Home » 1:47 pm
Entries posted on “October, 2023”
Baidoa October 18, 2023 (QJ) – -The President of the Federal Republic of Somalia, Hassan Sheikh Mohamud, has arrived in the city of Baidoa, the capital of the South West State. He was warmly welcomed in Baidoa by President Abdiasis Hassan Mohamed, local authorities, and the people of South West. Hassan Sheikh is expected to visit […]
Posted in news in English | Read More »
-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya, Xamsa Cabdi Barre, ayaa kulan uu la qaatay ganacsatada Soomaaliyeed, waxa uu kala hadlay doorka ay ku yeelanayaan hannaanka dowladnimada casriga ah ee Soomaaliya. Ra’iisul Wasaaraha ayaa carabka ku adkeeyay muhiimadda ay leedahay wadashaqeynta hay’adaha dowladda iyo ganacsatada gaarka ah si loo gaaro hadafka guud ee horumarinta qaranka. […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Burujeed October 16, 2023 (QJ) -Ciidamada dowladda iyo kuwa deegaanka ayaa dhaq dhaqaaqyo ciidan oo ballaaran ka sameeyay deegaanka Burujeed oo ku dhow degmada Guriceel ee gobolka Galgaduud, kaddib weerarro argagaxiso oo shalay Al-Shabaab ay ku qaadeen. Ciidamadan oo ku qalabaysan noocyada kala duwan ee gaadiidka dagaalka iyo hubka noocyadiisa kala duwan, ayaa gudaha u […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Muqdisho October 16, 2023 (QJ) -Xildhibaan C/raxmaan C/shakuur Warsame iyo ergayga gaarka ah ee dowladda u qaabilsan arrimaha bini’aadantinimada ayaa dhaliilay hadalka ka soo yeeray dowladda Itoobiya ee ku aadan in ay damacsan tahay in ay maamusho ama la wareegto dekadda Somaliland ee Zeylac. C/raxmaan C/shakuur oo qoraal dhinacyo badan taabanaya daabacay ayaa sheegay in […]
Posted in news in English | Read More »
Mogadishu October 16, 2023 (QJ) -Government forces and local militia have launched extensive military operations in the Burujeed area, near Guriceel district in Galgaduud region, following yesterday’s terrorist attacks carried out by Al-Shabaab. These forces, equipped with various types of military vehicles and weaponry, have entered the vicinity of Burujeed, securing the areas close to […]
Posted in news in English | Read More »
Laascaanood October 15, 2023 (QJ) – Maamulka SSC Khaatumo ayaa Somaliland ku eedaysay inay colaad ka hurinayso deegaamo hor leh oo ay hubaynayso beelaha deegaanadaa, sidoo kale waxay sheegtay inay ciidamo gurmad ah u direen. Sida lagu sheegay war-saxaafadeed ka soo baxay Wasiirka Amniga iyo Difaaca ee SSC Khaatumo, Somaliland ayaa lagu eedeeyay inay colaad […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Addis Ababa October 15, 2023 (QJ) – –Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya, Abiy Axmed, ayaa khudbad uu ka hor jeediyay Baarlamaanka Itoobiya uu kaga hadlay damaca Itoobiya ee dalkiisa oo aan bad lahayn inuu yeesho deked u gaar ah. Abiy Axmed ayaa sheegay in dalalka deriska ah, sida Jabuuti ay maalgashi ka helaan Shiinaha, Berberana Imaaraadka Carabta, Muqdishona […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Muqdisho October 14, 2023 (QJ) – -Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa khudbad uu jeediyay Jimcihii wuxuu kaga hadlay arrimo kala duwan oo ku saabsan doorashooyinka heer federaal iyo heer maamul gobolleed iyo isbeddelka lagu sameynayo xilka ra’iisul wasaaraha, kaasoo la filayo inuu dhaco 2026-ka. Madaxweynaha ayaa carrabka ku adkeeyay baahida loo qabo in la horumariyo […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargeysa October 14, 2023 (QJ) -Madaxweynaha xilka ka degaya ee Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa khudbad uu maanta ka jeediyey magaalada Hargeysa ee caasimadda Somaliland kaga hadlay arrimo xasaasi ah oo ku saabsan colaadda Laascaanood, iyo xaaladda dimuqraadiyadda Somaliland. Muuse Biixi ayaa si adag u dhaliilay SSC-KHAATUMO iyo maamul goboleedka Puntland oo uu ku tilmaamay […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Mogadishu October 14, 2023 (QJ) -President Hassan Sheikh Mohamud of Somalia delivered a speech on Friday, addressing various aspects of federal and regional elections and a proposed change to the prime minister’s role to a vice-president, which is expected to occur in 2026. The President emphasized the need for an improved system, explaining the potential restructuring […]
Posted in news in English | Read More »