Home » 11:55 am Entries posted on “August, 2017”

Xildhibaan Axmed Cabdi Kaahin Oo Gudoomiye Muuse Biixi Ku Eedeeyay Saamigii Beeshiisa Oo Uu Duudsiyay Iyo Beesha Oo Talo Isugu Noqondoona DAAWO

Hargaysa 30. August 2017 (SDN/QJ):- Xildhibaan Axmed Cabdi Kaahin oo ka tirsan Golaha Wakiiladda Somaliland isla markaana axadii u Tartamay Jagada Gudoomiye Ku Xigeenka 1aad ee Golaha Wakiiladda balse Codkiisa oo Qudha ka helay Fadhigaasi ayaa eedayn u soo Jeediyey Gudoomiyaha Xisbiga Kulmiye ahna Murashaxa Jagada Madaxweyne ee Xisbigaas Muuse Biixi Cabdi oo uu sheegay […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Xoolihii ugu Badnaa ee Somaliland Ka Baxa oo Gaadhay Sucuudiga,Baxrayn Iyo Yemen iyo Tirada rasmiga ah ee Baxday DAAWO

Hargaysa 30. August 2017 (SDN/QJ):- Wasiirka wasaaradda xannaanada xoolaha Somaliland Mudane C.laahi Maxamed Daahir Cukuse ayaa Sharaxay Xoolaha bishii u Danbeeyay Gaadhay Dalalka Sucuudiga,Baxrayn, Yemen iyo Meelo kale.

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Xabaalo Ku Yaala Magaaladda Berbera oo La Qoday Lafihii oo Bannaanka loo soo saaray Kadib Markii Goobtaas la Siiyay Mid ka mid ah Ganacsatada Somaliland & Dareenka Bulshada DAAWO

Berbera 30. August 2017 (SDN/QJ):- Waxay ahayd dhacdo ku cusub magaalo xeebeedka berbera in la soo faqo Bogcad ay ku aasan yihiin Mayti isla markaana dibada loo soo saaro Lafihii Waxayna arrintani ka danbaysay kadib markii Dhulka Xabaaluhu ku yaalaan la siiyay mid ka mid ah ganacsatada gobolka.

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Fannaaniin Masaari ah oo Somaliland u soo Shaqo tagtay Iyo Ujeeddada Safarkooda oo ay ka hadleen DAAWO

Hargaysa 30. August 2017 (SDN/QJ):- Koox faneed ka socota dalka Masar ayaa soo gaadhay gudaha magaalada Hargeysa, iyaga oo qaban doona bandhig faneed, kaasi oo lagu qaban doono mid ka mida Huteelada waa weyn ee Hargeysa.

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Wasiirka arrimaha gudaha somaliya oo sheegay in anu shaqadiisa cidna uga fasax qadanayan, Isla Markaana Buriyey Wareegtadii Raysal Wasaaraha Somalia  DAAWO

Muqdisho 30. August 2017 (SDN/QJ):- Wasiirka Arrimaha Gudaha ee dawlada federaalka Somalia Cabdi Faarax Juxa ayaa cadeeyay in Waajibaadka loo igmaday aanu cidna u daba fadhiisanayn isagoo Khilaafay amar ka soo baxay Raysal wasaare ku xigeenka Somalia oo xubnaha golaha wasiirada u soo Jeediyey in marka ay qabanayaan Shirar Saxaafadeed ay la socodsiiyaan Xafiiska Raysal […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Dhibaatooyinka Dhinaca Waxbarashada Ka Haysta Ardayda Araga Naafada ka ah ee Ku nool Somaliland & Ardaygii Kaalinta Kowaad ka Galay Tartankii Qur’aanka Iyo Axaadiista Gobolada Somaliland oo si Yaab leh uga Hadlay DAAWO

Hargaysa 30. August 2017 (SDN/QJ):- Cabdifataax Xasan Cabdi waa wiil 17jir araga naafo ka ah oo kunool magaalada Hargeysa, waxaana uu waxbarashada ka gaadhay heer dugsi hoose dhexe hase ahaatee ma aanu helin halkii uu uga sii gudbi lahaa dugsiga hoose dhexe maadaama aanay Somaliland ka jirin dugsiyo sare iyo jaamacado loogu talo galay ardayda […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Taxanihii Qisaska Nolosha iyo Tusmadii Xusuus Qor Dhakhtar Ilkood Kala Soco ‘’Waayuhu Waa Macallin’’ DAAWO

Hargaysa 30. August 2017 (SDN/QJ):- Waa Qormadii Taxanaha ahayd ee Xusuus Dhakhtar Ilkood oo ay inoo Soo diyaariso Drs Hibaaq C.raxmaan Buubaal oo ah Dhakhtarad Aqoon durugsan u leh Xanuunada Ilkaha kana Shaqaysa Magaalada Hargaysa. Waxay Taxanahan inoogu soo bandhigaysaa Khibrad ay ka heshay Mudadii ay ka shaqaynaysay Mihnada dhakhtarnimo,Waxaana si Joogto ah Taxanahan idiinku […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Hargaysa:Akaadamiga Nabadda iyo Horumarka oo ka Hadlay qaabka loo hagi doono doodo ay u qabanayaan murrashaxiinta xisbiyada qaranka ka hor doorashada Madaxtooyada

Hargaysa 30. August 2017 (SDN/QJ):- Akaadamiga Nabadda iyo Horumarka Somaliland, ayaa shaacisay inay qaban doonto doodo dhexmaraya murrashaxiinta saddexda xisbi qaran ee u tartamaya jagada Madaxweynenimada Somaliland. Guddoomiyaha Fulinta ee Akaadamiga Nabadda iyo Horumarka Mr. Maxamed Faarax Xirsi oo saxaafadda kula hadlay xaruntooda caasimadda Hargeysa shalay, waxa uu caddeeyey in doodaha saddexda xisbi qaran la […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Xeel Dheere Lafo Gur Ku sameeyay Hodantinimada Luuqada Soomaaliga Iyo Sababaha Dhimaalka Ku Keenay Xiligan

Hargaysa 30. August 2017 (SDN/QJ):- Prof Maxamed Xaaji Xuseen Raabi waa mid ka mid ah aqoon yahanada u dhashay Somaliland isla markaana jaamacadaha dalka ka dhiga Luuqada soomaaliga iyadoo la eegayo naxwihiisa iyo qaab dhismeedkiisa isagoo buugaag badan ka qoray hodan-tinimada af soomaaliga,Waxa kale oo Prof Maxamed Xaaji Xuseen uu Jaamacado dalka dibadiisa ah ka […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

‘’Anigu ma odhan karo weerar ee niman cidla ka hanjabayey ayey ahaayeen, ninkii telefishanka ka hanjabayeyna iminka wuu xidhan yahay’’ Gudoomiye Ramaax

Burco 30. August 2017 (SDN/QJ):- Badhasaabka Gobolka Togdheer ee Somaliland Md. Maxamuud Cali Saleebaan (Ramaax), ayaa u jawaabay xildhibaanno ka tirsan Golaha Deegaanka magaalada Boorama ee xarunta Gobolka iyo xisbiga mucaaradka ah ee WADDANI oo labaduba hore u eedeeyey. Guddoomiye Ramaax oo daba socday hadal ay warbaahinta siiyeen xildhibaanno ka tirsan Golaha Deegaanka Boorama ee […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »