Garoowe Mar 02, 2023 (QJ) – Today, the city of Garowe, the capital of the Puntland State of Somalia, which is the only district in Nugal region that has not yet conducted voter registration, officially launched the voter registration process. The launch of the voter registration in Garowe was attended by various government officials including members […]
Posted in news in English | Read More »
Rome March 03, 2023 (QJ) – Taliyaha Ciidamada Mareykanka ee Afrika General Michael Langley ayaa sheegay in ay aad ugu rajo weyn yihiin in dowladda Soomaaliya ay guulo ka gaarto dagaalka ay kula jirto Al-Shabaab. Gen Langley oo khudbad ka jeediyay shirka caalamiga ah ee madaxda difaaca Africa ee ka dhacay magaalada Rome ayaa ku nuux […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Mogadishu March 03, 2023 (QJ) – The two chambers of the Federal Parliament of Somalia are planning to extend the term of the government, and a committee composed of members from both chambers has been established to work on the term extension process. The parliamentary committee is tasked with finding a way to extend the term […]
Posted in news in English | Read More »
Hargeisa March 03, 2023 (QJ) – The Ministry of Defense of Somaliland has stated that they have received information that units of Puntland’s forces are set to launch attacks on their army in the districts and towns of Sool region. In a statement released the Ministry said “The Government of Somaliland, particularly the Ministry of […]
Posted in news in English | Read More »
London Mar 03, 2023 (QJ) – Aqoonyahan Qeys Irby ayaa sharaxaad ka bixinaya saameynta dagaalka Laascaano ku yeelan karo Somaliland iyo Gobolka Geeska Africa.
Posted in Features,Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Laascaanood Mar 02, 2023 (QJ) – Maayarka degmada Laascaanood ee gobolka Sool Cabdiraxmaan Cali Ismaaciil ayaa maanta warbixin rasmi ah ka soo saaray khasaaraha ka dhashay colaadda Laascaanood. Duqa magaalada oo shir jaraa’id qabtay isaga oo ay weheliyaan xubno ka tirsan golaha deegaanka Laascaanood ayaa xaqiijiyey in 210 qof ay ku dhinteen dagaalka 680 kalena ay […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Washington March 01, 2023 (QJ) – Wakiilo ka kala socday dalalka Qatar, Somalia, Turkey, Imaaraadka Carabta, UK, iyo Maraykanka ayaa dhawaan magaalada Washington ee dalka Maraykanka ku yeeshay wada-hadallo looga hadlay arrimaha amniga, maamulka, horumarinta iyo dadaallada la dagaalanka argagixisada ee Soomaaliya. Sida lagu sheegay war-saxaafadeed ka soo baxay wasaaradda arrimaha dibadda ee Maraykanka, dalalka ka […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Muqdisho Feb 28, 2023 (QJ) – Dowladda Mareykanka ayaa ku dhawaaqday in lacag dhan 5 Milyan oo Doollarka Mareykanka ah ay ku bixineyso soo qabashada afhayeenka Al-Shabaab, Cali Maxamed Raage (Cali Dheere), taasoo ah tallaabadii u dambeysay ee Barnaamijkeeda Abaalmarinta La-dagaalanka Argagixisada. Barnaamijka Abaalmarinta La-dagaalanka Argagaxisada oo ay maamusho Wasaaradda Arrimaha Dibadda ee Mareykanka ayaa lagu […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »