Home » 4:40 am
Entries posted on “January, 2023”
Lesbos January 12, 2023 (QJ) – Maxkamad racfaan ayaa amartay sii deynta muhaajir Soomaali ah oo xabsi dheerku kasbaday inuu dad u soo tahriibiyey dalka Greece. Mohamed Hanad Abdi, ayaa sanadii 2021 lagu riday xulkun 142 sano oo xabsi ah kadib markii lagu helay dambi ah inuu doon ay dad ku dhinteen ka soo kaxeeyey […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Qahira January 11, 2023 (QJ) – Ra’isul Wasaaraha Soomaaliya Xamse Cabdi Barre ayaa mar uu la hadlayay jaaliyadda Soomaaliyeed ee Masar ayaa uga warbixiyay dagaalka dhinaca maaliyadda ah ee ay dowladda Federaalku ku qaadday Al-shabaab. Ra’isul Wasaahara ayaa sheegay inay Al-shabaab ay ka xireen 250 akoon oo ay ku lahaayeen 4 bangi. sidoo kalena xireen 70 […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Nairobi January 11, 2023 (QJ) -Wareegto uu manta soo saaray Madaxweynaha Kiinya Wiliam Ruuto ayaa lagu sheegtay in Kenya ay safaarad la furaneyso magaalooyin ay ka mid tahay Hargeysa. Wareegtada Ruto ayaa lagu dhaqangeliyay furida safaardo laga furo Djibouti, Bern, Arusha, Goma, Jakarta, iyo Hargeisa. Ruto ayaa sheegtay in furitanka safaaraahani ay ka dhigan tahay kor […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Laascaanood January 11, 2023 (QJ) -Qaar ka mid ah Madax dhaqameed reer Laascaanood iyo xukuumada Somaliland ayaa kulan magaalada Laascaanood ay ku yeesheen uga wadahadlay dilka dhawr ruux oo ay halka ciidamada Somaliland ku dileen. Madaxdhaqameedku Waxa ay sheegeen in wasiirada ay la kulmeen ay ugu tageen si ay ugala hadlaan, arrinta mid kamid ah shacabka […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
January 10, 2023 (QJ) -Raisul Wasaaraha Soomaaliya Xamse Bare oo booqanaya dalka Masar ayaa kulan uu la yeeshay dhigiisa dalkaa Mustafa Mabuuli waxa ay uga wadahadleen xoojinta xiriirka walaatinimo ee labada dal. Kulanka dabadii ayaa dalka Masar waxa ay balan qaaday in ay Soomaaliya ka taageero doonto dib u dhiska iyo horumarinta nidaamka dawladeed ee […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Garoowe January 09, 2023 (QJ) -madaxweynaha Puntland Siciid Cabdilahi Deni ayaa manta shaaciyay sababta ay Puntland u sexeexi weydey heshiiskii dhawaan lagu gaaray shirkii wadatashiga maamul goboleedyada iyo dawlada dhexe. Deni ayaa dawlada dhexe ku eedeeyay in ay wiiqeyso nidaamka Federallka ee dawladnimada Soomaaliya isla markaana ay ka shaqeyneyso sidii ay awooda isugu koobi laheyd. Madaxweynaha […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Muqdisho January 09, 2023 (SD) – Wasiirka Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya iyo Wasiirada Maamul Goboleedyada Soomaaliya ayaa maanta shir uga furmay magaalada Muqdisho. Kulanka ayaa diiradda lagu saarayaa horumarinta dhaqaalaha, hannaanka maaliyadda qaranka, xaaladaha cafinta daymaha, iyo mideynta canshuuraha dalka. Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Dowladda Federaalka Soomaaliya Dr.Cilmi Maxamuud Nuur oo furay shirka ayaa sheegay in ay […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Lesbos January 09, 2023 (QJ) – Muhaajir dhalashasiidu tahay Soomaali oo hore xukun xabsi daa’in ah loogu riday ayaa maanta ka maxkamad hortagay si uu racfaan uga qaato xukunkaasi, ninka Soomaaliga ah ayaa taageero ka helayaa xubno ka tirsan baarlamanka Yurub oo sheegay in si khaldan xukunka loogu riday. Maxamed Hanad Cabdi ayaa sanadkii 2021-kii lagu […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Muqdisho January 08, 2023 (QJ) -Shir ay maanta isugu yimaadeen cuqaasha iyo waxgaradka beelaha Sool oo ka dhacay magaalada Laascaanood ayaa bayaan ay ka soo saareen waxa lagu sheegay in ciidamada Somaliland ee aan degaanka aheyn ay isaga baxaan magaalada Laascaanood iyo Gobolka Sool. Beelaha Laascaanood oo laba ahaa waxa ay ku baaqeen in shirwayne wadatashi […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Muqdisho January 08, 2023 (QJ) -Al-shabaab ayaa manta shaaciyay in aysan wax wada-hadal ah ka dalban lana geli doonin dowladda Soomaaliya. Al-shabaab ayaa beenisay hadal shalay ka soo yeeray wasiir ku xigeenka Gaashaandhiga Soomaaliya xil. Cabdifitaax Qaasim oo sheegay in Al-shabaab soo dalbadeen in wada-hadal lala furo. “Waxaan kuu xaqiijinayaa in aysan jirin wax wadahal […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »