Home » 9:49 pm Entries posted on “February, 2023”

Baaq ku saabsan SSC oo loo jeediyay Dawlada Soomaaliya

Muqdisho Feb 04, 2023 (QJ) -Siyaasiyiin hore oo isugu jira Guddoomiyeyaal baarlamaan, RW yaal, wasiiro Iyo aqoonyahan kale oo Soomaliya ah ayaa baaq ka soo saaray xaalada degaanada SSC ee murugsaneyd todobaadyadii u danbeeyay. Waxgaradkan ayaa ka dalbaday dawlada Soomaaliya in ay difaacdo dadka degaanada SSC ee u taagan bey yiraahdeen misnimada Soomaaliya. Waxa ay […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

ATMIS kills a civilian in Mogadishu

Mogadishu Feb 04, 2023 (QJ) – A soldier from the African Union Mission in Somalia (ATMIS) killed a young man at the Ceel-Gaab junction in the city of Mogadishu this morning. The murdered young boy was one of the young men leaving on the streets of the capital. Angry citizens protesting the murder of the young […]

Posted in news in English | Read More »

President Hassan back in Baidoa

Baidoa Feb 04, 2023 (QJ) – President Hassan Sheikh Mohamud and a delegation he is leading have arrived in the city of Baydhabo for the second phase of the reconciliation conference for the South-West regional state. The President’s second visit to Baydhabo within 11 days is reported to be aimed at ensuring that the reconciliation conference […]

Posted in news in English | Read More »

Askar dishay askar kale oo Muqdisho lagu qisaasay

Muqdisho Feb 03, 2023(QJ) – The military court of Somalia has executed four soldiers today Thursday who were members of different branches of the Somali military, including the military, security forces, and police. The military court stated that these soldiers were responsible for the killing of other soldiers who were working with them. The executions took […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

IGAD oo ka hadashay arinta Sool iyo Garaadada oo jawaabay

Addis Ababa Feb 03, 2023 (QJ) –Urur Goboleedka IGAD ayaa hanbalyeeyay dedaal ay sheegeen in Madaxweynaha Jabuuti Ismail Cumar geele uu ugu jiro dejinta xaalada Laascaanood, Xoghayaha guud ee IGAD Worjneh Gebeyehu ayaa sheegtay in walaac ka dhashay kacdoonka Laascaano uu jiro isla markaana loo baahan yahay xal. Waxaana uu ku amaanay Madaxweynaha Jabuuti dedaalada […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Somaliland oo ka digtay diwaangelinta Puntland

Feb 01, 2023 (SD) -Xukuumadda Somaliland ayaa uga digtay Puntland in aan diiwaan-gelinta codbixiyayaasha laga fulin karin deegaanka Dhahar, waxayna sheegtay in dadka deegaanku cabsho ka keeneen codsigii Puntland ee ahaa qaadashada kaadhka codbixinta. Wasiirka horumarinta reer miyiga Somaliland Axmed Aadan Guray ayaa ka hadlay cabashada shacabka degmada Dhahar ay ku diideen qaadashada kaadhka codbixinta […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Mortars launched at Villa Somalia

Mogadisho Feb 01, 2023 (QJ) – Mortars reportedly hit neighborhoods close to the Presidential Palace of in Mogadishu, causing alarm among the local residents. The missiles, which were fired from unknown locations within the city of Mogadishu, repeatedly hit the vicinity of the Presidential Palace, and it is not known if some of the missiles […]

Posted in news in English | Read More »

Somali Cabinet rejects Defence agreement with UAE

Muqdisho Feb 01, 2023 (QJ) – The cabinet of the Somali government, which met yesterday in Mogadishu, approved the Anti-Terrorism Law, the Immigration Law, and the Somalia-Uganda Business Partnership Agreement. After a lengthy discussion and analysis, the Somali government ministers approved other laws submitted by various government departments. However, the Somali cabinet rejected the security agreement […]

Posted in news in English | Read More »

Dalalka Safka hore oo isla qaatay dagaal ka dhan ah Shabaab

Muqdisho Feb 01, 2023 (QJ)- Kulan uu manta shir-guddoomiyay Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa waxa isugu yimid Madaxda dalalaka Jaarka, shirka ayaa waxa laiskula qaatay in si wadjir ah ay dalalka Soomalaiya, Kiinya, Itoobiya Iyo Jabuuti uga qeybqaataan dagaalka ka dhanka ah Al Shabaab, sida lagu sheegtay war saxaafada loogu talogalya oo halka laga […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

22 million people at risk of hunger in horn of Africa due to drought

From southern Ethiopia to northern Kenya and Somalia, 22 million people are at risk of hunger, victims of a historic drought that began in late 2020 and is expected to last for the next few months. This figure has almost doubled since the beginning of 2022, when 13 million people were facing hunger in the […]

Posted in news in English | Read More »