Home » 5:59 am
Entries posted on “September, 2023”
ST. PAUL, Minn. — Tuesday marks one week since St. Paul’s new East African Magnet School officially opened its doors to hundreds of students. The school is now home to students pre-K through fifth grade and focuses on the cultures and languages of East Africa, specifically the countries of Dijbouti, Eritrea, Ethiopia, Kenya, Somalia, Sudan, […]
Posted in news in English | Read More »
The Islamic Association of North America hosted a significant conference that drew attendees from various segments of society. This conference took place at the Minneapolis Conference Center on September 3rd, 2023, with the overarching theme of “Preserving Muslim Families in America.” This theme resonated with many Muslim families who have been increasingly concerned about their […]
Posted in Features | Read More »
Laascaanood September 11, 2023 (SD) – Waxa maalmihii u danbeeyay baraha bulshada lagu soo bandhigayay muuqaalo ka turjumaya fal danbiyeedyo ka dhan ah xuquuqda maxaabiista dagaalada lagu kala qabto oo ay geysanayaan Jamaahiirta SSC-Khaatumo. Sawirada ayaa muujinaya tacadiyo ay ka mid yihiin dil iyo dhaqan xumo kale oo lagula kacayo askarta ku jirta gacanta […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargeysa September 10, 2023 (QJ) – Garyaqaanka Gollaha Wakiilada Mubaarik Cabdi ayaa sharaxaad ka bixinaya dooda guddida Wakiiladu u saareen sharciga Doorashooyinka isku sidkan ee dhawaanta lagu heshiiyay.
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay,wareysiyo | Read More »
The Canadian government is mulling over the deportation of more than 150 young Somalis who are alleged to have entered the country through what authorities claim to be illegal means. A significant concern centers around the fact that many of these individuals are believed to have used different identities, complicating their legal status within Canada. […]
Posted in news in English | Read More »
Hargeysa September 09, 2023 (QJ) – Sida ay noogu soo waramayaan ilo wareedyo ka agdhow Guddida Beesha Habarjeclo, waxa maalmihii u danbeeyay socday dedaal baahsan oo lagu doonayo in lagu soo daayo Gen. eral Faysal Cabdi Bootaan oo dagaal ay ku qabteen Jamaahiirta SSC 25 kii August 2023. Generalka ayaa la sheegayaa in uu qudhiisu […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Laascaanood September 04,2023(QJ)-Hay’adda ICRC ayaa ka warbixisay 42 mayd ah oo ay ka ururisay aagagii dagaalladii dhawaan ka dhacay Sool. ICRC-da ayaa sidoo kale booqatay in ka badan 300 oo maxaabiis ah oo ka tirsan ciidamada Somaliland oo lagu qabtay dagaalkii Laascaanood. Qoraalka ICRC ayaa lagu sheegay in labadii toddobaad ee la soo dhaafay, 110 qof […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Ottawa September 04, 2023 (QJ) – Waxa maanta magaalada Ottawa ee dalka Canada looga dhawaaqay Awdal State Movement oo ah dhaqdhaqaaqa maamulka Awdal State. Shirka oo ay iskugu yimaadeen bulshawaynta ka soo jeeda gobolada awdal.selel iyo gebilay oo ka kala yimi qaaradaha dunida oo socday labadii cisho ee ugu dambaysay ayaa waxa lagu doortay gudoomiye Ali […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Laascaanood September 03,2023(QJ)- Maamulka SSC iyo Khaatumo ayaa soo bandhigay boqolaal askari oo ka tirsan ciidamada maamulka Somaliland oo dhawaan ay ku qabteen dagaalkii dhawaan ka dhacay duleedka magaalada Laascaanood. Askarta la qabtay ee ka tirsan maamulka Somaliland ayaa lagu soo waramayaa in lagu hayo meelo kala duwan oo ka tirsan magaalada Laascaanood, waxaana maamulka […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Laascaanood September 01,2023(QJ)-War ka soo baxay Hay’adda ICRC ayaa lagu xaqiijiyay tirada Askarta lagu qabtay dagaalkii dhawaan ka dhacay duleedka magaalada Laascaanood ee gobolka Sool. Hay’adda ICRC ayaa sheegtay in in ka badan 300 oo askari oo ka tirsan ciidamada Somaliland ay ku jiraan maxaabiis ku xiran magaalada Laascaanood, kuwaasi oo lagu soo qabtay dagaalladii […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »