Home » 7:25 am
Entries posted on “August, 2017”
Berbera 25. August 2017 (SDN/QJ):- Maxkamadda gobolka Saaxil oo ay weheliso xeer ilaalinta gobolkaas ayaa gubay maan dooriyeaal ay gacanta ku soo dhigeen ciidanka booliska ee degmada Sheekh.
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargaysa 25. August 2017 (SDN/QJ):- Wasiirka Wasaaradda Waxbarashadda Iyo Tacliinta Sare ee Somaliland Mudane C.laahi Ibraahin Habane oo uu Weheliyo Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Waxbarashadda ayaa soo gabo gabeeyay Shir hawleed Mudo laba Cisho ah u Socday Wasaaradda Waxbarashadda Iyo Hay’adaha Wada shaqayntu ka dhaxayso.
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Oodweyne 25. August 2017 (SDN/QJ):- Agaasiimaha gobolada iyo degmooyinka ee wasaaradda arrimaha gudaha Somaliland Maxamed Cali oo ay wehelinayaan gudoomiye ku xigeenka gobolka Daadmadheedh iyo maayirka degmada Oodweyne ayaa kormeer ku soo maray mashaariic ay dawlada hoose ka fulinayso degmadaas.
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargaysa 25. August 2017 (SDN/QJ):-Muj.Cali Guray Oo Ka Mid ah Siyaasiyiinta xisbiga Kulmiye ayaa ka hadlay hormo siyaasiyiin ah oo shalay si rasmi ah ugu biiray xisbiga Waddani waxaanu si khaas ah uga hadlay raadkii siyaasadeed ee ay isla soo mareen Axmed Jaambiir Suldaan iyo Musharaxa kulmiye Muuse Biixi Cabdi waxaana qoraal kooban uu soo […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargaysa 25. August 2017 (SDN/QJ):- Dawladda Hoose ee Hargeysa, ayaa mushaharkii u kordhisay shaqaalaha ka hawlgala qaybta dakhli soo-saarka ama cashuuraha, sidaasna waxa Sheegay Xoghayaha Fulinta D/Hoose ee caasimadda, Cali Xasan Cawaalle. Xoghaye Cali Xasan, waxa uu sheegay in shaqaalaha ka hawlgala cashuuraha Dawladda Hoose ay maamulka degmaddu u labba-laabeen mushaharooyinkoodii bishii la soo dhaafay. […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Sanca 25. August 2017 (SDN/QJ):- Cuntada oo aad u yar iyo dawada oo gabaabsi ah oo ay sababeen laba sanadood oo dagaal lagu hoobtay uu socday ayaa saamayn weyn ku yeeshay nolol maalmeedka. Wariyaha BBC Nawal al-Maghafi ayaa socdaal ku martay waddanka si ay indhaheeda ugu aragto raadkii uu reebay dagaalka. Samiira waxay ku cararaysaa […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargaysa 25. August 2017 (SDN/QJ):- Sadex ka mid ah Saraakiisha Xoghayeyaasha ka ah Xisbiga Mucaaridka ee Waddani ayaa Shaaciyey inay Iska Casileen Xilkii Iyo Xubin-nimadii Xisbigaas kadib markii uu Hogaankiisu sida ay yidhaahdeen uu ka weecday dariiqii uu raacayay.
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Missouri 25. August 2017 (SDN/QJ):- Governatooraha gobolka Missouri ee dalka Maraykanka ayaa baajiyay xukun dil ah oo nin lagu fulin lahaa, wuxuuna magacaabay guddi baaritaan ku sameeya xukunkii lagu riday. Amarkan ayaa soo baxay saacado yar ka hor markii dilka lagu fulin lahaa Marcellus Williams, oo 48 jir ah kaasoo lagu helay inuu dilay haweeney […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Delhi 25. August 2017 (SDN/QJ):- Maxkamadda sare ee Hindiya (India), ayaa xukuntay in Muwaaddiniinta dalkaasi yeeshaan Xuquuq aasaasi ah oo la xidhiidha Asturnaanta Xogtooda iyo Shaqsiyaddooda, Xukunkaas oo ah mid Taariikhi ah. Xaakinnadu waxay xukeen in xaqa asturnaanta xogta iyo shaqsiyaddu uu qayb muhiim ah ka yahay qodobka 21-aad ee Dastuurka India oo ilaalinaya nolosha […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Washington 25. August 2017 (SDN/QJ):- Xiriirka Mareykanka iyo Masar, oo horumaray kadib doorashadii madaxweyne Donald Trump, ayaa u muuqday inuu dib u xumaaday, kadib markii dowladda Mareykanka ay jartay qeybo ka mid ah gargaarkii Masar la siin jiray, sababo la xiriira xadgudubyo dhinaca xuquuqda aadanaha ah. Dowladda Mareykanka ayaa boqol milyan oo dollar ka dhintay […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »