Home » 7:07 pm Entries posted on “February, 2023”

Muuse oo ka carooday hadal ka soo yeeray Saleebaan Koore

Hargeysa Feb 11, 2023 (QJ) – Madaxweynaha mudo xileedkiisu dhamaaday ee Somaliland Muuse Biixi ayaa la soo warinyaa in uu ka biyo diiday hadal k jiray khudbad uu dhawaan Saleebaan Cali Koore ka jeediyay Ceynaba. Wasiirka Warfaafinta xukuumada mudo xileedkeedu dhamaaday Saleebaan Koore ayaa mar uu shaacinayay goaankii Somaliland ee xabad joojinta ayuu sheegay in […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Dagaalka Laascaanood o oweji kale yeeshay

Laasanood Feb 10, 2023 (QJ) – Waxaa manta galay maalintii afaraad dagaalka Laascaanood ku dhex maraya ciidamada Somaliland Iyo kuwa SSC, waxa magaalada laga maqlayahwaqa raasaasta labada dhinac isweydaarsanayaan. Magaalada ayaa la sheegtay in ay isaga qaxeen inta badan, mana cada tirada dadka dagaalkan ku dhintay balse waxa hubka dhinacyadu isdhaafsanayaan inta badan ku dhintay […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Boqor Buurmadoow oo gaaray Sanaag iyo jabhad uu halkaa uga dhawaaqayo

Ceerigaabo Feb 10, 2023 (QJ) – Wararka naga soo gaaraya degaanada bariga Somaliland ayaa inoo xaqiijiyay in Boqor Buurmadoow iyo ganacsato reer bari ah ay ciidan ku urursadeen degaanadooda. Waraku waxa ay intaa ku darayaan in Boqor Buurmadoow iyo Ganacsade Barkhad Asli meydi ay halkaa ku ururiyeen ciidan xoogan oo lagu mucaaridaayo xukuumada Muuse Biixi. […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Lasanod Mayor and MPs say SL shelling civilians

Feb 07, 2023 (QJ) – The mayor and 8 local MPs of Laascaanood, the capital of the Sool region in Somaliland, have declared that they stand with their people and that the city has been taken over by Somaliland. The mayor and local council members have reported that the Somaliland forces are indiscriminately attacking the city, […]

Posted in news in English | Read More »

QM oo Soomaaliya fartay in la baaro dalalka Laascaanood

NY Feb 08, 2023 (QJ) – Madaxa Guddida xuquuqul insaanka ee Qaramada Midoobay ayaa dawladda federaalka Soomaaliya faray inay baadhitaan ku samayso dadka ku dhitay dagaalka magaalada Laascaanood ku dhex maraya ciidamada Somaliland iyo kuwa ka soo horjeeda ee SSC. Volker Türk madaxa gudigaasi ayaa ugu baaqay dowlada Soomaaliya in ay baaritaan dhab ah ku […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Gen. Taani maxaa hogaanka ciidanka Jiida looga bedelay

Hargeysa Feb 08, 2023 (QJ) – Sida ay ku soo waramayaan ilo wareedyo ku sugan jiida hore ee dalgaalka, Gen. Nuux Taani ayaa hawgalka ciidamada Jiida hore ku wareejiyay Gen. Dolaal. Talaabada ayaa laba siba lagu sifeeyay, waa mid e waxa la leeyahay Taani waxa uu ka muquuranayaa eeda denbiyada dagaal ee ka dhashay weerarka […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Diiwaangelinta codbixiyeyaasha Garoowe oo la hakiyay

Garoowe Feb 07, 2023 (QJ) -Guddiga doorashooyinka heer maamul gobolleed ee Puntland ayaa maanta lagu waday in ay diiwaan gelinta codbixiyayaasha ka billaabaan gobolka Nugaal, balse maanta ayaa mar kale dib u dhac ku yimid. Sababta ugu weyn ee dib u dhacaasi keentay ayaa ah khilaafka u dhaxeeya dhinacyada isku haya diiwaangelinta Iyo doorashooyinka. Kooxaha […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Dagaal maalintii labaad ka socda Laascaanood

Feb 07, 2023 (QJ) – Dagaal u dhaxeeya ciidamada Somaliland iyo SSC ayaa maanta dib uga qarxay magaalada Laascaanood ee gobolka Sool. Waxaa lagu soo waramayaa in dagaalkan uu ka xoog badan yahay kii shalay, iyadoo la soo sheegayo khasaare kala duwan oo soo kala gaaray labada dhinac. Dagaalka ayaa hadda waxa uu ka socdaa deegaanka […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Dawlada Soomaaliya ooka hadashay xaalada Laascaanood

Muqdisho Feb 07, 2023 (SD) -Dawlada Soomaaliya ayaa markii u horeysay ka hadashay xaalada cakiran ee magaalada Laascaanood. Madaxweynaha Soomaaliya oo arinkan ka hadlay ayaa u tacsiyadeeyay dadkii ku dhintay dagaalka maalintii labaad ka socda Laascaanood, sidoo kalena sheegtay in wadahadal lagu dhameeeyo khilaafka jira. Sidoo kale Wasiirka arrimaha gudaha, federaalka iyo dib u heshiisiinta […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Fighting erupts in Lasanod for second day

Feb 07, 2023 (QJ) – A fierce battle between the Somaliland and SSC forces has re-erupted today in the city of Laascaanood in the Sool region. It is reported that this battle is stronger than yesterday’s, with various casualties reported on both sides. The battle is now taking place in the Buurta Sayidka area, where the […]

Posted in news in English | Read More »