Home » 2:53 pm
Entries posted on “September, 2022”
Nairobi. 13 September, 2022. (QJ)- Dalka Kenya ayaa yeeshay maanta madaxweynaha shanaad ee Jamhuuriaydda Kenya, iyadoo si rasmi ah loo dhaariyay William Ruto oo hore usoo noqday madaxweyne ku xigeenka dalkaas. Ruto ayaa ku guulaystay doorashooyinka la qabtay bishii hore isagoo codad aan badnayn kaga adkaaday murashaxa la tartamayay Raila Odinga, oo isna deedafeeyay guusha […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargeysa. 13 September, 2022. (QJ)- Magaalada Burco ee xarunta gobolka Togdheer waxa ka socda abaabul xoogan oo lagu qabanayo dibad bax laga la hor tago madaxweynaha Somaliland oo ku wajahan magaalada Burco maalinta Khamiista ee todobaadka danbe. Muuse Biixi ayaa qaatay go’aanka ah Burco oo uu kaga qayb galo qalin jabinta jaamacadda Burco, walaw uu wajahayo […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargeysa. 13 September, 2022. (QJ)- Madaxweynaha Somaliland ayaa maanta sameeyay isku shaandhayn kooban oo xukuumadiisa ah, iyo magacaabis. Agaasime cusub oo Wasaaradda Arimaha Dibadda yeelanayso iyo isku bedelka agaasimayaal kale. 1. Agaasimaha cusub ee Wasaarada arimaha gudaha MD.Maxamed Yuusuf Agaasimihii hore ee wasaarada warfaafinta 2. Agaasimaha cusub ee Wasaarada Warfaafinta Cabdikariim Aadan Cade agaasimihii hore […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Monday, September, 12, 2022 (QJ) – Somalia Federal government issued a statement yesterday detailing Somalia National Army and The Local Community joint forces, liberated more than 20 Districts in Galmudug, Hirshabelle and South-West. The press statement stated that more than 100 Al-Shabaab fighters were killed in the operations that were undertaken in three Federal States. The […]
Posted in news in English | Read More »
Hargeysa. 12 September, 2022. (QJ)- Gudaha Somaliland waxa sii kordhaya baadhitaanada ciidamada kala duwan ee amnigu ay samaynayaan iyo hubinta gaadiidka iskaga kala gooshaya gudaha gobolada Somaliland iyo kuwa kasoo gala deegaanada xadka ee Somaliland ay la wadaagto wadamada jaarka la ah, gaar ahaan Soomaaliya iyo xadka dheer ee Itoobiya. Qurbejoog ayaa heshay xogta baadhitaanadan […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Muqdisho. 12 September, 2022. (QJ)- Dawladda Federaalka ee Soomaaliya ayaa sheegatay in ay dishay illaa 100 dagaalame oo ka tirsan kooxda alShabaab ee ka dagaalanta badhtamaha ee koonfurta dalka Soomaaliya, iyadoo tiradan badan lagu dilay deegaano kala duwan sida ay dawladdu sheegatay. Sida lagu sheegay bayaan kasoo baxay dawlada Soomaaliya, mudada ay socdeen dagaalo lagaga […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Jigjiga. 12 September, 2022. (QJ)- Magaalada Jabuuti ee caasimadda waddanka Jabuuti ayaa la filayaa in uu ka furmo wada hadal u dhexeeya kooxda TPLF ee waqooyiga Itoobiya maamusha gaar ahaan gobolka Tigray iyo dawladda Itoobiya, waxaana lagu rejo wayn yahay in wada hadaladani qabsoomaan. Dawladda Maraykanka ayaa imika wada dedaalada lagu fududeeyay in ay dhinacyadu […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargeysa. 11 September, 2022 (QJ)- Madaxweynaha Somaliland ayaa la sheegayaa in uu aad uga cabsi qabo isla markaana ka werwersan yahay ka qayb galka qalin jabinta ardayda dhammaysatay Jaamacadda Burco, kuwaas oo la filayo in ay qalin jabiyaan 15 September. Waa maalinta Khamiista ee todobaadkan iyadoo ay ilo xog ogaal ah noo xaqiijiyeen in Muuse […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargeysa. 11 September, 2022 (QJ)- Wararka naga soo gaadhaya deegaanka Milxo ee gobolka Sanaag ayaa sheegaya in qarax lala beegsaday deegaanka, halkaas oo tiro 5 qof gaadhaysaa ku dhinteen halka dhaawacuna ka badan yahay. Xogaha hordhaca ah ee Qurbejoog ka helay deegaanka ayaa sheegaya in qaraxu ahaa mid qorshaysan balse wararka ayaa iskaso daba dhacaya iyadoo […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargeisa September 11, 2022 (QJ) – Prominent Somaliland Poet laureate Weedhsame raised questions about the need and benefits of building a presidential palace in Gabiley, which he said could use better schools. Poet Weedhsame said that 80 students sit in each class in Tima-Cade Gabiley high school and that instead of building a Presidential palace it would […]
Posted in news in English | Read More »