Home » 6:34 pm Entries posted on “January, 2023”

U.S. Led training exercises to commence in Berbera

Berbera January 14, 2023 (SD) – The United States government has issued a statement saying that the US military and troops from other countries in East Africa will conduct a military exercise in the city of Berbera in Somaliland. The statement said that the exercise, which will be led by the US military, is planned for […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Kiinya oo dafirtay in ay Hargeysa Safaarad ka fureyso

Nairobi January 14, 2023 (QJ) -Wasiirka arrimaha dibadda ee dalka Kenya Alfred Mutua ayaa beeniyay in dalkiisu qorsheynayo inuu safaarad ka furto Somaliland. “Waxaan rabaa inaan caddeeyo in Kenya aysan qorshaha ugu jirin inay safaarad ka sameysato Hargeysa, sida lagu sheegay baraha bulshada qaarkood iyo kuwa si khaldan u sheegayba,” ayuu yiri Dr Alfred Mutua. Wasiirka […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Mareykanka iyo Soomaaliya oo dhoolatus ka sameynaya Berbera

Berbera January 14, 2022 (QJ) – – Dawlada Maraykanka ayaa baahisay in qorsheyneyso dhoolatus ciidan oo bisha soo socota ee February lagu qaban doono magaalada Berbera. Warkan ayaa sidoo kale oranaya in dhoolatuska looga gol leeyahay in kor loogu qaado iskaaashiga caalamiga ah ee ku aadan ka jawaabida dhibaatooyinka iyo la dagaalanka argagixisada, iyo in la […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Madaxii ISIS Puntland oo la dilay

January 13, 2023 (QJ) – – Xildhibaannada Somaliland ee ka soo jeeda Gobolada Bariga, oo shir jaraaid ku qabtay manta magaalada Laascaanood ayaa sheegay in ay Xukuumada Somaliland iyo dadka degaanka Sool kala shaqaynayaan xal u helida qalalasaha Laascaanood, Xildhibaanada ayaa ka horyimi baaq ay dhawaan soo saareen qaar kamid ah odayaasha dhaqanka oo Somaliland looga […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Xildhibaanada Sool oo taageeray Somalland

Garoowe January 13, 2023 (QJ) -Ciidanka Ammaanka maamulgoboleedka Puntland ayaa shaaciyay in Madaxii hawl-galada kooxda Daacish ee gobolka Bari Abu-Albara Al Amani lagu dilay weerar shalay ka dhacay degaanka Beli-dhidhin. War ka soo baxay taliska Booliiska Puntland ayaa lagu xaqiijiyay dilka hogaamiyahan ka tirsanaa Daacishta Soomaaliya. Abu-Albara ayuu Boliiska Puntland waxa ay sheegeen in ahaa nin […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Xogta Maxamuud Cabdi Aadan oo 10 million lagu bixinayO

Nairobi January 13, 2023(QJ) -Dawlada Mareykanka ayaa abaal-marin lacageed oo gaareysa 10-milyan oo doollar u balan qaaday ciddii keenta xog ku saabsan Maxamuud Abdi Aden iyo dadkii kale ee mas’uulka ka ahaa weerarkii lagu qaaday hotel DusitD2 ee 2019-kii, oo ay ku dhinteen ugu yaraan 22 qof oo uu ku jiray muwaadin Mareykan ah. Madaxa Waaxda […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Soomaali loo kordhiyay sii joogida Mareykanka

Washington January 13, 2023 (QJ)-Dawlada Mareykanka ayaa manta ugu bushaareysay dadka Soomaalida ah ee aan sharciga ku lahayn dalkaas ee in la celiyo la xugmiyay ay sii joogi karaan 18 bilood oo kale. Xoghayaha Amniga Gudaha Maraykanka Alejandro Mayorkas ayaa arinkan ku sababeeyay in Soomaaliya mar kale loo asteeyey inay tahay waddan ay dhibaato ka […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Asakri Shabaab la shaqeeyay oo dil lagu xikumay

Muqdisho January 12, 2023 (QJ) – Maxkamadda Darajada Koowaad ee Ciidamada Qalabka Sida ee Soomaaliya ayaa manta dil toogasho ku riday Dhamme Shariif Maxamed Barkhadle Ayaanle oo ka tirsanaa Ciidanka Xoogga Dalka, kaasi oo lagu helay dambi ah inuu gacan ka geystay qaraxyo iyo dilal ay fuliyeen kooxda Al-Shabaab. Maxkamadda ayaa sheegtay in Dhamme Shariif loo […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Daacish oo weerartay xero ciidan

Bossaso January 12, 2023 (QJ) – Kooxda Daacish ayaa la sheegay in ay xalay iska hor imaad ku dhex maray ciidamada Puntland ee ku sugan deegaanka Balidhidin ee gobolka Bari ee Puntland. Weerarkaas ayaa la sheegay in ay ku geeriyoodeen labo katirsan Daacish iyo hal askari oo katirsan Puntland. Daacish oo mar hore u qabsatay degaankan […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Injineero lagu dilay Wooqooyi Bari Kenya

Garisa January (QJ) – Waxa maanta gobolka waqooyi bari ee Kenya ka dhacay qarax miino oo khasaaro dhimasho iyo dhaawac uu kasoo gaaray injineero ku jiray howlgalo kormeer ah. Qaraxa ayaa lal beegsaday gawaari ay wateen shqaalaha kormeerayay waddada tareenka ee isku xiraya dalalka Kenya iyo Itoobiya, oo ku dhaw magaalada Gaarisa. Inta la ogyahay qaraxan […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »