Home » 4:15 am
Entries posted on “February, 2023”
Lasanod Feb 06, 2023 (QJ) – A clash between the Somaliland and SSC forces in Laascaanood, the capital of Sool region, has resulted in deaths and injuries. The conflict took place in the eastern part of Laascaanood when Somaliland forces attempted to enter the city, but was met with resistance from local militias. The fight reportedly […]
Posted in news in English | Read More »
Laascaanood Feb 06, 2023 (QJ)- -Madaxdhaqameedka SSC ayaa manta goaamo mudo la sugayay uga dhawaaqay magaalada Laascaanood, goamadan oo 13 qodob ah yaaa ay madaxdhaqameedka ku sheegeen in ay uga mid yihiin Soomaaliya isla markaana sidii la filayay ku sheegeen in Somaliland ciidamadeeda kala Baxdo degaanada SSC. Intaa ka dib ayaa dagaala bilowgiisa labada dhan isku […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Laascaanood Feb 06, 2023 (QJ)- Waxa na soo gaaray baaqa Garaadada Sool ee SSC ay maanta ka soo saareen magaalada Laascaanood. Halkan Hoose ka Akhriso War-murtiyeedka kasoo baxay Shirka Aayo-katalinta deegaanada SSC. Ku: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Og: Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya (Labada Aqal) Og: Xubnaha Golaha Ammaanka Og: Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay Og: Guddoomiyaha […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Baidoa Feb 05, 2023 (QJ) -A statement released from the South West reconciliation conference announced an agreement has been reached on the intense conflict that arose from the election of the region’s administration. It was agreed that the election of the South West President will take place in January 2024, which became official after a […]
Posted in news in English | Read More »
Ceel Afweyn Feb 05, 2023 (QJ) -Waxaa manta mudaharaadyo looga soo horjeedo dilal soo noqnoqday oo lagu eedeeyay ciidamada Somaliland ka dhacay degmeda Ceelafweyn. Dadka degaanka ayaa isugu soobaxay bartamaha magaalada Ceelafweyn iyaga oo sita calanka Soomaaliya isla markaana ku qeylya ereyo ka dhan ah Xukuumada muda xileedkeedu dhamaaday ee Muuse Biixi. Dadka degaanka ayaa […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Qeexitaanka xeerka caalamiga ah ee xasuuqa oo culumada taariikhdu aanay isku raacsanayn ayaa u yaalla sida tan: ”Acts committed with intent to destroy, in whole or in part, a national ethnical, racial or relgious group.” Khubarrada qaarkood ayaa qeexitaankan ku kabay in ficilkan baabbiinta ”problem populations” ay fulin karto kaliya hay’ad ama koox qaab-dhismeed urur […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargeysa Feb 05, 2023 (QJ) – Waxa shalay ciidamada Somaliland caburin la mid ah tii Laascaanood ka bilaabay magaalada Boorama ee Gobolka Awdal. Dhalin dhawr maalmood ka hor ku baaqday in isu soo bax lagu xuso dadkii SNM tu Awdal ku leysay, xaafadana ka hadaly ayaan la garaneyn halka ay cirib iyo jaan ay dhigeen. […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Borama Feb 04, 2023 (QJ) – Wasiirkii hore ee beeraha Somaliland Axmed Muumin Seed oo ka soo jeeda gobolka Awdal ayaa warqad furan u diray Muuse Biixi ayuu ku sheegay in dalku yahay dal ay wada daganyihiin dad kala duwan islana ogol dawladnimadda somaliland, hasayeshee iskuma wafaqsana SNM. Sidaas awgeed waa inaad ogsonaantaa hadii la hanan […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Feb 04, 2023 (QJ) – The African Union Mission in Somalia (ATMIS) released a statement regarding the killing of a young man yesterday at Ceel-grab ambulance station in the city of Mogadishu. The young man who was killed was among the street children, some of whom are known as drunks. Community members who were outraged by […]
Posted in news in English | Read More »
Kismayo Feb 04, 2023 (QJ) -Ciidamada xoogga dalka iyo kuwa dowlad goboleedka Jubbaland ayaa lagu soo waramayaa in howlgal qorsheysan ay maanta ka sameeyeen deegaanada Qalowlaha iyo Sooyaa oo ku dhow degmada Afmadow ee gobolka Jubbada Hoose. Saraakiisha hoggaamineysa howlgalka ayaa sheegay in afar xubnood oo ka tirsan Al-Shabaab lagu dilay oo uu ku jiro […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »