Home » 12:32 pm Entries posted on “September, 2022”

Dagaalka ganacsi ee ku hoos qarsoon khilaafka Somaliland ka taagan

Hargeysa. 2 September, 2022 (QJ)- Khilaafka siyaasadeed ee Somaliland ka taagan waxa ku hoos qarsoon dagaal ganacsi oo u dhexeeya shirkadaha waawayn ee Somaliland iyo ashkhaas aan soo muuqan oo xaga hoose ka hurinaya xiisadda, waana arin caqabad wayn ku ah xal kasta. Shirkadda Dahabshiil ayay ka cabsi qabaan ganacsatada beesha madaxweyne Muuse Biixi iyo […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Muuse Biixi oo Reer Abtigii ka cabanaya iyo waxa uu u sheegay

Hargeysa. 2 September, 2022 (QJ)- Madaxweynaha Somaliland ayaa ka cabanaya beesha dhashay ama u reer abtiga ah ee Ciidagale, isaga oo cabashadan gaadhsiiyay xubno beesha ka mid ah balse aan wax saamayn ah ku lahayn beesha. Muuse Biixi ayaa dhawaan hoyga uu ka deganyahay xaafadda Shacabka ee Madaxtooyadu ku taalo kula shiray xubnaha beesha Ciidagale […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Qudbadii Madaxweyne Muuse Biixi Jaamacada Hargeisa Ka Jeediyay

Qudbadii uu u jeediyay Dufcaddii 19-aad ee ka aflaxda Jaamacadda Hargeisa Madaxweynaha Somaliland ayaa ahayd mid dhinacyo badan oo yaab badan. Wuxuu xusay madaxweynuhu inuu sharciga u hogaansamo. Waxaa kaloo uu xusay in ergo walba uu u qabsoomo. Waxaase ugu yaab badnayd markuu yidhi Madaxweynuhu isagoo ka waramaya dabkii Suuqa Waaheen oo Maayarka caasimada hargeysa […]

Posted in Features,Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

3 qof oo ku dhintay hoobiye Muqdisho ku dhacay iyo faahfaahinta

Muqdisho 1 September, 2022 (QJ)- Inta la xaqiijiyay 3 qof ayaa ku naf waayay halka tiro ka badan ay ku dhaawacantay hoobiye ku dhacay degmada Xamar Wayne ee Muqdisho, iyadoo dadka dhintay ay hal qoys kasoo wada jeedeen. Dadka dhintay oo laba ka mid ah caruur yihiin ayuu awoow u ahaa xildhibaan Cali Ganey oo Hore xildhibaan […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Garyaqaanka Guud Ee Somaliland oo kasoo horjeedsaday doorasho isku-sidkan

Hargeysa 1 September, 2022 (QJ)- Garyaqaanka Guud Ee Somaliland ayaa ka hadlay soo jeedintii ganacsatada ee ahayd in labada doorasho hal mar la wada qabto, waa doorashada ururada iyo ta madaxtooyada oo Somaliland khilaaf wayni ka taaganyahay. Cabdisamad Maal ayaa sheegay in aanay arintani macquul ahayn iyadoo doorashada ururadu soo horayso, waa sida uu hadalka […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »