Home » 6:40 am
Entries posted on “October, 2017”
Madrid 27. October 2017 (SDN/QJ):- Guddoomiyaha Baarlamaanka gobolka Katolooniya ayaa sheegay in tallaabooyinka ay ku dhawaaqday dawlada Isbayn ay tahay inqilaab lagula kacay gobolka Katalooniya. Wasiirka arrimaha dibada ee dalka Isbayn oo ka jawaabaya hadalka guddoomiyaha-Baarlamaanka Katolooniya ayaa sheegay haddii ay cidi inqilaabku kacayso waxa ku kacay gobolka Katalooniya. Dawlad-goboleedka Katalooniya oo uu horkacayo […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Nairobi 26. October 2017 (SDN/QJ):-Doorashada ku celiska ah ee maanta ka dhacday dalka Kenya, ayaa waxaa hadheeyey isku dhacyo u dhaxeeya booliska iyo dibad-baxayaal, iyo goobaha codbixinta oo aan la furan deegaanada mucaaradka ku xooggan yihiin iyadoo Wararku Sheegayaan inay Soo Xidhmeen Goobihii Codbixintu. Booliska ayaa sunta dadka ka ilmeysiisa ku furay dibad-baxayaal ku sugnaa […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Boorama 26. October 2017 (SDN/QJ):-Taageerayaasha Xisbiga mucaaradka ah ee Waddani ayaa isu soo baxyo balaadhan ka sameeyay gobollada iyo degmooyinka Jamhuuriyadda Somaliland. jamaahiirta ku labisan calanka liimiga ah ee xisbiga iyo boodhadh ayaa isu soo baxay fagaareyaasha magaalooyinka waaweyn iyo degmooyinka dalka waxaana kala qayb galay madaxda kala duwan ee xisbiga Waddani. Taageerayaasha jibaysan ee […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Boorama 26. October 2017 (SDN/QJ):- Waxaa Maanta Fagaaraha Beerta Xoriyadda ee Magaaladda Boorama Xisbiga Waddani ku qabtay Dhoola Tus uu ku soo Bandhigayo Cudduda Taageero ee uu ka Haysto Gobolka Awdal. Murashaxa Jagadda Madaxweyne ee Xisbiga Waddani Mudane C.raxmaan Maxamed C.laahi Cirro ayaa Khudbad dhinacyo badan leh waxa uu ka Jeediyey Fagaaraha Beerta Xoriyadda Waxaanu […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Burco 26. October 2017 (SDN/QJ):-Wasiirkii Hore ee Wasaaradda Maaliyadda Mudane Cabdi-casiis Maxamed Samaale ayaa Sheegay inuu rumaysan yahay in Xisbiga Kulmiye uu Gobolka Togdheer ka heli doono Codad ka badan kii 2010-kii Lagu doortay Madaxweyne Axmed Siilaanyo,Waxaa Kale oo Mudane Samaale Fariin u diray Siyaasiyiin aanu Magac dhabin oo ku faana sida uu Yidhi Waxqabadka […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Burco 26. October 2017 (SDN/QJ):-Hogaamiyaha Xisbiga Waddani Xirsi Cali Xaaji Xasan iyo saraakiil sarsare oo ka tirsan xisbigaas ayaa kala qayb galay taageerayaasha xisbiga waddani isu soo baxa ololaha doorashada madaxtooyada oo lagu qabtay magaalada Burco.
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Burco 26. October 2017 (SDN/QJ):- Siyaasi C.rashiid Xasan Mataan oo haatan ka Mid ah Saraakiisha Xisbiga talada dalka haya ee Kulmiye ayaa sheegay in Murashaxa Madaxweyne ee Xisbiga Kulmiye Mudane Muuse Biixi uu Yahay Siyaasi Waayo arag ah oo dalka ka sii wadi kara halka uu Madaxweyne Siilaanyo kaga tegayo dharaaraha fooda inagu soo haya. […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Oodweyne 26. October 2017 (SDN/QJ):- Murrashax Jagadda Madaxweyne ee Xisbiga Kulmiye Muuse Biixi Cabdi oo Shalay Ololaha Doorashadda Madaxtooyadda ku Maray Gobolada Togdheer Iyo Daad Madheedh ayaa si xoogan Loogu soo dhaweeyay Magaaladda Oodweyne.
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargaysa 26. October 2017 (SDN/QJ):- Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Somaliland Marwo Samsam Cabdi Aadan, ayaa Mushaharkii Bishan October u qaddintay Ciidammada Qalabka Sida iyo Macalimiinta Dugsiyada Waxbarashada Dalka. Wasiirka Maaliyadda oo fulinaysa amarka Madaxweynaha Somaliland ayaa Mushaharkii bishan October u soo qadintay ciidamada kala duwan ee Jamhuuriyada Somaliland Iyo Macalimiinta, maaddaama oo dalku uu u diyaar-garoobayo […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargaysa 26. October 2017 (SDN/QJ):-Iyadoo toddobaadkii u dambeeyay la dareemayay hoos u dhac ku yimid shaqadii dawladda, gaar ahaan xarumaha wasaaradaha iyo hay’adaha kale qaarkood, ayaa haddana wixii ka dambeeyay Sabtidii oo uu ololaha doorashadu bilaabmay, waxa la dareemayaa habac ku yimid shaqo maalmeedkii dawladnimo. Kormeer uu shalay wargeyska Geeska Afrika ku soo sameeyay […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »