Home » 4:55 am
Entries posted on “August, 2017”
Roma 29. August 2017 (SDN/QJ):-Dalka Talyaniga waxa ku dhex yaalla laba dal oo iskood u madax banaan. Midkood waa Jamhuuriyadda San Marino waa dawlad la aqoonsan yahay oo ku taalla buuraha abinia ee dalka Talyaniga , dhulka ay degan tahay qiyaas ahaa wuxu dhan yahay 61 km, caasimada dalkuna waa magaalada San marino. Dadka ku […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargaysa 29. August 2017 (SDN/QJ):-Daraasad cusub ayaa shaacisay in buurnida xad dhaafka ay cimriga qofka soo gaabiso. Daraasadan oo laga qaaday dad kumanaan qof ah oo dhallinyaro da’doodu tahay 20 sanno iyo kuwo da’ weynba ayaa cadaysay in buurnida iyo baruurta badani ay saamayn weyn ku leedahay caafimaadka qofka. Daraasadan oo ay qaadeen khubarro Maraykan […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Washington 29. August 2017 (SDN/QJ):-Koox saynisyahano ah oo u dhalatay waddanka Maraykanka ayaa ku guulaystay inay soo saaraan qalab aad u yar yar oo awood u leh inuu galo caloosha dadka, sidoo kalena dilo Bacteria-da ku jirta caloosha dadka ee dhibka u keenta. Khubaradan Saynisyahanka ah oo ka socotay Maxadka Engineering-ka ee Maraykanka ayaa muddo […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargaysa 28. August 2017 (SDN/QJ):-Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Somaliland Marwo Samsam Cabdi Aadan ayaa Maanta Sheegtay In Si rasmi ah loo Bilaabay Diiwaangelinta Cashuur bixiyaha iyadoo la adeegsanayo Qalab Casri ah.
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargaysa 28. August 2017 (SDN/QJ):- Xildhibaan Siciid Cilmi Rooble oo ka mid ah Mudanayaasha Mucaaridka ah ee Xisbiga Waddani ugu Jira Golaha Wakiiladda Somaliland ayaa ka hadlay Cida uu Shalay siiyay Codkiisa iyo Sababta Xisbigiisu u soo Sharaxi waayay inuu noqdo Gudoomiye ku Xigeenka 1aad ee Golaha Wakiiladda Somaliland.
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargaysa 28. August 2017 (SDN/QJ):-Hogaamiyaha Kooxda Khaatumo ee Wadahadalka kula jirta Dawlada Somaliland Cali Khaliif Galaydh ayaa shalay Cadho kaga baxay Kulan ay kooxdiisa iyo Gudidaasi ku lahaayeen Huteel Safaari ee Magaaladda Hargeysa,kulankaasi oo uu markii hore fadhiyay balse uu si kedis ah uga baxay markii uu kulankaasi furmayay,arintaasi oo ay si weyn u wada […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargaysa 28. August 2017 (SDN/QJ):-Madaxweyne ku Xigeenka ahna ku simaha Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Mudane C.raxmaan C.laahi Ismaaciil Saylici ayaa Shaqadii ka Joojiyey Gudoomiyaha Gobolka Awdal Mustafe Cabdi Ciise Shiine. Qoraal uu soo saaray Madaxweyne ku xigeenka Somaliland oo Nuqul ka mid ahi soo gaadhay Xafiiska Warqabadka ee Qurbejoog.com ayaa u Dhignaa Sidan:
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Boorama 28. August 2017 (SDN/QJ):-Badhasaabka Gobolka Awdal Mustafe Cabdi Ciise (Mustafe-Shiine), ayaa dhinac iskaga duway eedaymo ay u soo jeediyeen qaar ka mid ah xildhibaannada golaha deegaanka iyo maayarka Boorama, kuwaasi oo nuxurkoodu ahaa inuu doonayo in la iibiyo Dhul Dan-guud ah oo ku yaalla Magaalada Boorama. Waxaanu eedaymaha ay u jeediyeen Xildhibaannada Golaha Deegaanka […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Garowe 28. August 2017 (SDN/QJ):-Taliyaha Booliiska ee Puntland Cabdulqaadir Shire Faarax “Ereg” ayaa sheegay in xilkii uu hayey uu ka joojiyey madaxweyne ku xigeenka maamul goboleedkaasi Cabdulxakiim Cabdullaahi Cumar Camey. Taliyuhu waxaa uu sidan ka sheegay wareysi uu siiyay Idaacada VOA, waxaanu sheegay inuu joojiyay shaqadii sugayana amar danbe. Taliyaha Booliiska ee Puntland Cabdulqaadir Shire Faarax […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargaysa 28. August 2017 (SDN/QJ):-Magaalada Hargeysa ee Caasimadda Somaliland ayaa waxa Shalay laga furay Madxaf Magaciisu yahay SERYAN, kaasi oo uu aasaasay Muwaadin Reer Somaliland ah, sidoo kalena ka mid ahaa Ururkii Dib u xorreynta Somaliland ee SNM. Munaasibadda Xadhigga lagaga jaray Madxafkan oo lagu ururinayo Taariikhda Halgankii Ururkii dhaqdhaqaaqa Waddaniga Soomaaliyeed ee SNM dib […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »