Home » 4:52 am Entries posted on “December, 2022”

Al Shabaab oo weerar ka fuliyay duleedka Gaarisa

Gaarisa December 06, 2022 (QJ) – Weerar ay kooxda Al Shabaab ka fuliyeen guddaha dalka Kiinya manta ayay ku beegsadeen ciidamo safar ku marayay duleedka magaalada Garissa weerarka lala beegsaday ciidamada socdaalka ahaa oo ka dhacay aaga Yunbis ayaan si madaxbanaan loo shaacin khasaaraha ka dhashay. War ay soo saareen Al Shabaab oo lagu sheegtay weerarka […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Qorshihii Muuse Biixi ee Komishanka Doorashooyinka oo fashil ku dhow

Hargeysa. 6 December, 2022. (QJ)- Madaxweynaha muddo xileedkiisu dhamamaday ee Somaliland ayaa ku fashilmay qorshihii uu ka lahaa Komishanka Doorashooyinka Somaliland, balse weli wuxuu ku raad joogaa siduu u isticmaali lahaa kaadhka Komsihanka. Komishanka Doorashooyinka Somaliland ayaa si cad u diiday in ay ururada la kulmaan ama ka qabtaan warqado codsi oo ay u qoreen […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Weftiga Maraykanka ee Hargeysa iman lahaa oo dib u dhacay

Hargeysa. 5 December, 2022. (QJ)- Warbaahinta Qurbejoog ayaa ogaatay in ay dib u dhaceen wefti ballaadhan oo ka socday dalka Maraykanka gaar ahaan safaaradda Soomaaliya oo Hargeysa iman lahaa, kuwaas oo la filayay maalintii Sabtida in ay soo gaadhaan Hargeysa. Maraykanka ayaa ku gaabsaday in duruufo u gaar ah iyo kuwo ammaan aanay wakhtigan suurtagal […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Dadka Soomaaliya oo si aan carqalad lahayn ugu safraya wadamada IGAD

Muqdisho. 5 December, 2022. (QJ)- Dawladda Soomaaliya ayaa heshiis dhanka socdaalka ah la agadhay wadamada IGAD marka laga reebo dalka Uganda, iyadoo heshiiska lagu tilmaamay mid wax tar u leh shacabka Soomaaliya. Heshiiska ayaa ku aadan isu socodka xorta ah ee dadka ee wadamada IGAD iyo shacabka Soomaaliya xili ay dadka Soomaaliya xanibaado badan iyo […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Halkee ayay Somaliland u socotaa xili la isla wada aamusay

Hargeysa. 4 December, 2022. (QJ)- Somaliland waxa ka taagan weli khilaaf ballaadhan oo u dhexeya xukuumadda iyo mucaaradka dalka, iyadoo dhinac waliba uu imika hakiyay bayaanada ku aadan mawqifyadooda ku aadan khilaafka jira. Dad badan ayaa is waydiinaya sababta la iskula wada aamusay iyo qorshaha dhinac walba, iyadoo Qurbejoog ay qormadan ku eegi doonta qorshaha […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Is-bahaysiga Mucaaradka Somaliland oo beeniyay khilaaf ka dhexeeya

Hargeysa. 4 December, 2022. (QJ)-  Mucaaradka Somaliland waxay beeniyeen in uu ka dhexeeyo wax khilaaf ah kadib warar soo baxay oo sheegaya in labada xisi qaran ee mcuaaradka ahi ay go’aamada qaar isku khilaafeen. Gudoomiye ku xigeenka xisbiga mucaaradka ah ee UCID, Cumar Faarax, oo warbaahinta Hargeysa kula hadlay waaxa uu sheegay in aanu jirin […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Soomaaliya oo liisano siinaysa cid kasta oo diinta Islaamka faafinaysa

Muqdisho. 4 December, 2022. (QJ)- Dawladda Soomaaliya ayaa markii ugu horaysay taariikhda ku dhawaaqday in ay bixinayso liisano ama shatiyo la siinayo wadaaada diinta faafiya, sida uu sheegay wasiirka diinta Soomaaliya. Mukhtaar Robow oo la hadlay wargayska caanka ah ee Ingiriiska kasoo baxa ee Guardian ayaa sheegay in xukuumadda uu ka tirsan yahay ay bilaabi […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Urur siyaasadeedyada Somaliland oo shahaado la siiyay iyo ujeedada

Hargeysa. 3 December, 2022. (QJ)- Ururada Siyaasadda Somaliland ayaa maanta la siiyay shahaado muujinaysa in ay yihiin ururo siyaasadeed oo sharci ah, iyadoo ay tahay shahaadada ay doorashada ku galayaan. Muuse Biixi ayaa Hore u amray in aan shahaadada la siin iyadoo uu ku dhawaynayay mudada uu liisanku ka dhacayo xisbiyada oo ah 26 December. […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Xogta khilaaf ballaadhan oo weli ka dhexeeya Muuse Biixi iyo M.Kaahin

Hargeysa. 2 December, 2022. (QJ)- Muddooyinkii ugu danbeeyay waxa soo baxayay wararka sheegaya in uu jiro khilaaf ballaadhan oo u dhexeeya Muuse Biixi iyo Maxamed Kaahin, kaas oo salka ku haya arimo uu saluugsan yahay Maxamed Kaahin. Warbaahinta Qurbejoog ayaa ogaatay xaqiiqada khilaafkan iyadoo uu jiro saluug ay qabaan Maxamed Kaahin iyo Cabdicasiis Samaale, balse […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Ciidamada ATMIS oo qirtay dilka Cabdiraxmaan Fiidow

Muqdisho. 1 December, 2022. (QJ)- Ciidamada ATMIS ee hawl galka ku meel agadhka ah ee Midawga Afrika ee Soomaaliya ayaa qirtay in uu gacantooda ku baxay Cabdiraxmaan Faarax Fiidow oo ahaa wiil dhalinyara ah oo ku ganacsada duleedka magaalada Muqdisho. Dhimashada wiilkan dhalinyarada ah ayay sabab u ahayd kadib markii uu jiidhay gaadhi ka mid […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »