Home » 6:42 am Entries posted on “December, 2022”

Laftagareen oo difaacay mudada loo kordhiyay

Baydhabo December 20, 2022 (QJ) – -Madaxweynaha Koonfur Galbeed oo mudo xileedkiisii sharciga ahaa uu ku ekaa shalay ayaa ka jawaabay diidmo laga muujiyay mudo kororsi loo sameeyay. Madaxweyne Laftagreen ayaa ka jawaabay dhawaaq shalay ka sooyeeray ciidamo la baxay badbaadinta Koonfur Galbeed oo uu sheegtay in aaney aqbali doonin, waxaanu intaa raaciyay in Baarlmaanka maamulkaasi […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Ciidamadii Eretria oo Soomaaliya ku soo noqonaya

Minneapolis December 20, 2022 (QJ) -Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa shaaciyay xiliga ay Soomaaliya ku soo noqonayaan ciidamo dhawr sano ka hor tababar loogeeyay dalka Eretria. Ciidamada oo tegidooda iyo joogitaankooda Eretria doodo badan ay ka dhalatay ayaa madaxweyne Xasan waxa uu sheegtay in ay bisha iyo ta danbe Soomaaliya ku soo noqonayaan. Madaxweynaha […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Donald Trump oo dacwad laga gudbiyay

Washington December 20, 2022 (QJ) – Guddiga ay Aqalka Wakiilada Mareykanka u saareen baarida weerarkii 6-dii Janaayo 2021 lagu qaaday xarunta Congress-ka, ayaa Isniintii u gudbiyay dacwad-oogayaasha afar dambi oo lagu soo oogo madaxweynihii hore ee Mareykanka Donald Trump. Codsiga uu guddigan u diray Waaxda Cadaaladda ayaa noqonayaa kii u horreyay taariikda ee Congress-ka dalbado in […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Ururo siyaasadeed dhaliilay Siciid Deni

Garoowe December 19, 2022 (QJ) – Afar ka mid ah ururadii shalay ka horyimi saxeexa heshiiskii laga gaaray khilaafkii doorashooyinka Puntland ayaa manta Xukuumada Madaxweyne Deni ku eedeeyay in ay iska horkeeneyso ururada siyaasada u diiwaangashan. Ururda Shaqaalaha, Dhalinyarada, Horseed iyo Mideeye ayaa war ay manta soo saareen ku sheegtay in dhinacyada arinkani khuseeyo shir isugu […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Ismaamulka Soomaalida Itoobiya oo dhaliilay Khaatumo

Jigjiga December 19, 2022 (QJ) – Wasiirka Warfaafinta ee dawlada Degaanka Soomaalida Itoobiya C/risaaq C/rashiid ayaa manta sheegtay in dawlada Degaanka Soomaalidu aaney ka war heyn isla markaana ogoleyn in Shir ka dhan ah Somaliland degaankooda lagu qabto. Wasiirka oo ka hadlayay shir dhawaan Jabhada Khaatumo ku qabatay JIGJIGA ayaa sheegtay in uu lidi ku […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Weriye Jamaal Cusmaan oo Muqdisho laga mustaafuriyay

Muqdisho December 19, 2022 (QJ) – Waxa magaalada muqdishu in uu galo loo diiday ka dibna laga mustaafuriyay Wariye Jamal Osmon oo u shaqeeya televisionka Chanel 4 ee dalka UK. Sida warbaahinta maxaliga ahi ay baahineyso. Wariyaha oo shalay gaaray Muqdisho ayaa waxa dhaqdhaqaaq u diiday heyada nabadsugida NISA, ka dibna sida la sheegtay amartay in […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

AFRICOM oo duqeyn ku dishay 15 Al Shabaab ka tirsanaa

Muqdisho December 19, 2022 (QJ) – Taliska ciidamada Mareykanka Africa ee AFRICOM ayaa xaqiijiyay in tiroba laba weerar oo ay dhawaan qaadeen ay ku dileen dagaal yahano ka tirsan Al Shabaab. Hadalkan ka soo yeeray AFRICOM ayaa lagu sheegay in codsi uga yimi dawlada Soomaaliya owgii ay 14 kii iyo 17kii bishan duqeyn ka geysateen aaga […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Qatar has written a book which every nation should read a page

18 Dec 2022 (Qatar National Day) saw the most dramatic final in the world cup history which marks the culmination end of a journey that has taken 12 long years; a journey I have personally witnessed all its steady trail of transformative development; a journey that has brought the global society aboard to celebrate the […]

Posted in Features | Read More »

New US airstrikes in Somalia kill 15 militants

The U.S. military has reported two new airstrikes against al-Shabab fighters in Somalia’s Hirshabelle State. In a statement, the U.S. military in Africa says it conducted two “collective self-defense” strikes against the group on December 14 and 17 in the vicinity of the coastal town of Adale. The strikes came at the request of the […]

Posted in Sports | Read More »

Khilaafkii doorashooyinka Puntland oo laga heshiiyay

Garoowe December 18, 2022 (QJ) -Madaxweynaha Puntland Siciid C/dilahi Deni iyo ururada siyaasada Puntland ayaa kulan ay manta Garoowe ku yeesheen dabadeed ka hesiiyay khilaafkii doorashooyinka. Khilaafka oo salka ku hayay qabashada doorashooyin qof iyo cod ah oo ay xukuumadu ku baaqday ayay ururada ku xireen 13 shurrdood qabashadooda. Madaxweyne Deni ayaa la sheegtay in uu […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »