Home » 6:55 am
Entries posted on “August, 2017”
Hargaysa 30. August 2017 (SDN/QJ):- Wasaarada Duulista hawada Somaliland ayaa waxba jiraan ku tilmaantay Warar sheegaya in dawlada Somalia ee aynu deriska nahay lagu wareejinayo maamulka hawada ee wixii la isku odhan jiray Somalia. Afhayeenka wasaaradda duulista Somaliland Ismaaciil Cali Axmed ayaa sheegay in labada dal ee Somaliland iyo Somalia uu hore u dhexmaray heshiis […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Muqdisho 30. August 2017 (SDN/QJ):- Wasiirka gaadiidka cirka iyo dhulka Somaliya Maxamed Cabdilaahi Salaad ayaa sheegay inay bisha tobnaad ee fooda inagu soo haysa ay qorshaynayaan inay si rasmi ah ula wareegaan hawada dhulkii laysku odhan jiray Somaliya oo ay Somaliland-na ku jirto. Wasiirkan ayaa ku dhawaaqay arintan kadib markii uu Masar kaga qaybgalay shir […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Washington 30. August 2017 (SDN/QJ):- Madaxweynaha Dalka maraykanka donald Trump ayaa sheegay in qorshe kastaa suurogal u yahay ka dib markii ay Kuuriyada waqooyi gantaal kuwa balaastikada ah riday oo dulmarisay Dalka Jaban ka hor intii aanu ku dhicin biyaha badweynta Hndiya, waana iska hor imaad cusub oo ay werwer ka muujiyeen dalalka caalamku. Kuuriyada […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Paris 30. August 2017 (SDN/QJ):- Madaxweynaha dhowaan la doortay ee dalka Faransiiska Mr.Emmanuel Macron, ayaa la caddeeyey inuu qurxinta jidhkiisa ku kharash-gareeyey adduun dhan 26,000 Euro oo ah lacagta Yurub. Mr. Macron oo madaxweynenimada Faransiiska loo doortay bishii May ee sannadkan 2017, waxa uu muddadaas kooban qurxintiisa u isticmaalay lacagtaas aadka u badan, iyadoo arrintaasina […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Tehran 30. August 2017 (SDN/QJ):- Dawlada iran ayaa ganafka ku dhufatay dalabka ay Maraykanku ku dalbanayaan in baadhayaal caalami ah oo ka socda Qaramada Midoobay la geliyo xeryaha ciidamada ee Dalkaasi Iran. Iran waxa ay ku tilmaantay dalabka Marayka mid riyo ah, waxana uu dalabkani imanayaa xilli ay Maraykanku dib uga baxeen heshiiskii dhinaca quwadda […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Berlin 30. August 2017 (SDN/QJ):- Labada qof ee la weeraray waxa ku jira nin boolis ah, waxa aanay looga baqayey inay weerar qorshaysan ku fuliyaan saraakiishan. Labada qof ayaa aad uga cadhaysnaa mab’da ay siyaasiyiinta ka aaminsanayeen qoxootiga Jarmalka, sida ay war qoraal ah ku sheegeen xafiiska xeerilaalinta Fadaraalka Jarmalka. Hawlganka labada qof lagu […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Paris 30. August 2017 (SDN/QJ):- Waxa wadahadalka ka qaybgeliya 7 hogaamiye oo afrikaan ah iyo madaxda midowga Yurub, waxaan miiska u saraan sidii wax looga qaban lahaa tahriibayaasha ka soo qulqulaya wagooyiga afrika. Madaxweynaha Faransiiska ayaa casuumada fidiyey, waxa lagu wadahadlayaa caasimada Paris. Waxa madaxda afrikaanka ah ka dhexmuuqda madaxda dalka Liibiya ee ay gacanta […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargaysa 29. August 2017 (SDN/QJ):-Ciidanka Dab-demiska Caasimada Hargeysa ayaa maanta Abaaro 1:43 PM waxaa Qaylo dhaan Badbaado Nafeed ah laga soo sheegay Xaafada Jacmeeco Weyn ee Degmada Maxamuud Haybe Nooca Badbaadadaa ayaa ahayd Gabadh Suuli ku dhacday waxaana ciidanka looga soo sheegay lambarka gurmadka degdega ah ee 990 ee Ciidanka Dab-demiska. Ugu horayn Ciidanka ayaa […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargaysa 29. August 2017 (SDN/QJ):-Badhasaabka Gobolka AWDAL Mustafe Cabdi Ciise (Mustafe-Shiine) oo Madaxweyne ku-xigeenka, ahna Ku-simaha Madaxweynaha Md. Cabdiraxmaan Cabdillaahi Ismaaciil (Saylici) uu Shaqo ka joojin ku sameeyay Xalay, ayaa sheegay inuu Aqbalay Shaqo joojinta uu ku-simaha Madaxweynuhu ku sameeyay. Badhasaabka AWDAL oo uu Telefiishanka Eryal waydiiyey sida uu u arko Shaqo joojinta uu Madaxweyne […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Maka 29. August 2017 (SDN/QJ):-Murashaxa Madaxweynaha WADDANI Dr.Cabdiraxmaan M.Cabdillaahi (Cirro), oo maalmahii u dambeeyey dalka Sucuudiga ku joogay socdaal la xidhiidha gudashada waajibaadka Xajka, ayaa ka dib marti qaad loo fidiyey waxa uu soo booqday xarunta Masnaca biyaha Samsamka ee boqor Cabdalla Bin Cabdicasiis ee magaalada Makka ee dalka Sucuudiga. Martiqaadkan oo Murashaxa Madaxweynaha WADDANI uu […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »