Home » 4:26 pm Entries posted on “September, 2022”

Muuse Biixi oo raadinaya god uu ka baxo iyo shir-qoolada miiska saaran

Hargeysa. 21 September, 2022. (QJ)- Madaxweynaha Somaliland ayaa wada qorshayaashii ugu danbeeyay ee uu kaga hor tagayo xeerka ay ansixiyeen Baarlamanka Somaliland gaar ahaan Golaha Wakiilada oo kaabis iyo wax ka badal ku sameeyay Xeerka Ururada iyo doorashooyinka. Muuse Biixi ayaa imika dhawr ajande ama qorshe ay miiska u saaran yihiin waxaana ka mid ah […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Bountiful: Somali Bantu farm in Wales reaping a harvest

WALES — Harvest time at most farms is fast-paced and largely mechanized. Not at the Somali Bantu Community Association’s Liberation Farms, where virtually everything is done by hand, from planting to picking, washing to packing up. It’s not the din of a roaring combine in the fields off Gardiner Road, but the occasional small talk […]

Posted in news in English | Read More »

Laba mooshin oo madaxweynaha iyo gudoomiyaha Wakiilada ka dhan ah oo la abaabulayo

Hargeysa. 20 September, 2022. (QJ)- Magaalada Hargeysa ee caasimadda Somaliland waxa mar kale laga dareemayaa xiisad siyaasadeed oo culus iyo abaabulka mooshino isku lid ah. Laba mooshin oo mid ka dhan yahay madaxweynaha iyo ka kale oo ka dhan ah gudoomoyaha Wakiilada ahaa hadda la abaabulayaa. Xildhibaanada mucaaradka Somaliland taabacsan ayaa iyagu raba in ay […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Golaha Wakiilada Somaliland oo ansixiyay doorasho isku-sidkan oo dalka ka dhacda

Hargeysa. 19 September, 2022. (QJ)- Golaha Wakiilada Ee Somaliland ayaa maanta ansixiyay mooshin kaabis iyo wax ka badal loogu sameeyay Xeer n.14 oo ah xeerka muranka badani ka taagnaa ee aan hore u qeexayn doorashada ururada ee Somaliland. Golaha Wakiilada ayaa xeerka ku daray in la qabto doorasho isku sidkan oo ah doorashada Madaxtooyada iyo […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Ma ogtahay in madaxweynaha Somaliland aanu dhex marin magaalada Burco mudadii uu joogay

Hargeysa. 18 September, 2022. (QJ)- Madaxweynaha Somaliland ayaan dhex marin magaalada Burco mudadii uu joogay magaalada iyo guud ahaan gobolka Togdheer, iyadoo la marinayay wadooyinka ka leexanaha badhtamaha magaalada iyo aaga Zero-ga loo yaqaano ee Burco. Tusaale ahaan maalintii ugu horaysay madaxweynaha waxa ay dad lasoo abaabulay kaga hor tageen deegaanka Qoyta iyadoo markii ay […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Muuse Biixi oo diiday in uu la kulmo haldoorka Togdheer iyo sababta

Hargeysa. 18 September, 2022. (QJ)- Madaxweynaha Somaliland ayaa diiday in uu la kulmo madax dhaqameedka iyo haldoorka gobolka Togdheer oo si gaar gaar ah ula shiro, sidii uu sameeyay gobolada kale ee uu soo maray ee galbeedka Somaliland. Muuse Biixi ayaa si gaar gaar ah ula shiray wax garadka iyo odayaasha gobolada galbeedka, iyagoo yeeshay […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Minnesota’s first female Somali principal leads with love

BURNSVILLE, Minn. — Back in 2017, KARE 11’s Boyd Huppert featured Gideon Pond Elementary School in his Land of 10,000 Stories, as then-principal Chris Bellmont worried about finding teachers who looked like the students they serve at school. Now, five years later, that elementary school in Burnsville has a new principal. And while the title […]

Posted in news in English | Read More »

Soomaaliya oo sheegatay dilka 30 dagaalame oo alShabaab ah

Muqdisho. 17 September, 2022. (QJ)- Dawladda Soomaaliya ayaa sheegatay in ay dishay 30 ka mid ah dagaalamayaasha kooxda alShabaab ee ka dagaalanta gudaha dalkaas, iyadoo tiradan cusub lagu dilay gudaha gobolka Hiiraan ee badhtamaha Soomaaliya. Wakaaladda Wararka Soomaaliya ee SONNA, ayaa ku warameysa in ciidamada xoogga dalku ay habeenkii Jimcaha kula dagaalameen deegaan ku dhow dhanka […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Dawlad ku-meel-gaadh ah iyo abaabulka jabhado ka socda gudaha Somaliland

Hargeysa. 17 September, 2022. (QJ)- Is-bahaysiga Mucaaradka Somaliland ayaa qorshaynaya in ay dhisaan dawlad ku meel gaadh ah oo madaxweyne uu ka noqon doono Eng Faysal Cali Xuseen (Waraabe), gudoomiyaha xisbiga UCID oo labaatankii sanno ee lasoo dhaafay u taagnaa xilka ugu sareeya Somaliland ee madaxweynenimo. Abaabulka dawladan iyo qaabka ay noqonayso ayaa ka socda […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Suurtagalnimada UCID iyo Waddani oo midooba iyo Faysal Cali Waraabe oo xulafo ogol

Hargeysa. 17 September, 2022. (QJ)- Mucaaradka Somaliland ayaa la filayaa in markii ugu horaysay taariikhda ay midoobaan iyaga oo leh hadaf kaliya oo ah in Muuse Biixi la dhaafiyo kursiga madaxweynaha, kadib badi shacabka Somaliland oo qaba in lagu hungoobay hogaaminta madaxweynaha Somaliland oo lacag adagi aanay ka bixin 5-tii sanno ee uu xilka hayay […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »