Home » 5:40 pm
Entries posted on “October, 2017”
Hargaysa 27. October 2017 (SDN/QJ):-Warsaxaafadeedkan Oo Kasoo Baxay Xarunta Ururka Qareenada Somaliland ee Solla Oo Nuqul Kamid Ahi Soo Gaadhay Shabakada Qurbejoog.com Ayaa Canbaareeyey Weedho Xanaf Siyaasadeed dhalin kara oo ay isu adeegsadeen Murashixiinta Madaxweyne ee Xisbiyadda Kulmiye Iyo Waddani.
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargaysa 27. October 2017 (SDN/QJ):-Fariin Kooban oo Ku Socota Taageerayaasha Xisbiga Kulmiye ee Caasimadda Hargaysa Maadaama Maalinta Beri oo Sabti ah uu Xisbiga Kulmiye u Leeyahay Ololaha Doorashadda madaxtooyadda. Waxaa Fariintan soo jeedinaya Gudoomiyaha Guddida Kaambaynka ee Xisbiga Kulmiye ee Gobolka Maroodi Jeex Xildhibaan Axmed Cabdi Kijaandhe.
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargaysa 27. October 2017 (SDN/QJ):-Wasiirka Arrimaha Dibadda Somaliland Dr Sacad Cali Shire, ayaa ka hadlay Doorashada Madaxtooyada ee fooda inagu soo haysa, waxaanu tilmaamay inay Doorashadani sharafta Somaliland kor u qaadayso, waxaanu xusay in goob joogayaal badan oo ka kala socda Caalamku inay iman doonaan Somaliland. Wasiirka Arrimaha Dibadda Somaliland Dr Sacad Cali Shire,oo u […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Garowe 27. October 2017 (SDN/QJ):- Qaar ka mid ah Madax-dhaqameedka Beesha Dhulbahante oo ku sugan Magaalada Garoowe ee Xarunta Maamul-gobolleedka Puntland, ayaa ka hadlay Heshiiskii Midnimo ee Toddobaadkii hore ay Somaliland iyo Khaatumo ku kala saxeexdeen Magaalada Caynaba. Garaad Saleebaan Garaad Maxamed Garaad Maxamuud iyo Boqor Cabdillaahi Axmed Cali oo ka mid ah Madax-dhaqameedka Beesha […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Nairobi 27. October 2017 (SDN/QJ):-Doorashada isku celiska ah ee madaxtinimada Kenya ayaa la qabtay, laakin ifafaalaha durba soo muuqanaya ayaa ah in tirada dadka u soo baxay ay aad uga yar tahay codbixintii hore ee ay baabi’isay maxkamadda sare. Sharci ahaanshaha doorashadan ayaa su’aal laga keenay ka hor intii aysanba billaaban codaynta, laakin haddii 46%-ka u […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Muqdisho 27. October 2017 (SDN/QJ):- Wakiilka gaarka ah ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya Micheal Keating oo khudbad ka jeedinayay munaasabad lagu Caleemo-saaray Madaxweynaha cusub ee Maamul-gobolleedka Hir-shabeelle, ayaa soo hadal-qaaday arrimaha Amniga iyo Saboolnimada laga dhaxlay abaarta. Keating wuxuu sheegay in in shacabka Soomaaliya xiligan wajahayaan xaalad amaan darro, loona baahan yahay si xaaladdaasi […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Israel 27. October 2017 (SDN/QJ):- Warbaahinta maxaliga ah ee Israel ayaa ku warrantay in Boolisku toddobaadkii hore xidheen nin Falastiini ah, ka dib markii qoraal uu ku baahiyey boggiisa Facebook oo ahaa “Subax wanaagsan” oo Af-Carabi ah, aaladda Awtumaatigga ah ee Facebook ay si khaldan ugu turjuntay kalmad ah “weerara” oo Af-Cibri ah. Boolisku way […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
W.Kuuriya 27. October 2017 (SDN/QJ):- Hogaamiyaha waqooyiga Kuuriya Mr: Kiim Jun un, ayaa hambalyo aan hore looga baran u diray madaxweynaha Shiinaha Mr: Jing Ping oo loo doortay madaxweynaha dalkaasi shanta sanadood ee soo socota, isla markaana la gaadhsiiyey hogaamiye heerkiisa la mid ah Aasaasihii Jamhuuriyada Shiinaha Mr: Mow Tas Tang. Mr: Kiim Jun Un, […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Karachi 27. October 2017 (SDN/QJ):- Maxkamada sare ee dalka Pakistaan ayaa soo saartay waaran lagu qabanayo amba lagu xidhayo ra’iisal wasaarihii hore ee dalkaasi Mr: Nawaad Shariif, ka dib markii seddex jeer looga yeedhay maxkamadaasi uu dhagaha ka furaystay. Hase yeeshee Mr: Nawaad Shariif ayaa ugu eedeysan maxkamada sare ee dalkaasi ku tagri fal hanti […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Qudus 27. October 2017 (SDN/QJ):- Ciidamada israa’iil oo adeegsanaya Dayuuradaha Qumaatiga u kaca ayaa hawl-galo ay ku qabqabanayaan dadka falasdiiniyiinta ah ka bilaamay Mandaqada Al-ciisaawi ee Magaalada Qudus,Waxaanay xabsiga dhigeen ilaa afartan Qof oo falasdiiniyiin ah. Ciidamo tira badan oo isugu jira Milateri,Booliska iyo kuwa sirdoonka ayaa hawl-galkaasi ka bilaabay mandaqadaasi al-ciisaawi, waxaanay xoog ku […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »