Home » 3:55 pm Entries posted on “August, 2017”

Xogo uu Helay Mid ka Mid ah Wargaysyada Ka Soo Baxa Hargaysa oo Muujiyey Halista Safarka Wasiirkii Hore ee Amuuraha Dibada Somaliland ee Muqdisho!!

Hargaysa 23. August 2017 (SDN/QJ):-Wasiirkii Hore ee Wasaaradaha Arrimaha Dibadda iyo Ganacsiga Somaliland Mudane Maxamed Cabdilaahi Cumar ayaa saddexdii maalmood ee ugu dambeeyey waxa uu ku sugan yahay caasimadda waddankaasi Soomaaliya ee Muqdisho isaga oo kulamo kala duwan la qaatay Madaxweynaha dalkaasi Soomaaliya Maxamed Cabdilaahi Farmaajo iyo Ra’iisal Wasaarihiisa Xasan Cali Khayre. Waana hal maalin […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

“Anigu Ma Jecli In Layla Xanto Amb. Cawil Iyo Cali Warancadde Oo Weli Saaxiib Ayaanu Nahay Laakiin…’’ Siyaasi Siciid Sulub

Hargaysa 23. August 2017 (SDN/QJ):- Siyaasiga Siciid Sulub Maxamed oo ka mid ah Musdambeedka Xisbiga WADDANI ayaa sheegay In ay ku badan tahay xanta uu xisbigiisu iska weydiiyo saamaynta ay rag ay isaga saaxiibo ku ahaayeen saaxaddii UDUB oo haatan KULMIYE ka tirsani ku yeesheen dhoollatuska siyaasaddeed ee xilligan ka dhex socda axsaabta. Siciid Sulub […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Xarun Caafimaad oo Laga Dhagax Dhigay Deegaanka Daragodle ee Gobolka Saaxil DAAWO

  Daragodle 23. August 2017 (SDN/QJ):- Maamulka gobolka Saaxil iyo ka degmada Berbera oo uu weheliyo isu-duwaha caafimaadka gobolka Berbera ayaa dhagax dhigay xarun caafimaad oo laga hirgalin doono deegaanka Daragodle oo ka tirsan degmada Berbera.

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Diyaarad Siday Madax Dhaqameed ka Socda Gobolada Sool iyo Sanaag oo Xalay Gaadhay Magaaladda Buuhoodle DAAWO

Buuhoodle 23. August 2017 (SDN/QJ):- Waxaa Magaaladda Buuhoodle Gaadhay Diyaarad ay la socdaan Xubno Madax dhaqameed ah oo u Gurmaday Xiisada ka taagan Magaaladda Buuhoodle ee sababtay Khasaaraha Nafeed iyo Ka hantiyeed.

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

“Intii Ay Haweenku Hadhow Odhan Lahaayeen; Maxaa Wax Looga Qaban-waayay Ninka Intuu Qol Yar Ka Kiraystay Suuqa Doqon-ma-waaye Lacagta…’’ Gudoomiyaha Xafiiska Imtixaanaadka Qaranka

Hargaysa 23. August 2017 (SDN/QJ):- Guddoomiyaha Xafiiska Guddida Imtixaannaadka Qaranka Somaliland Daauud Axmed Faarax oo isaga iyo masuuliyiinkale oo wasaaradda waxbarashadaka tirsani warbaahinta kula hadleen xafiiskooda ayaa ka digay kooxo uu sheegay in ay sitaan magacyo Foojari ah oo waalidiinta iyo ardayda reer Somaliland  ka ibinaya deeqo waxbarasho oo ay sheegeen in uu dalka Turkigu […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Fadhigii Maanta ee Golaha Wakiiladda oo Mar Sadexaad loo balamay inuu Qabsoomo Maalinta Axada, Labada Dhinac oo isla qaatay in Khilaafka Dibada lagu soo Dhameeyo,Ciidan Xoogan oo la Keenay Xaydaabka Golaha,Saxaafada oo Dibad Joog ka ahayd Iyo Jewigii Maanta DAAWO

Hargaysa 23. August 2017 (SDN/QJ):-  Fadhigii ay Maanta Ku Balansanayeen Mudanayaasha Golaha Wakiiladu inay Ku doortay Gudoomiye Ku Xigeenka 1aad ee Golahaasi ayaa ku soo Dhamaaday in Mar Sadexaad loo balamo inuu Fadhigaasi qabsoomo Maalinta axada ee soo socota. Fadhigan oo uu Shir gudoominayay Gudoomiyaha Lagu Muransan yahay Sharciyadiisa Mudane Baashe Maxamed Faarax ayaa la […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Taliyaha Laanta Socdaalka Somaliland oo Iftiimiyey Waxqabadyo u Hirgalay Mudooyinkii u Danbeeyay

Hargaysa 23. August 2017 (SDN/QJ):- Taliyaha Guud Ee Taliska Ciidmada Socdaalka Jsl S/Guuto (Brigadier) Maxamed Cisman Caalin ayaa ka hadlay Qorsheyaal ay Ku Horumariyeen Laanta Socdaalka Somaliland. Taliyuhu wuxuu xusay inay hirgaliyeen 8 Degmo kana sameeyeen Laamo Socdaal Iyo Unugyo U Shaqeeya Nooca Loo Yaqaan Mobile Unit Oo Wata Gaadiid Qalabaysan. Taliyaha Guud Ee Taliska […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

“Waxaan buslhada reer Laascaanood la qabaa dareenkooda, ma jirto magaalo qiimaha nalku yahay $ 0.3 ILLAAHAY baa noo soo diray Gurmad Solar Energy” Foosiya Madamed Jibriil

Laascaanood 23. August 2017 (SDN/QJ):- Bulsho weynta Somaliland ee ku dhaqan gobollada iyo degmooyinka dalka ayaa inta badan ka cowda qiimaha laydhka oo ay sheegeen in uu aad u sareeyo, habadda Magaalada Laascanood ee Xarunta gobolka Sool ayaa ka duwan cabashada gobollada kale waxaanay nasiib u yeelatay in ay noqoto magaaladan ugu qiimaha jaban uguna […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Basaasida Dadka Lagu Dabo Jiro,Xirfadaha La Isticimaalo & Qalabyada Casriga ah ee loo adeegsado

Hargaysa 23. August 2017 (SDN/QJ):- Qarniga 21-naad waxaa dunida sirdoonka ku soo kordhay tabo cusub oo loo adeegsado dagaalka lagu hayo ururrada Islaamiga ah, waxaa ka mid ah: – Basaasidda xidhiidhada isgaadhsiinta: Basaasidda noocan ah waxaa ugu horreeya in la dhegeysto talefannada laga dirayo goobaha lagu tuhmayo in ay ururradani awood ku leeyihiin ama laga maleegi […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Maxkamad fara gelisay Xukunka Sadexda Dalqadood Ah Ee Lagu Furo Haweenka Muslimiinta!!

Delhi 23. August 2017 (SDN/QJ):- Maxkamadda ugu saraysa dalka Hindiya ayaa sharcidarro ku tilmaantay furitaanka degdeg ah ee saddexda dalqadood ay halka mar ku dhawaaqaan ragga Muslimka ah ee dumarka furaya. Maxkamadda ayaa go’aankan qaadatay ka dib markii ay soo gaareen dhawr codsi oo ay usoo gudbiyeen ururrada u dooda xuquuqda dumarka.   Dadka u […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »