Army, […]

Posted in news in English | Read More »

President Ruto criticized for appointing an ambassador to Hargeisa

Nairobi October 06, 2023 9QJ) -A member of the Kenyan Parliament representing North Wajir and a member of the UDA party, Ibrahim Saney, has criticized the decision by Kenyan President William Ruto to appoint an ambassador to represent Kenya in Somaliland. Saney has accused Ruto of making a decision that will have negative implications for […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Taliha ciidamada Dhulka oo booqday goobaha dagaalka

Jowhar October 06, 2023 (QJ) -Taliyaha Ciidanka Dhulka Soomaaliya, Col. Dayax Cabdi iyo La-taliyaha Madaxweynaha ee Ka Hortagga iyo Ka-hortagga Xag-jirnimada, C/llaahi Maxamed Nuur ayaa maanta booqasho ku tagay Saldhigga hore ee Howlgalka (FOB) ee Gobolka Shabeellaha Dhexe, halkaasoo ay ku sugan yihiin Ciidamada Burundi ee ATMIS-ka ah. Waxaa saldhiga ku soo dhaweeyay ciidamada ATMIS […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Itoobiya oo fashilisay weerar Al Shabaab damacsaneyd

Addis Ababa Oct0ber 03, 2023 (QJ) – Dowladda Itoobiya ayaa sheegtay in ay fashilisay weeraro qorsheysan oo Al-shabaab ay doonayeen in ay ku soo galaan dhulka Itoobiya, gaar ahaan gobolka Doolo Cado ee ka tirsan dowlad deegaanka Soomaalida Itoobiya. Sida laga soo xigtay warbaahinta dowladda, Al-Shabaab ayaa damacsanaa weeraro ay ku doonayeen in ay gudaha ugu […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »