Home » 3:31 pm
Entries posted on “September, 2022”
Muqdisho. 10 September, 2022. (QJ)- Hogaamiyayaasha maamul goboleedyada dalka Soomaaliya ayaa ku wajahan magaalada Muqdisho, iyagoo ka qeyb galaya shir ay la yeelanayaan madaxweynaha dalka Xasan Sheekh Maxamuud, kaasoo xal loogu raadinayo muran hadheeyay dowladda dhexe iyo maamulada. Arinta keentay shirkan degdega ah ayaa ah si xal loogu helo khilaafka maaliyadeed ee dawladda dhexe iyo maamul goboleedyada. […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargeysa. 10 September , 2022. (QJ)- Madaxweynaha Somaliland ayaa maanta ku dhawaaqay hadal ay dad badan qariibsadeen oo ku aadan xisbiyada imika jira iyo sharciga ay kusii jiri karaan wixii ka danbeeya bishan. Muuse Biixi ayaa u yeedhiyay xisbiyada mucaaradka ah in ay sharciyadooda keenaan oo ay ku meel gaadh yihiin, isla markaana ay dhici doonaan […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Borama September 09,2022 (QJ) Somaliland President Muse Bihi Abdi, today paid a short inspection visit to central station and the Police Headquarters in Borama district, and was fully briefed during the visit by the Police force commanders, regional and district leaders. The president observed the general condition of the station and the guards of the […]
Posted in news in English | Read More »
Hargeysa. 9 September, 2022 (QJ)- Gudaha Somaliland waxa istaagay meelaha qaarna gaabis galay dhammaan dhaqdhaqaaqyada maaliyadeed ee ka socda gudaha dalka, iyada oo sababtu tahay hubanti la’aanta Somaliland wajahayso ee ka dhalatay go’aanka Muuse Biixi ee ah doorashada ururada oo si khasab ah loo qabto. Warbaahinta Qurbejoog ayaa u kuur gashay waaxaha kala ah bangiyada […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargeysa. 9 September, 2022 (QJ)- Shirkadda daqiiqda soo saarta ee fadhigeedu yahay magaalada Berbera, alWataniyah, ayaa sheegtay in ay leedahay markab sida qamadi oo Yukrayn kasoo shiraacday. Markabka ayay dawladda Yukrayn sheegtay in uu u socda Soomaaliya oo ay ugu deeqeeen si xaaladaha abaarta wax looga qabto. Guddoomiyaha Shirkada Daqiiqda Al-Wataniya Axmed Faarax Xarbi, ayaa […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargeysa 9 September, 2022. (QJ)- Mucaaradka Somaliland ayaa mar kale ku dhawaaqay in ay samaynayaan dibad baxyo waawayn oo lagu dalabanayo doorashada madaxtooyada oo wakhtigeeda lagu qabto, kadib dedaaladii dhex dhexaadinta oo dhammaan fashilmay. Baaqa mucaaradka Somaliland ayaa yimi kadib markii Muuse Biixi ku dhawaaqay isla markaana faray gudida doorashooyinka in ay qabtaan doorashada ururada […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargeysa. 7 September, 2022 (QJ)- Magaalada Hargeysa ee caasimadda Somaliland waxa ka socda abaabul xoogan oo lagu samaynayo dibad baxyo ballaadhan oo laga dhigi doona caasimadda, kuwaas oo lagu dalbanayo sii daynta dad xidhan. Dibad baxa ayaa looga golleeyahay sidii loo sii dayn lahaa Suldaan Axmed Cismaan CadaGude oo u xidhan Muuse Biixi, iyo dad […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargeysa. 6 September, 2022 (QJ)- Golaha Wakiilada Somaliland ayaa maanta ansixiyay xubno saddex ah oo ka tirsan Komishanka Doorashooyinka, kuwaas oo ay hore u diideen. 70 xildhibaan oo kasoo xaadiray kalfadhiga maanta ayaa dhamaantoodba gacanta u taagay Muuse Xasan Yuusuf, Axmed Cismaan Xasan iyo Axmed Yuusuf Maxamed, oo kamid noqon doona Guddida Doorashooyinka Somaliland. Hadaba, madaxweyne […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Mogadishu Monday, September, 4, 2022 (SD) – In a press conference, MP Abdirahman Abdishakur stated-that The Federal Government of Somalia Should come up with a national organised clear Strategic plan to combat Al-Shabaab, And that the population is desperately struggling with severe vast drought can’t support to be massacred at the same time by Al-Shabaab group. […]
Posted in news in English | Read More »
After been sworn as President, Hassan Sheikh Mohamud distinctly stated that his government primary urgent focus is to deracinate Al-Shabaab group and their ideologies from Somalia. After the 30 hours long of Hayat Hotel siege by Al-Shabaab Militants and the recent attack on the night of September, 3rd, , 2022 in which Al-Shabaab killed 20 innocent civilians […]
Posted in news in English | Read More »