Home » 7:01 pm
Entries posted on “August, 2022”
Hargeysa 13 August, 2022 (QJ)- Taliyaha ciidamada booliska ee Somaliland ayaa ka guuray xaafadda New Hargeisa oo beeshiisu Hargeysa ka degaan, isagoo hal maalin ka maqnaa imika xaafaddan oo dhacda bariga magaalada. Dabagale ayaa xaaskiisa iyo caruurtiisa u raray galbeedka magaalada oo ah xaafadda madaxweynaha deegaanka u ah, iyadoo dhammaan qoyskiisa aanay waxba ka hadhin. Goobjoogayaal […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargeysa. 12 August, 2022. (QJ)- Magaalada Hargeysa waxa xalay illa amaanta ka socda kulamo ay leeyihiin masuuliyiinta mucaaradka oo dhinac ah isla markaana dhexdooda shiraya iyo xukuumadda oo iyaduna dhenkeeda shirar gaar ah leh. Qurbejoog ayaa helay xogaha kualmada qaar iyo cidda ka qayb gashay iyadoo dhanka xukuumadda ay xalay Madaxtooyada ku kulmeen saraakiisha ugu […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargeysa Aug 11,2022 (QJ) – Mareykanka madaxa British House ee Hargeysa ayaa diginin kasoo saratay mudahaaradyada dadku ku dhinteen ee ka taagan Somaliland ee ka dhashay is-mari waaga ka taagan qabashada doorashada madaxweynaha ee u dhaxeeya mucaaradka iyo xukuumadda. Dibadbaxyo ay dhimasho iyo dhawaacyao badani ka dhasheen ayaa maanta ka dhacay magaalada Hargeysa iyo deegaanno kale […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargeysa. 11 August, 2022 (QJ)- Somaliland waxa ka taagan xiisad isu bedeshay gacan ka hadal taas oo salka ku haysa doorashooyinka gaar ahaan doorashada madaxtooyada oo Muuse Biixi diiday in uu qabto, isagoo raba in uu soo hor mariyo doorashada ururada. Mucaaradka Somaliland ayaa ku dhawaaqay dawlad ku meel gaadh ah oo dalka laga dhisayo […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargeysa. 10 August, 2022 (QJ)- Xukuumadda Somaliland waxay aqbashay dibad baxyadii ay dhigayeen mucaaradka Somaliland iyadoo lagu ladhay shuruudo ay wadato xukuumaddu. Qoraal kasoo baxay Wasaaradda Arimaha Gudaha ayaa lagu yidhi: “Sidaas darteed, asbaabtaas sharci ee sare ku xusan awgeed waxaa idinku wargelineynaa in:- 1. aan go’aamiyey in Banaan baxyadu qabsoomaa maalinka Khamiista 11/08/2022, laga […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargeysa. 10 August, 2022 (QJ)- Masuuliyiintii iyo madaxdii kale duwanaa ee laga xidhay xisbiga Waddani ayaa laga qaaday saldhigyada Hargeysa iyadoo laga fogeeyay qoysaskooda. Dadka la xidhay ayaa la geeyay gobolka Awdal iyadoo lagu xidhay saldhigyo halkaas ku yaala, lamana oga ujeedada xukuumadda Muuse Biixi ka leedahay. Dada xidhan ayaa kala ah: 1. Xoghaye Yuusuf […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargeysa. 9 August, 2022 (QJ)- Xukuumadda Somaliland waxay sii wadaa xadhiga masuuliyiinta iyo taageerayaasha xisbiyada mucaaradka ee Somaliland, iyadoo saacadihii lasoo dhaafay xabsiga loo taxaabbay masuuliyiin iyo taageerayaal ka tirsan Isbahaysiga Mucaaradka Somaliland. Masuuliyiinta iyo dadka illaa hadda ay xidhay xukuumaddu waxa ka mid ah: 1. Xoghaye Yuusuf Nuux Yuusuf Tadhase- Xoghayaha Ciyaaraha & Dhalinyarada ee Xisbiga […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Muqdisho. 9 August, 2022 (QJ)- Madaxweynaha Uganda Yuweri Museveni ayaa sheegay in dowladdiisa ay diyaar u tahay inay Soomaaliya ka caawiso dagaalka ay kula jirto alShabaab, balse uusan dalkiisu lahayn awood dhaqaale oo uu ku bixiyo mushaaraadka ciidamada Soomaaliya. “Waxaan Soomaaliya ka caawin karnaa sidii Al Shabaab looga adkaan lahaa, haddii ay tahay su’aashu hub, […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargeysa. 8 August, 2022 (QJ)- Magaalada Hargeysa ee caasimadda Somaliland waxa laga dareeemayaa abaabul xoogan iyo diyaar garoow ku wajahan dibad baxyada ay ku baaqeen Is-bahaysiga Somaliland, kuwaas oo lagu dalbanayo in doorashada madaxtooyada wakhtigeeda lagu qabto. Xaafadaha New Hargeysa, Calaamadaha, iyo Maxamed Mooge ayaa laga dareemayay xalay abaabul ay wadaan dhalinyarada xaafaduhu iyadoo ay […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargeysa. 8 August, 2022 (QJ)- Wasiirka Arimaha Gudaha ee Somaliland ayaa ka dalbaday gudoomiyayaasha xisbiyada mucaaradka ee Somaliland in ay iskugu yimaadaan kulan degdeg ah oo ku aadan tafaasiil ay ka bixiyaan dibad baxyada ay ku baaqeen iyo war gelintii ay wasaaradda u gudbiyeen. Maxamed Kaahin ayaa Faysal Cali Waraabe iyo Xirsi Cali X.Xasan wuxuu […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »