Home » 5:56 am Entries posted on “June, 2023”

Ethiopia and Kenya send aditional forcec to Somalia

Mogadisho June 09, 2023 (QJ) -The Spokesperson of the Ministry of Defense of Somalia, Brigadier General Abdullahi Ali Anod, stated that the governments of Kenya and Ethiopia have deployed additional troops for the second phase of the fight against Al-Shabaab. The spokesperson mentioned that the Kenyan government has currently stationed its forces in Ceelwaaq, Hosingow, […]

Posted in news in English | Read More »

Ciidamada ATMIS oo tiradooda joogta Soomaaliya la dhimayo

Mqdisho June 09, 2023 (QJ) -Wasaaradda Gaashaandhigga Soomaaliya ayaa si rasmi ah u shaacisay in la dhimay tirada ciidamada ATMIS-ka ee ka howlgala dalka, iyadoo xaqiijisay in dowladda ay ka go’an tahay qaadista mas’uuliyadda amniga. Wasaaradda ayaa sheegtay in ku dhawaad 2,000 oo askari oo ka tirsan ATMIS-ka laga saari doono Soomaaliya dhamaadka bishan June. […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Somaliland iyo SSC oo siyaabo kala xirfadeysan uga jawaabay qoraalkii Gollaha Amaanka

Hargeysa June 09, 2023 (QJ)– Somaliland waxay soo dhawaysay hadalka Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay, balse waxay sidoo kale sheegtay in ciidankeedu ilaalinayo madax-bannaanideeda dhuleed. War-saxaafadeed ka soo baxay wasaaradda arrimaha dibadda ayaa lagu sheegay in golaha ammaanka uu u muuqday mid lagu marin habaabiyay xaaladda dhabta ah ee ka jirta magaalada Laascaanood, isla markaana […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

SSC Welcomes UN Security Council statement

Las Anod June 08, 2023 (QJ) – An statement from SSC-Khaatumo welcomed the United Nations Security Council’s statement on the situation in Laascaanood. “The Security Council’s statement today is an important step towards achieving peace in northern Somalia. The Council has called for the withdrawal of Somaliland forces from SSC’s territory, which is a key condition […]

Posted in news in English | Read More »

Madaxtooyada Somaliland oo aan xalay laga seexan iyo Muuse oo Haromous iyo Villa Somalia ku hungoobay

Hargeysa June 08, 2023 (QJ) – Xaafadtooyada Hargeysa ayaa la soo sheegayaa in aan xalay laga seexan ka dib warbixintii ooda ka qaaday in sharciga lala beegsado cidwalba oo ka danbeysay denbiyadii dagaal ee ka dhacay Laascaanood, iyada oo loo jeedo Muuse Biixi. Ka dib kolkii warbixinta loo fasiray ayaa la sheegay in Muuse Biixi […]

Posted in Features,Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Gollaha Amaanka: Somaliland ciidamdeeda ha kala baxdo Laascaanood

NY June 07, 2023 (SD) – War maanta ay soo saareen Gollaha Amaanka ee QM ayaa maanta war ay soo saareen ku sheegay in ay xaqiijinayaan mar kale Madax banaaninada midnimada Siyaasadeed ee Soomaaliya Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay ayaa si kulul u cambaareeyay rabshadihii dhawaan ka dhacay magaalada Laascaanood ee gobolka Sool ee Woqooyiga […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Madaxtooyada Somaliland oo xilka ka tuureysa Guddoomiye Cabdirisaq Khalif

Hargeysa June 06, 2023 (QJ) – Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranka Somaliland ayaa maanta soo saaray dacwad rasmi ah oo ay u gudbisay Maxkamadda Sare ee dalka oo ka dhan ah Guddoomiyaha Golaha Wakiilada C/Risaaq Khaliif Axmed. Cabashadan uu gudbiyay Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranka C/raxmaan Jaamac Hayaan, ayaa waxay ku eedeysay inuu Xildhibaan Khaliif […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Somalia: court fines 36 Iranian and Pakistanis for illegal fishing

Mogadishu June 06, 2023 (SD) – The Banadir Regional Court today sentenced 36 foreign nationals who were apprehended in Somali waters for engaging in illegal fishing activities. The Chairman of the Banadir Regional Court, Salah Ali Mahamoud, read the verdict against the foreign individuals who were convicted of fishing without permission in Somali waters for an […]

Posted in news in English | Read More »

Ma dhabaa in Xukuumadu Guddida Garxijis u isticmaashay qabashada Suldaan Cunaaye

Burco June 06, 2023 (QJ) –  Suldaan Maxamed Muuse Cunaaye oo maalmo uun ka hor lagu  Xidhay Magaladda Burco, ayaa ay iminka soo baxayaan sababha loo xidhay iyo cida ka danbeysay. Suldaanka ayaa dhawaan wareysi uu bixiyay uga hadlay colaada ka aloosan duleedka Burco iyo heshiisyo gacan ku rimis ahaa oo aan ka turjumeyn xaqaaiqa ka jira […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Somalia: Kismayo hosts a Humanitarian Partnership meeting

Kismayo June 05, 2023 (QJ) – Today, a Humanitarian Partnership meeting was convened in the city of Kismayo, the administrative capital of Jubbaland State of the Federal Government of Somalia. The meeting was jointly attended by the President of Jubbaland State, Ahmed Mohamed Islam, and the Minister of Planning for the Federal Government of Somalia, Abdirahman Beenebeene. […]

Posted in news in English | Read More »