Home » 7:10 pm Entries posted on “October, 2023”

Somaliland oo ka cabatay aqoonsiga SSC-Khaatumo

Hargeysa October 20, 2023 (QJ) – Somaliland ayaa si adag uga hadashay aqoonsiga ay dowladda Federaalka Soomaaliya siisay maamulka SSC-Khaatumo ee fadhigiisu yahay magaalada Laascaanood. Talaabadan ayaa ay SL Ku tilmaamay mid halis ku ah qaranimadeeda. Qoraal ka soo baxay Wasaaradda Arrimaha Dibadda ayaa lagu sheegay in Dowladda Federaalka ay aqoonsan tahay SSC-Khaatumo mid gardaro ah. […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Wakiilka QM oo walaac ka muujisay colaada Somaliland

NY October 20, 2023 (QJ) – -Ergeyga gaarka ah ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya ayaa Khamiistii soo saartay digniin culus oo ay ka horsheegtay golaha ammaanka ee QM oo ku saabsan in ay sare u kacday masiibooyinka dadka rayidka ah soo gaara. Catriona Laing, oo ah Dublamaasi u dhalatay dalka Britain oo xilka Ergeyga Gaarka […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Opposition in Puntland accuse President fueling conflict

Garowe October 19, 2023 (QJ) – Opposition Politicians from Puntland have accused President Deni of preparing for a conflict in the city of Garowe, in order to suppress anyone who opposes his political agenda. A press release issued after a meeting of Puntland’s opposition umbrella alleged that President Deni has been fueling a local conflict […]

Posted in news in English | Read More »

ATMIS hands over military base in Raage Ceele to SNA forces

Garowe October 19, 2023 (QJ) -ATMIS forces today handed over the Raaga Eelle military base in the Middle Shabelle region to the Somali security forces. The transfer is part of the reorganization of the ATMIS forces and SNA operations, to strengthen the operations against Al Shabaab in the Hirshabelle regional government. The ATMIS Burundian troops […]

Posted in news in English | Read More »

ATMIS oo Raage Ceele ku wareejisay ciidamada Dawlada

Muqdisho October 19, 2023 (QJ) – Ciidanka ATMIS-ka ayaa maanta ku wareejiyay ciidamada Nabadsugida Soomaaliya Saldhigga Raaga Ceele ee gobolka Shabeelaha Dhexe. Xil wareejintan ayaa qeyb ka ah dib u habeynta ciidamada ATMIS iyo kuwa XDS, si loo xoojiyo howlgallada ka dhanka ah Al Shabaab ee ka socda dowlad goboleedka Hirshabeelle. ATMIS-ka Burundi ee ku sugan […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Madaxweyne Deni oo lagu eedeeyay hurinta colaad sokeeye

Garoowe October 19, 2023 (QJ) -Mucaaridka Puntland ayaa ku eedeeyay Madaxweyne Deni inuu isku diyaarinayo colaad ka dhacda magaalada Garoowe, si uu u caburiyo cid kasta oo ka hortimaada qorshihiisa siyaasadeed. War saxaafadeed ka soo baxay shir ay yeesheen dallada mucaaradka Puntland ayaa lagu sheegay in madaxweyne Deni uu hurinayo colaad maxali ah oo la mid […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Dawlada Soomaaliya oo la shaqeyn doonta Maalka KMG ahe SSC-Khaatumo

Muqdisho October 19, 2023 (QJ) – Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa sheegtay in ay si dhow ula shaqeyn doonto Maamulka ku meelgaarka ah ee SSC-Khaatumo oo xaruntiisu tahay magaalada Laascaanood ee gobolka Sool, kaasoo ah noqonaya maamul goboleed ka madax banaan maamulada Puntland iyo Somaliland. Wasiirka arrimaha gudaha iyo federaalka Soomaaliya, Axmed Macallin Fiqi, ayaa ku […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Maxadii hore ee dalka oo ka soo horjeestay madaxweyne Xaan Sheekh

Muqdisho Oct19, 2023 (QJ) -Warsaxaafadeed ay si wadajir ah u soo saareen qaar ka mid ah madaxdii hore ee Soomaaliya ayaa si kulul loogu dhaliilay go’aannadii ugu dambeeyay ee ka soo baxay madaxweynaha dowladda federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud. War-saxaafadeed ay soo saareen siyaasiyiin caan ah oo uu ka mid yahay Madaxweynihii hore ee Soomaaliya […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Mareykanka oo baadigoobaya Abuukar Cali Aadan

Washington October 19, 2023 (QJ) -Waaxda arrimaha dibadda ee Mareykanka oo dadaal ugu jirta la dagaallanka argagixisada, ayaa ku dhawaaqday inay abaalmarin dhan 5 milyan oo dollar siin doonto ciddii keenta xog horseedda soo qabashada mid ka mid ah hoggaamiyeyaasha muhiimka ah ee kooxada Al Shabaab. Abuukar Cali Aadan. Waaxda arrimaha dibadda ee Mareykanka ayaa […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Dawlada Geeska oo ka horyimi dalkii Abiy Axmed

Muqdisho October 19, 2023 (QJ) – Dawladaha Djibouti, Soomaaliya iyo eretria ayaa diiday codsi uga yimid Itoobiya oo ku aadanaa in ay wada hadal kala gasho, si ay dekedda uga hesho Badda Cas, sida ay daabacday jariirada bloomberg. Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya Abiy Axmed ayaa todobaadkii hore ka digay in dalkiisa uu sii ahaado mid aan […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »