Home » 9:55 am
Entries posted on “August, 2017”
Denmark 23. August 2017 (SDN/QJ):- Ugu yaraan 350 qof oo Soomaali ah ayaa sanad iyo barkii ugu danbeeyay isaga cararay Denmark ama aan la ogeyn meesha ay ku danbeeyeen Sida uu soo daabacay wargeyska Politiken oo ka mid ah wargeysyada ugu waaweyn dalka Denmark. Qaar badan oo dadkan ka mid ah ayaa qeyb ka ahaa […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
China 23. August 2017 (SDN/QJ):- Dowladda Shiinaha ayaa markii ugu horeysey furtay maxkamad Khadka internetka ku shaqaysa oo dhagaysata dacwadaha la xidhiidha Internetka sida ay faafisay Warbaahinta dowladda Shiinaha. Maxkamaddan ayaa laga furay magaalada Hangzhou waxaana ay dhagaysatay dacwaddii ugu horeysay oo u dhaxaysay nin qoraa ah iyo shirkad bog internet leh, iyada oo labada […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
London 23. August 2017 (SDN/QJ):- Khatarta argagixiso ee soo wajahaysa Waddanka Boqortooyada Britain, ayaa sare u sii kacday oo korodhay xilli Kooxda isku magacaawday dowladda Islamka ee Daacish uu gacantooda kasii baxayo Dhulkii ay gacanta ku hayeen ee dalalka Ciraaq iyo Suuriya. Sida uu sheegay Wasiirka Amniga Ingriisku, Khatarta Argaggixiso ee UK uga imanayasa kooxda […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
London 23. August 2017 (SDN/QJ):- Cabqarinimadu waa hibo Ilaahay SWT uu qofka ku mannaysto, waxaanay ka mid tahay nimcooyinka aadka u weyn ee Ilaahay SWT loogu mahadnaqo. Haddaba, Dalka Britain ayaa lagu qabtay tartan lagu qiimaynayo cabqriyadda iyo xusuusta qofka, waxaana tartankaasi qaybtiisii ugu dambaysay isugu soo hadhay labada wiil ee Rahul oo da’diisu ay […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Riyadh 23. August 2017 (SDN/QJ):- Shirkadda diyaaradaha qaran ee Sacuudi Carabiya ayaa sheegtay in dowladda Qadar aanay weli siin ogolaansho ah inay dalkaasi kasoo daabusho dadka doonaya in sanadkan ay soo xajiyaan. Labada dal ayaa todobaadyadii lasoo dhaafay waxaa ka dhex taagnaa xiisad diblomaasi, taasoo keentay in xukuumadda Riyad iyo dalal kale oo xulafo la […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Barcelona 23. August 2017 (SDN/QJ):- Booliska wadanka Spain ayaa shaaciyey iney dileen ninkii ka dambeeyey weerarkii maalmo ka dhacay magaalada Barcelona kaasoo mlagu dilay 13 qof, ku dhowaad boqol kalena lagu dhaawacay. Younes Abouyaaqoub oo 22 jir ah una dhashay dalka Marooko ayaa maalmo ka hor gaari jiirsiiyey dadka uu dhimashada iyo dhaawaca u geystay […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Washington 23. August 2017 (SDN/QJ):- Kani waa sawir la qaaday 7 bilood ka hor ,kaasi oo muujinaya sida degdeg ah ee uu isu badalay maamulka madaxwayne Donald Trump. Sawirkan oo la qaaday 28 January, ayaa muujinaya madaxwayne Trump oo fadhiya islamarkana ay hareera joogaan madaxda aqalka cad,madaxwaynaha ayaa ku hadlaya taleefoon uu ka helay madaxwaynaha […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargaysa 23. August 2017 (SDN/QJ):- Waxaynu Galaynaa Bisha Dul Xij iyadoo Bishani ay tahay ta uu alle waajibiyey in adoomihiisu intii awoodaa ay Soo Gutaan Rukniga Diiniga ah ee Xajka.
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Makka Al Mukaramma 23. August 2017 (SDN/QJ):- Kadib markii dhawaanahan si xidhiidh loogu faafinayay baraha xidhiidhka Bulshada ee Social Media-ha loo yaqaano waxa ay warbaahinta Turkigu faahfaahin ka bixisay sida ay u dhacday qisada nin oday ah oo u dhashay waddanka Ghana ee Galbeedka Afrika kaasi oo kamaradaha duula ee Drone-ka loo yaqaanaa ay u […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Karachi 23. August 2017 (SDN/QJ):- Dalka Pakistan Booliska ayaa jeelka u taxaabay wiil dhallinyaro ah oo Kiristaan ah ka dib markii lagu eedeeyey inuu gubay bogag ka mid Qur’aanka Kariimka. Sida ay sheegeen madaxda Booliska Pakistan wiilka oo lagu magaacabo Asif Massih oo 18 jir ah ayaa lagu eedeeyey inu cay iyo afxumo u geystay […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »