Home » 7:15 am
Entries posted on “December, 2022”
Baydhabo December 23, 2022 (QJ) – Dowladda ayaa sheegtay in ay ka xun tahay shaqaaqooyinkii ka gacan ka hadalka ahaa ee saaka ka dhacay magaalada Baydhabo caasimadda KMG ah ee Koonfur Galbeed. Sidoo kalena ugu baaqday dhinacyada siyaasada isku haya wadahadal. Baaqa dawlada ayaa daba socda weerar ay manta Ciidanka Booliska Maamulka Koonfur Galbeed ku […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Ceel-Bacaad December 23, 2022 (QJ) – Ciidamada DANAB ayaa sheegay howlgallo qorsheysan ka fuliyay xadka gobolada Shabeellaha dhexe iyo Galguud dhanka Waqooyi Barri kaga beegan degaanka Ceel-bacad. Taliye-kuxigeenka Guutada 16-aad ee Danab Gaashaaanle Xasan Maxamed Cismaan (Xasan Tuure) ay sheegay in howlgalka lagu dilay 67 dagaalame oo katirsan Ururka Al-Shabaab, isla markaana ay bur buriyeen […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Muqdisho December 23, 3033 (QJ)-Dowladda Soomaaliya ayaa ku dhawaaqday in ay qorsheyneyso in muddo laba sano gudahood ah dalka looga saaro Ururka Al-Shabaab. La taliyaha amniga qarankee madaxweynaha Soomaaliya, Xuseen Macallin Maxamuud ayaa sheegay in jiritaanka Alshabaab uu ku yimid ducfi dowladda ah iyo go’aan xumo. La taliyaha oo u waramay Warbaahinta dowladda waxaa uu […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargeysa December 22, 2022 (QJ) – Wariye Cabdimaalik Muuse Coldoon ayaa maanta ka soo baxay xabsiga dhexe ee magaalada Hargeysa, kadib laba sanno oo uu u xirnaa eedo Suaalo badani ka dhasheen. Maxkamadda Gobolka Maroodi-jeex ayaa 3 February 2022-ka ku dhawaaqday in wax dambi ah lagu waayay Wariye Cabdimaalik Muuse Coldoon, Balse Wariye Coldoon ayaa waxa […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
December 22, 2022 (QJ) – Sida ay baahisay Warbaahinta AFP, waxa Dawlada Jabuuti lagu wareejiyay lix askerteeda ka mid ah oo ay Jabhada FRUD hore u gacanta ugu dhigtay. Siideynta waxa gacan ka geysatay isal markaana xaqiijisay dawlada Itoobiya. FRUD ayaa AFP u sheegtay in aanay rabin in uu sii daba dheeraado welwelka qoysaska askarta […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
NY December 22, 2022 (QJ) – – Golaha Ammaanka ee QM ayaa ansixiyay go’aan ay horey u gaareen Golaha Ammaanka iyo Nabadda ee Midowga Afrika, oo ahaa in dib loo dhigo dhimista 2,000 oo askari oo katirsan ciidamada ATMIS ee bishan ilaa 30ka Juun 2023. Qaraarka tirsigiisu yahay 2670 (2022), ayaa sidoo kale lagu ansixiyay in […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Garisa December 21, 2022 (QJ) – -Sadex ruux oo labo ka mid ahi yihiin Policeka Kenya ayaa lagu dilay weerar ay geesteen dagaal yahanada Al Shabaab. Weerarka oo ka dhacay magaalada Gaarisa sida uu xaqiijiyay Madaxa Police ka Woqooyi Bari Kenya George Seda. Weerarka ayaa ku bilowday qarax lala beegsaday gaari ciidamadu la socdeen, ka dibna […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Mogadishu December 21, 2022 (QJ) – – Guddoomiyahii hore ee Baarlamaanka Soomaaliya Maxamed Mursal ayaa faahfaahin ka bixiyay in mid ka mid ah darawaladiisa oo Al-shabaab ku biiray. Murasal oo iminka ka mid ah xildhibaanada Baarlamaanka ayaa sheegtay in Darawalkan oo dawlada Mareykanku tababartay ay ciidamada amaanka ku wargeliyeen in la layahay. Waxaase soo baxaya warar […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Mogadishu December 21, 2022 (QJ) – Ciidamada Dawlada Soomaaliya ayaa sheegtay in ay manta la wareegeen degmeda Ruun-Nirgood ee Sh/belaha dhexe oo ah degaankii u danbeeyay ee ay al Shabaab gobolkaa kaga sugnayeen. Howlgalkan lagula wareegay Ruun-nirgood ayaa waxaa xaqiijiyay Korneel Saney Cabdulle oo ah taliyaha guutada 4-aad, ee Ciidamada Xoogga dalka Soomaaliyeed. Ciidamada dowladda iyo […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Berbera December 20, 2022 (QJ) – Taliyaha Ciidamada Maraykanka ee Geeska Afrika iyo dalka Yemen Jeneraal Jami Shawley ayaa booqatay dekedda Magaalada Berbera. Taliyeyaasha Ciidamada Somaliland iyo Ciidamada Ilaalada xeebaha Somaliland Nuux Taani iyo Axmed Hurre Haariye ayaa ku qaabilay dekeda Magaalada Berbera Taliyaha Ciidamada Maraykanka ee Geeska Afrika iyo dalka Yemen. Janeral Jami ayaa sheegtay […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »