Home » 5:51 am Entries posted on “December, 2022”

Midawga musharixiinta Koonfur Galbeed oo dhaliilay dib uheshiinta

Muqdisho December 18, 2022 (QJ) – Midowga Musharaxiinta xilka madaxweyne ee Koonfur Galbeed oo ku sugan Muqdisho ayaa qaadacay qodobaddii ay isku afgarteen Guddoomiyaha Baarlamaanka Aadan Madoobe iyo Madaxweyne Laftagareen. Qoraal ka soo baxay Midowga Musharaxiinta Koonfur Galbeed ayay ku sheegeen in aan wax wadatashi ah laga sameyn in dib loo dhigay shirkii dib u heshiisiinta […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

RW Xamse oo Kacdoon la beegsanaya Musuq- maasuqa

Muqdisho December 18, 2022 (QJ) -Ra’iisul Soomaaliya Xamse Cabdi Barre oo maanta ka qaybgalay munaasabad lagu xusayay Maalinta Caalmiga ah ee La-Dagaallanka Musuq-maasuqa, ayaa ku dhawaaqay kacdoon lagula dagaalamayo Musuq-maasuqa si sare loogu qaado hufnaanta iyo isla-xisaabtanka. Raysal wasaaraha Soomaaliya Xamse Cabdi Barre ayaa sheegay in Xukuumaddiisa dhisi doonto hay’adaha iyo shuruucda ladagaalanka Musuq maasuqa ayna […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Shabaab oo lagu eedeeyay qafaalasho

Mogadishu December 17, 2022 (QJ) – Afhayeenka ciidamada milateriga Soomaaliya ayaa sheegay in kooxda Al-Shabaab ay bilowday afduubashada qoysaska ciidanka macwuusleyda ee qeybta ka ah gulufka ka dhanka ah kooxdaasi. S/guuto C/llaahi Cali Caanood ayaa sheegay in kooxdu ay ka falcelinayaan in qoysaska ay caruurtooda afduubteen in ay hubka qaateen. Dowladda Soomaaliya ayaa hore u […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Baanka aduunka oo biyogelin ku bixinaya 70 million

Mogadishu December 117, 2022 (QJ) – Baanka aduunka ayaa ansixiyay qorsho 70 million oo dollar oo lagu maaligelinayo biyogaarsiin joogto ah Soomaali ku nool degaanada beeraleyda iyo biyo laantu ka jirto. Mashruucan oo loo yaqaano Barwaaqoayaa la hirgelinya xili degaanada Soomaalida ay ka jirto biyo la’aan baahsan. Mashruuca ayaa adeegisa lagu baahin doona Somaliland, Puntland, Galmudug […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Nin Soomaali ah oo meydkiisa laga helay Dublin

Dublin December 15, 2022 (QJ) – Nin Soomaali asalkiisu yahay oo dhalinyaro ahaa ayaa lagu dilay dalka Ireland, Booliiska ayaa meydka Maxamuud Ilyaas ka helay goob keyn ah tiyoo lagu duubay kadiifad. Meydka marxuumka ayaa waxa helay ruux lugeynayay meel jiq ah oo meydkiisa lagu tuuray. Booliiska Dublin ayaa dilka marxuumka u xiray nin 50 jir […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Ururada Siyaasada oo maanta laga neefiyay

Hargeysa December 15, 2022 (QJ) – Ururada Siyaasada ee dhawaan ay diiwaangelisay Xukuumada mud xileedkeedu dhamaaday ayaa saxaafada manta u sheegay in ay la kulmeen Guddida doorashooyinka Somaliland oo ilaa haatan aan ka hadal doorashooyinka aan sharciga heysan ee ururada. Tobanka urur siyaasadeed ayaa tiroba dhawr jeer dhaliilay guddida doorashooyinka ka dib kolkii ay sheegeen in […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Mareykanka oo Soomaaliya ugu deeqay 411 million

Washington December 15, 2022 (QJ) – Dalka Mareykanka ayaa shaaciyay in Soomaaliya ay gaarsiineyso kaalmo maaliyadeed oo dheeri si looga hortago macaluul baahsan, Hay’ada USAID ayaa $411 million oo dheeri ugu deeqday la tacaalida abaaraha ka jira Soomaaliya sida ay sheegtay madaxa USAID Samantha Power. Samantha ayaa intaa raacisay in dadaalo badan oo la geystay ay […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Man arrested, house sealed off by gardaí investigating Mahamud Ilyas murder

Gardaí investigating the murder of Mahamud Ilyas, whose body was found dumped in Co Meath at the weekend, have arrested a man and sealed off a house in West Dublin as a crime scene. Detectives are working on a definite line of inquiry and had since Sunday been searching for people of interest in the […]

Posted in news in English | Read More »

Rag Al Shabaab ahaa oo xukuno dil ah lagu riday

Muqdisho December 14, 2022 (QJ) – Maxkamada ciidamada Soomalaiya ayaa manta dil ku xukuntay sarkaal ciidan oo lagu helay in uu Al Shabaab gacan ka siiyay weerar ay ku qaadeen garoonka duyuuradaha aadan cade sanadkii 2018kii. Maxamed Cabdulle Nuur Abkoow ayaa la sheegay in Al Shabaab la shaqeynayay ilaa 20117kii isla markaana uu rag hubeysan oo […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Madaxweyne Xasan oo Mareykanka kala hadlay taakulo la siiyo Soomaaliya

Washington December 14, 2022 (QJ) – Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo ka qeybgaleya shirka hogaamiyeyaasha Mareykanka iyo Africa uga socda Washington ayaa kulan gaar ah manta la yeeshay xoghayeyaasha arrimaha dibedda iyo difaaca ee Mareykanka Antony Blinken iyo Lloyd Austin oo shirka ka qeybgaleyay. Kulanka oo ay sidoo kale Goobjoog ku ahaayeen madaxweyneyaasha Jabuuti iyo […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »