Home » 9:03 am Entries posted on “August, 2022”

Maamulka Puntland oo qabtay ajaanib Daacish ka tirsan

Garoowe. 8 August, 2022. (QJ)- Ciidamadda PSF ee maamulka Puntland ayaa soo bandhigay 7 dagaalyahan oo Ajnabi ah, kuwaasoo ka tirsan kooxda Daacish ee ka dagaalanta qeybo kamid ah deegaanada maamulkaasi. Xubnaha la soo bandhigay oo dhamaantood rag ah ayaa u dhashay Itoobiya, si gaar ah waxey uga soo jeedaan Qowmiyada Oromada, iyadoo xiliga la […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Somalia supports China amid rising tensions on Taiwan

Somalia on Saturday backed China on Beijing’s rising tensions with Washington after a recent visit to Taiwan by US House Speaker Nancy Pelosi. In a Foreign Ministry statement, the Horn of Africa nation voiced support for China’s sovereignty, political independence, territorial integrity and national unity, and adherence to UN and African Union resolutions. “The government […]

Posted in news in English | Read More »

DAAWO:Qeybtii 2aad ee Dooda Awdal iyo Sanaag ee Midnimada Soomaaliya ama Gooni isutaaga Somaliland

Toronto  Aug07,2022 (QJ) -Aqoonyahanada USP ee Xaamud Cali Cilmi iyo Cabdirisaaq Calibos ayaa ka doodaya in Gobolada Awdal iyo Sanaag taageeraan gooni isutaaga Somaliland ama Midnimada Soomaaliya.  

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay,wareysiyo | Read More »

DAAWO:Aqoonyahano ka soo kala jeeda Awdal iyo Sanaag oo ka doodaya qadiyadaha midnimo doon iyo ictiraaf

Toronto Aug 06,2022 (QJ) – Midnimo doonka Awdal iyo Ictiraafdoonka Sanaag oo ka doodaya ta reer Woqooyiga faaiido ugu jirto. Aqoonyahanada Xaamud Cali Cilmi iyo Cabdirisaaq Calibos ayaa soo bandhigaya afkaartooda ar ku wejahan kala taga Soomaalida iyo wadajirkooda

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay,wareysiyo | Read More »

Xirsi oo ahaa masuulkii Dabagale kala shaqeeyay darajada iyo waxa is-bedelay

Hargeysa. 7 August, 2022 (QJ)- Gudoomiyaha xisbiga mucaaradka ah ee Waddani, Xirsi Cali X. Xasan, waxa uu ahaa masuulka hore uga caawiyay Taliyaha Ciidanka Booliska Somaliland, Dabagale, in uu helo darajada ciidanka ee uu haysto. Qurbejoog ayaa ogaatay in taliye Dabagale oo wata odayaasha beeshiisa ay u tageen Xirsi Cali X. Xasan oo ahaa Wasiirka […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Maalinta Khamiista ee todobaadkan oo Somaliland ay ka dhacayaan mudaharaado waawayn

Hargeysa. 7 August, 2022 (QJ)- Mucaaradka Somaliland ayaa ku dhawaaqay in maalinta Khamiista ee todobaadkan bisha August-na tahay 11 ay qabanayaan mudaharaadada waawayn ee lagu diidanaa muddo kordhinta isla markaana lagu dalbaayay doorshada madaxtooyada. Isbahaysiga mucaaradka Somaliland waxay shaaciyeen in maalinta khamiista ee todobaadkan la qabanayo dibad baxyo waawayn oo ka dhacaya dhammaan lixda gobol ee […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Mucaaradka Somaliland oo mar kale xukuumadda u gudbiyay war-gelin mudaharaad ah

Hargeysa. 7 August, 2022 (QJ)- Is-bahaysiga Mucaaradka Somaliland wuxuu maanta mar kale u gudbiyay Wasaaradda Arimaha Gudaha ee Somaliland codsi ku aadan mudaharaad ay ka samayn doonaan dhammaan lixda gobol ee dalka, iyadoo mudaharaadkaas uu yahay mid salmi ah. Xubno ka tirsan mucaaradka Somaliland oo ay hor kacayaan xoghayayaasha warfaafinta, arimaha gudaha iyo shaqada ee […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Golaha Wasiirada Soomaaliya oo la ansixiyay

Muqdisho. 7 August, 2022 (QJ)- Baarlamanka Federaalka ee dalka Soomaaliya ayaa goor dhawayd ansixiyay Golaha Wasiirada cusub ee raysalwasaare Xamse Cabdi Barre. 237 Xildhibaan ayaa soo xaadirtay kulanka Golaha Shacabka ee lagu ansixinayay Golaha Wasiirada. 229 xildhibaan ayaa ogolaatay ansixinta, 7 Xildhibaan ayaa diiday, hal Xildhibaana wuu ka aamusay, sida uu ku dhawaaqay guddoomiyaha golaha shacabka Sheekh […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Itoobiya oo duqaymo xoogan ka wada gobolka Hiiraan ee Soomaaliya

Muqdisho. 7 August, 2022. (QJ)- Duqaymo culus oo diayarado dagaal ay fulinayaan ayaa imika ka socota deegaano hoostaga degmada Matabaan ee gobolka Hiiraan, sida ay sheegayaan wararka naga soo gaadhaya deegaanku. Diyaaradaha ayaa lasoo sheegaya in haatan duqeymaha ay ka geysanayaan deegaanada Qabno iyo Buurta Surtaag oo ah deegaano hoostaga degmada Matabaan ayaa la rumeysan yahay […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

FAO appeals for over $130M to assist 882,000 people across drought-hit Somalia

Mogadishu. 7 August, 2022. (QJ)- The UN Food and Agriculture Organization’s (FAO) office in Somalia said on Friday that it urgently required $131.4 million to assist 882,000 people across the Horn of Africa country. “Funding levels remain low across sectors,” the UN agency said in a statement, adding that its famine prevention efforts covering 55 […]

Posted in news in English | Read More »