Home » 1:37 am
Entries posted on “December, 2022”
Hargeysa December 11, 2022 (QJ) – Wareeegto uu manta soo saaray Madaxweynaha mudo xileedkiisii sharciga ahaa uu dhamaaday November ayaa lagu hirgeliyay xeerka diiwaangelinta cod bixiyeyaasha Somaliland. Xeerka ayaa qeexaya in diiwwangelinta la bilaabi doono 28 ka bisha. Diiwaangelinta oo ay aheyd in ay bilaabanto dhawr bilood ka hor ayaaney suurtogelin, ka dib Xukuumada wakhtigeedu dhamaaday […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Nairobi December 11, 2022 (QJ) Dawlada Kiinya ayaa shaacisay in heshiis ay dhawaan Jabuuti ku gaareen madaxda Soomaaliya iyo Somaliland. Monica Juma oo ah la-taliyaha madaxweynha Kiinya ee dhanka amniga ayaa barteeda twitter ka ku shaacisay in ay soodhaweynayaan heshiiska bisha sideedii ay madaxda Soomaaliya iyo Somaliland isula qaateen sii wadida wadahadaldii dib u heshiisiinya ee […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargeysa. 11 December, 2022. (QJ)- Gudida Fulinta Ee Xisbiga Kulmiye ayaa maanta shir ku yeeshay maagaalda Hargeysa iyadoo ay tahay kulankii shanaad ee bil gudaheed ay iskugu yimaadaan Gudida Fulinta ee Xisbiga Kulmiye. Shirka ayaa ka dhacay hoolka guriga madaxweynaha ee ku yaala xaafadda shacabka ee magaalada Hargeysa waxaana kasoo qayb galay xubnaha gudida fulinta. […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Muqdisho December 10 (QJ) – – QM ayaa manta oo ku beegneyd maalinta caalemiga ah ee xuquuqda aadanaha Dawlada Soomaaliya ugu baaqday ilaalinta xuquuha aadan ee shacabka khaasatan dadka tiroda badanyahay ee u nugul xadgudubka. “Waxaa nagu soo fool leh oo nagu soo dhow sannad-guuradii 75aad ee Baaqa Caalamiga ah ee Xuquuqul Insaanka (UDHR), oo ah aasaaska adduunka ee […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
BALEDOGLE MILITARY AIR BASE, Somalia — The U.S. military is scrambling to make up for lost time in Somalia after President Biden this spring reversed his predecessor’s order to pull American soldiers out of the country and returned hundreds of them to the fight against one of al-Qaeda’s most powerful global affiliates. The decision by […]
Posted in news in English | Read More »
Living in a Minnesota community with a sizable Somali population, I was excited to read the recently-published children’s picture book Fire and Ashes—A Boy and an African Proverb co-authored by Minnesotans Ahmed Hassan and Wes Erwin. Why? It’s important for me to learn about my new neighbors, their homeland, their culture, their experiences before resettling […]
Posted in news in English | Read More »
Hargeysa. 8 December, 2022. (QJ)- Somaliland ayaa laga reebay shirka iskaashiga Maraykanka iyo Afrika akas oo dhawaan qabsoomi doona waxaana ka qayb gali doona dhammaan amdaxda qaaradda Afrika, oo uu ku jiro madaxweynaha Soomaaliya. Maamulka Muuse Biixi ayaa marar badan dacaayado la sameeyay iyo buun buunin ku sameeyay xidhiidh la sheegay in uu dhex mari […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargeysa. 7 December, 2022. (QJ)- Madaxweynaha muddo xileedkiisu dhammaaday ee Somaliland ayaa booqasho maalmo qaadanaysa ku tegay magaalada Jabuuti ee caasimadda dalka Jabuuti, halkaas oo uu kula kulmay madaxda dalkaas uguna horeeyo madaxweyne Ismaaciil Cumar Geele. Muuse Biixi ayaa ka qayb galaya berri meherka gabadh uu dhalay oo hore uu u qabi jiray wasiir xukuumadda […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargeysa December 06, 2022 (SD) – Somaliland na wax alaga hirgelinayaa mashruuc lagu balaarinayo korontada oo kharshkeeda uu amah ku bixinayo Bangiga aduunka isla markaana la soo marinayo Soomaaliya. Baanka aduunka ayaa soomaaliya amaahinaya $150 million oo dollar oo Somaliland kaga soo beegmaya 50 million oo amaahdaa ka mid ah. Xukuumada Somaliland ayaa hore tiroba dhawr […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Muqdisho December 06, 2022 (SD) – Madaxweynaha Soomaaliya Hassan Sheekh Maxamuod oo la kulmay Wakiilada Gaarka ah ee Turkiga iyo Norway ee Soomaaliya ayaa la wadaagay sida ay uga go’an tahay dib u soo celinta wadahadallada Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Soomaaliland. Madaxweynaha ayaa Turkiga iyo Norway uga mahadceliyay dedaaladooda arinkan la xiriira, diblomaasiyiinta labada dal ayaan […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »