Home » 12:04 pm Entries posted on “August, 2022”

Xisbiyada Mucaaradka Somaliland oo shaaciyay liiska taageerayaasha ka xidhan

Hargeysa 21 Aug, 2022 (QJ)- Xisbiyada Mucaaradka Somaliland ayaa maanta soo saaray liis dheer oo ay ku xusan yihiin taageerayaasha ka xidhan labada xisbi, kuwaas oo siyaabo kala duwan loo qabtay maalintii dibad baxa 11 August iyo mudadii ay qaban qaabadu socotay. Taageerayaasha ayaa dhan 44 qof oo dhammaan ku jira xabsiga Mandheera ee ku […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Hargeysa oo lagu arkayo madaxda oo hubaysan iyo walaacyada jira

Hargeysa 20 Aug, 2022 (QJ)- Magaalada Hargeysa ee caasimadda Somaliland waxa lagu arkayaa madaxda oo sidata hubka fudud ee baastooladaha iyadoo bilihii lasoo dhaafay ay arintani aad usii badanaysay. Xildhibaanada Golaha Wakiilada, kuwa Golaha Deegaanka, madaxa xisbiyada iyo qaar ka mid ah saxafiyiinta ayaa la arkayay iyaga oo is hubaynaya muddooyinkii danbe. Qurbejoog oo u […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Heego iyo Muuse Biixi oo ku fashilmay wanjalaadii khamriga ee Gudoomiye Xamarji

Hargeysa. 20 Aug, 2022 (QJ)- Gudoomiye ku xigeenka xisbiga Waddani, Axmed Xaaji Cabdilaahi Xamarji, ayaa maanta xoriyadiisa dib u helay. Qurbejoog ayaa ogaatay in Xamarji loo maleegay shirqool halis ahaa iyadoo la wanjalayay balse uu ka badbaaday. Maalintii ka xidhayay Xamarji waxa isla markiiba gaadhiga loo saaray quraarad Khamri ah iyadoo eedaha xeer ilaalinta loogu […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Remembering Hadrawi: My Teacher, Mentor and Friend.

“Call him a thinker, a philosopher, an intellectual, a revolutionary, a critic, a teacher, at every turn in the checkered history of his homeland, Hadrawi has delighted his people with his striking poetry, and his clarity of vision, speaking truth to power when the occasion demanded, joining the guerrilla movement to fight in the trenches ……………..  By […]

Posted in Features | Read More »

Mudanayaasha Golaha Deegaanka Hargeysa oo maayir Mooge ku kacsan

Hargeysa. Aug 19 2022 (QJ)- Xildhibaanada Golaha Deegaanka ee magaalada Hargeysa ayaa muddooyinkii ugu danbeeyay diidanaa hogaaminta maayirka Hargeysa iyo aragtiyihiisa ku aadan xiisadaha siyaasadeed ee Somaliland ay cagaha la gashay. Qurbejoog waxay si toos ah ula kulantay xildhibaanada Golaha Deegaanka ee beesha Maayir Mooge iyaga oo dhammaan sheegay in aanay la dhacsanayn qaabka uu […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Muuse Biixi oo taageero u muujiyay Siciid Sulub kadib weji-gabaxii beeshiisa

Hargeysa 19 August, 2022 (QJ)- Madaxweynaha Somaliland ayaa taageero xoogan u muujiyay wasiirka xanaanada xoolaha ee Somaliland, kaas oo maalin ka hor waji gabax kala kulmay dhalinyarada iyo shacabka deegaankiisa oo dhagxan la dhacay kana jajabiyay gaadhigiis. Muuse Biixi ayaa Khamiistii xafiiskiisa ugu tegay Siciid Sulub xili duhur ah markii uu ka baxay shaqada Madaxtooyada, […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Isbedel Doonka Somaliland oo la wareegay abaabulka dibedbaxyada Somaliland

Hargeysa August 19,2022 (QJ) – Sida aanu ku helay warar looqaateen ah waxa abaabulkii isu soobaxyada doorasho doonka ah ee Somaliland la wareegay kooxaha isbedel doonka dalka ee gobolada dalka. Shacabka isbedeldoonak weerka xiran ayaa saluugay cagajiitanka axsaabta siyaasada dalka oo u muuqda qaar hab dabacsan u wejahaya ka miro dhalinta hanaanka dalka la doonayo […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

The Death of Poet Hadraawi Reconciles Somaliland & Somalia

HARGEISA (QJ) – Today was the saddest day for Somalis all around the World because one of the most Prominent and Greatest Poet Passed away. And the only thing Trending in Social Media was the condolences message’s  of Mohamed Ibrahim Warsame Hadraawi, which united all Somalis who shared their deepest sympathies and Unwavering condolences post’s on […]

Posted in news in English | Read More »

AUN Abwaan Hadraawi oo Maanta ku geeriyooday Hargeysa

Hargeysa August 18,2021  (SD) Alaha naxaariistiisii jano ka waraabiyee, waxa goordhaweyd magaalada Hargeysa ku geeriyooday Abwaan Maxamed Warsame Hadraawi oo mudo halkaa ku xanuunsanayay. Abwaanka oo 79 jir ahaa ayaa ku geeriyooday aqalkiisa oo ku yaala magaalada Hargaysa, oo ay dhakhaatiirtu kula tacaalayeen xaaladiisa caafimaad, sida ay eheladiisu sheegeen. Abwaanka ayaa qalinka ku duugay heyso tarikhi ah […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Muuse Biixi oo markii ugu horaysay dabac muujiyay kadib ganacsato u tagtay

Hargeysa. 17 August, 2022 (QJ)- Madaxweynaha Somaliland ayaa markii ugu horaysay muujiyay dabasanaan ku aadan xaaladda siyaasadeed ee dalka iyo mawqifyada uu hore u qaatay ee aanu marna ka laaban. Tallaabadan ayay sabab u ahayd dhawr qodob sida ergo ganacsato ah oo u tegay, cadaadisyada dhan walba kaga yimi iyo taageerada beesha Garxajis ee furista […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »