Home » 1:59 pm
Entries posted on “September, 2022”
Hargeysa. 16 September, 2022. (QJ)- Madaxweynaha Somaliland ayaa mar kale ku celiyay go’aankiisa khilaafka wayn dhaliyay ee ah doorashada ururada siyaasadda oo kasoo horaysa doorashada Madaxtooyada, isagoo ku adkaystay go’aankaas. Muuse Biixi oo shacabka Oodweyne maanta la hadlay ayaa xusay in imika loo diyaar garoobayo doorashada ururada intaas wixii ka danbeeyana uu diyaar u yahay doorashada […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargeysa. 16 September, 2022. (QJ)- Dawladda Soomaaliya ayaa saddexdii bilood ee u dambeeyey ka shaqaynaysay sidii ay isu hortaagi lahayd qorshihii heshiiska Iskaashi ee Somaliland iyo Maraykanka, kaas oo hindisihiisa ay wadaan Xildhibaanno ka tirsan Barlamaanka Maraykanka. Xukuumadda Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa sharci-yaqaano iyo dad magac leh oo Maraykanka ah oo dhinaca galaan-galka siyaasadda Mareykanka […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Mogadishu September 15, 2022 (SD) – Somalia National Army, Danab Military Special Unit carried out operations targeting Al-Shabaab base in Buq-Aqable, last night in Hiiraan region Gen. Odawaa Yusuf Raage, the commander of the army, who spoke to Somali National News Agency said, that during the operation, 18 of Al-Shabaab fighters were killed, destroying their base […]
Posted in news in English | Read More »
Muqdisho. 15 September, 2022. (QJ)- Madaxweynaha dalka Soomaaliya ayaa u safraya dalka Maraykanka oo uu kaga qayb galayo Kulanka Guud Ee Qaramada Midoobay, kaas oo kulminaya madaxda dunida. Ugu horayn, Xasan Sheekh wuxuu la kulmi doonaa Xoghayaha Difaaca Maraykanka Lloyd Austin oo la filayo in uu Maraykanka kusoo dhaweeyo. War kasoo baxay Pentagon-ka Maraykanka ayaa lagu […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargeysa. 15 September, 2022. (QJ)- Dadweynaha magaalada Burco ee gobolka Togdheer ayaa mudaharaad kala hor tagay madaxweynaha Somaliland oo safar Khamiista maanta ku tegay magaalada Burco. Aaga Zero-ga loo yaqaano ee badhtamaha Burco ayaa lagu arkayay dad badan oo siidhi afuufaya isla markaana kor u taagaya kabo ay ku muujinayaan dareen diidmo ah oo ay […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargeysa. 15 September, 2022. (QJ)- Magaalada Burco ee xarunta gobolka Togdheer ayaa saaka u eg jiida Tukaraq ee milatariga Somaliland ay isku hor fadhiyaan ciidamada Puntland, kadib milatarigii ugu badnaa oo la dhoobay wadooyinka magaalada Burco si ay u ilaaliyaan madaxweynaha Somaliland oo saaka gaadhay halka hore loo filayay in uu Sabtida tago. Muuqaalo iyo […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargeysa. 14 September, 2022. (QJ)- Ciidamo tiro badan oo ku qalabaysan hubka noocyadiisa kala duwan ayaa la socda madaxweynaha Somaliland oo magaalada Burco gaadhaya maalinta Khamiista, sida qorshuhu yahay iyadoo ciidamadani ay u badan yihiin ciidamada gaarka ah ee koofiyad-casta loo yaqaano waxaana safarka ku wehelinaya taliyaha Ciidamada Qaranka Nuux Taani. Magaalada Berbera ayaa lagu […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargeysa. 14 September, 2022. (QJ)- Madaxweynaha Somaliland ayaa safar ugu baxay gobolada Saaxil iyo Togdheer isagoo qorshayaal kala duwan leh, kana bilaabmaya magaalada Berbera ee gobolka Saaxil. Muuse Biixi ayaa xadhiga ka jaraya qaybo cusub oo dekedda Berbera ay ka hir galisay shirkadda DPWorld, iyadoo uu booqan doono maalinta berri ah sida qorshuhu yahay. Madaxweynaha […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Nairobi. 14 September, 2022. (QJ)- Madaxweynayaasha Soomaaliya iyo Kenya ayaa ku kulmay magaalada Nairobi ee caasimadda waddanka Kenya, kadib Xasan Sheekh oo ka qayb galay caleemo saarka William Ruto. Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa u sheegay madaxweyne William Ruto inay dawaladdiisa ka go’an tahay in ay heshiis buuxa la yeelato dhammaan dalalka Gobolka oo Kenya ka […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargeysa. 13 September, 2022. (QJ)- Madaxweynaha Somaliland ayaa laba maalmood ka hor wuxuu shir la yeeshay madax dhaqameedka iyo wax garadka deegaankiisa, gaar ahaan deegaanka Gabiley oo uu safar ku tagay xili uu ka qayb galayay qalin jabinta jaamacada Timacade isagoo dhanka kalana mashaariic kala duwan xadhiga ka jaray. Muuse Biixi ayaa u sheegay beeshiisa […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »