Home » 4:37 am Entries posted on “April, 2022”

Xildhibaan Biixi Iimaan Cige oo ka warbixiyay kaalmada ay Soomaaliya u fidasay reer Hargeysa

Muqdisho (QJ) -Xildhibaan Biixi Iimaan Cige oo ka tirsan Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, isla markaana ka soo jeeda Magaalada Hargeysa ayaa si mug leh uga warbixiyay gurmadka dawlada dhexe ee Soomaaliya u fidisay ganacsatadii hantidooda ku waayay dabkii burburiyay suuqa Waaheen. Xildhibaanka ayaa warbixin oo bogiisa Facebooga dhigay ku yiri: Lacagtii Taakulada Sanduuqa Waaheen way baxday […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Solteco oo ah Duqa Haregysa ama Suuqa Gobonimo oo gubta Muuse ma carqaladeyn lahaa dib u dhiskooda

Hargeysa (SD) – Dadweynaha reer Somaliland ayaa maalmihii u danbeeyay isweydiinayay sababta uu Madaxweyne Biixi u carqaladeyno hawsha dib u dhiska suuqii dhawaan uu dabku burburiyay ee Waaheen. Xili weliba aan wax gurmad ah oo la taaban karo aan loo fidin dadkii iyagu dedaalkooda ku tabcaday hantidii halkaa ku basbeeshay. Xukuumada Muuse oo ka talo […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Deeq bixiyeyaasha Caalamka oo diiday in Lacagta gurmedka caalamiga ah lagu hagaajiyo Shakhsiyaad

Hargeysa (QJ) – Dalalka deeqbixiyeyaasha ee ku yaboohay lacagta loogu talogalay gurmedka dadkii xoolahoodu ku gubteen dabkii suuqa Waaheen eee Hargeysa ayaa ka biyo diiday in lacagahaa lagu hagaajiyo shakhsiyaad uu ka mid yahay Madaxweyen Muuse Biixi. Diidmadan ayaa timi ka dib kolkii xukuumada Somaliland ay ku wergelisay in lacagaha $12 ka million ah ee […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Shirgudoonka Golaha Wakiilada oo kulan la yeeshay Safiirka Dalka Sweden oo booqosho dalka ku jooga

Hargeysa(QJ)- Gudoomiyaha Golaha Wakiilada Cabdirisaaq Kgaliif Axmed iyo Gudoomiye kuxigeenka Golaha Siciid Mire Faarax (Giire) oo ay weheliyaan Xoghayaha Guud Cabdirisaaq Siciid iyo Lataliyaha shirgudoonka Md Xasan Xiis iyo sidoo kale agaasimaha Qorshaynta Naasir Cismaan Maxamuud ayaa maanta kulan la qaatay Safiirka Dalka SWEDEN Per Lindgarde oo uu weheliyo madaxa siyaasada Safaarada mr. Yahan Svensson. […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Oo Mahadcelin U Diray Madax Caalami Ah Oo Kasoo Dareen Celisay Saamaynta Uu Keenay Dabkii Suuqa Waaheen

Hargeysa-(QJ)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa u mahadceliyey masuuliyiin kala duwan iyo madax caalami ah oo bulshada Somaliland lasoo wadaagtay dareenka tiiraanyada leh ee ka dhashay dabkii weynaa ee baabi’iyey suuqa weyn ee Waaheen. Ugu horrayn Madaxweynuhu waxa uu u mahadceliyey guddoomiyaha guddida arrimaha dibadda u qaabilsan Baarlamaanka waddanka Maraykanka xildhibaan Gregory meeks […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Somalia’s next peacekeeping mission: will it change anything?

For 15 years, African soldiers have rotated through Somalia as part of a 20,000-strong force mandated by the United Nations to protect the fragile central government from an Islamist insurgency. But the mission is winding up, with a transitional force given less than two years to hand over security responsibilities to Somalia’s national army and […]

Posted in news in English | Read More »

Maxamed Haaruun iyo Dabka Suuqa Hargeisa

Hal milyan iyo hal guddi jawaab ma u noqon karto wixii dhacay. Dhaqaalihii Hargeysa jeex dhan baa dumay, si fudud baa na loo ga fursan karaayay. Su’aashu waxa ay tahay uun mid keliya: Maxaa laga baran karaa waxa kan dhacay? Sanawaad aad u badan ayaa la daawanaayay magaaladan dhan ee wadnaheedii noqday isku raran aan […]

Posted in Features | Read More »

Suaalaha iyo shakiga ku gedaaman dabka Suuqa Waaheen

Hargeysa (QJ) – Suuqa Waaheen ee Hargeysa ayaa hantida taalay intiisii badneyd ay ku shuf beeshay dabkii dhawrka maalmood halkaa ka socday. Kolka laga yimaado niyad jabka hantida burburtay waxyaabaha isweydiinta leh ee arinakan ka dhashey ayaa isa soo taratya. Hantida suuqa Waaheen ku bus beeshay boqolkiiba sagaashan waxa la sheegayaa in laga leeyahay degaanada […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Abdirisak Warfaa Talks to us about the History of Somali Region, his book “Cries in the Hinterland”

MINNEAPOLIS (SD) – Dr. Abdirizak Mohamed Warfa is a Minnesota-based author and professor of biological sciences at the University of Minnesota in Minneapolis, MN and he is the prolific writer of Cries from the Hinterland, a historic book about the heartbreaking history of Somalis in the horn of Africa and specifically about the gut ranging […]

Posted in Features,news in English | Read More »

“Somaliland waa halka ugu nugul ee argagixiso ka aasaasmi karto”….Mary Harper

Sannadkii 2003dii, kolkii dhaqdhaqaaqa argagixso ee xooggani ka istaadhmay Geeska Afrika, dilal qorshaysanna ay ka kala dhaceen magaalooyinka Sheekh iyo Boorama, xukuumaddii Rayaale waxay mudnaanta koowaad siisay dhismaha Laanta amniga ee SL. Sirdoonkaasi wuxuu noqday mid ka mid ah sirdoonnadii ugu fiicnaa intii ay SL jirtay. Wuxuu fashiliyey ugu yaraan laba weerar oo argagixiso oo […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »