Home » 2:58 pm
Entries posted on “September, 2022”
Hargeysa. 5 September, 2022 (QJ)- Madaxweynaha Somaliland ayaa la filayaa in uu qaado tallaabo culus iyo go’aan adag oo uu ku rabo in uu kala reebo beesha Garxajis gaar ahaan Ciidagale iyo Habaryoonis, kuwaas oo wakhtigan si isku mid ah ugu muujiyay sida ay uga go’antahay talada dalka oo lagu wareejiyo. Xogo kala duwan oo […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Nairobi. 5 September, 2022 (QJ)- Maxkamadda sare ee waddanka Kenya ayaa xukuntay in William Ruto si sax ah loogu doortay madaxweynaha, iyadoo meesha ka saartay dacwado dhowr ah oo la doonayay in lagu baabi’iyo natiijadii doorashadii 9-kii August. Raila Odinga, ayaa ku eedeeyay guddiga doorashada in ay sameeyeen wax isdaba marin wayn, oo ay ka mid tahay […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargeysa. 5 September, 2022. (QJ)- Golaha Wakiilada Somaliland ayaa maanta kasoo laabtay fasax ay ku maqnaayeen iyagoo guda galay Kalfadhiga 4aad ee Golaha. Ajandaha Kalfadhiga 4aad ayay xildhibaanadu cod aqlabiyad ah ku ansixiyeen, balse dad badan ayaa wax iska waydiinaya ajandayaasha oo xeerka ugu muhiimsanaa laga reebay. Xeer n.14 oo ah xeerka qeexaya arimaha muranku […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargyesa. 4 September, 2022 (QJ)- Golaha Guurtida ee Somaliland ayaa maanta shaaca ka qaaday in ay gabi ahaanba ay ku fashilmeen in ay xaliyaan ama in uun wax ka qabtaan xaaladda adag ee khilaafka Somaliland ka taagan, iyada oo gudoomiyaha goluhu uu sheegay. Saleebaan Gaal ayaa Golaha oo fasax kasoo noqday u sheegay in ay […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Muqdisho 4 September, 2022 (QJ)- Kooxda alShabaab ayaa sheegtay inay gubeen saddex gaadhi oo booyad ah oo shidaal u siday garoonka diyaaradaha ee deegaanka Balli-doogle, halkaas oo ay saldhig ciidan ku leeyihiin Maraykanku isla markaana lagu tababaro fadhina u ah ciidamada Danab ee Maraykanku tababaro. Afhayeenka howlgallada kooxda Alshabaab, Cabdicasiis Abuu Muscab, ayaa sheegay inay […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
MOGADISHU Saturday, September, 3, 2022 (QJ) – Somalia Federal Government Prime Minister, Hamsa Abdi Barre send his deepest condolences to all the families that have lost their loved once last night that has been attacked and killed by Al-shabaab in Afar-Irdood, 35 kilometer South-east from Baledweyne, and also sent his deepest condolences to Somalia whole […]
Posted in news in English | Read More »
Mahmood Mattan spoke very little English and could not read or write in the language The family of a father who was wrongly convicted of murder have been given a police apology 70 years after he was executed in a British prison. Mahmood Mattan, a British Somali and former seaman, was hanged in 1952 after […]
Posted in news in English | Read More »
Hargeysa 3 September, 2022 (QJ)- Maayirka magaalada Hargeysa ee caasimadda Somaliland ayaa la filayaa in uu ku biiro xisbiga talada Somaliland haya ee Kulmiye, sida ay sheegayaan xogo kala duwan oo Qurbejoog ka helay ilo lagu kalsoonaan karo. Xogtan ayaa ah mid tilmaamaysa in maayirku Kulmiye ku biiri doono inta lagu jiro Shirka Golaha Dhexe […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Muqdisho 3 September, 2022 (QJ)- Kooxda Alshabaab ee ka dagaalanta Soomaaliya ayaa sheegtay masuuliyadda weerar lagu dilay in ka badan 15 qof iyo gubida 8 gaadhi oo lagu gubay deegaanka Afar-Irdood oo ku yaalla inta u dhaxaysa Maxaas iyo Baladweyne. Ururka Alshabab ayaa saraakiil u hadlay waxay sheegeen in dadka ay dileen ahaayeen maleeyshiyaadka Macaawisleyda […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargeysa. 2 August, 2022 (QJ) – Inta la xaqiijiyay afar qof ayaa ku dhaawacmay is-rasaasayn saaka Jimcihii ka dhacday magaalada Laascaanood ee xarunta gobolka Sool, halkaas oo ay isku weerareen dad kala taabacsan laba ganacsade oo qaadka keena magaalada Laascaanood. Israsaasaynta ayaa timid kadib markii ganacsatada qaadka Miirooga keena magaalada Laascaanood, ay isku maan dhaafeen […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »