Home » 2:42 pm
Entries posted on “August, 2017”
Hargaysa 28. August 2017 (SDN/QJ):-Guddoomiyaha xisbiga KULMIYE, ahna murrashaxa madaxweyne ee xisbiga Md. Muuse Biixi Cabdi, ayaa kulan ballaadhan oo nuxurkiisu ahaa is-xogwaraysi iyo is-fahamsiinta qorsheyaasha iyo himilooyinka fog iyo kuwa dhaw ee xisbiga KULMIYE la qaatay haween aqoonyahan ah oo dalka iyo dibaddaba wax kusoo bartay, isla markaana aqoontoodu gaadhsiisan tahay shahaadada labaad ee aqoonta […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargaysa 28. August 2017 (SDN/QJ):-Xubno ka Tirsan Guddiyada Wadahadalka u qaabbilsan Dawladda Somaliland iyo Maamulka Khaatumo, ayaa ka jawaabay su’aalo laga weydiiyey midho-dhalka wadahadalka muddada u socday iyo Shir loo dhan yahay oo ay shalay shaaciyeen in la qaban doono dabayaaqada bisha sagaalaad ee sannadkan 2017-ka. Wasiirka arrimaha dibedda Somaliland Sacad Cali Shire oo ah […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargaysa 28. August 2017 (SDN/QJ):-Wasiiru dawlaha wasaaradda arrimaha gudaha Somaliland Maxamed Muuse Diiriye ayaa ka hadlay warar sheegaya in ay somaliland yimaadeen siyaasiyiin xilal kasoo qabtay Somaliya,iyo sidoo kale siyaasiyiin reer Somaliland oo Muqdisho ku nool oo ay Somaliland cafis u fidisay.
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargaysa 28. August 2017 (SDN/QJ):- Xildhibaan Naasir Cali Shire oo kamid ah golaha wakiilada Somaliland ayaa ka hadlay doorashadii shalay ka dhacday golaha wakiilada ee lagu doortay gudoomiye ku xigeenka koowaad ee golaha,isaga oo sidoo kalena duray madaxwaynaha Somaliya Maxamed Cabdilaahi Farmaajo.
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargaysa 28. August 2017 (SDN/QJ):- Golaha Wakiiladda Somaliland ayaa Maalintii Shalay Doortay Gudoomiye ku Xigeenka 1aad ee Golahaasi oo loo doortay Xildhibaan Axmed Yaasiin Sheekh Cali Ayaanle.
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargaysa 28. August 2017 (SDN/QJ):-Wefti balaadhan oo socda Xukuumadda Jamhuuriyadda Somaliland ayaa galabta ka amba baxay Madaarka Cigaal Airport ee Caasiamda Hargeysa, iyaga oo u soo jeeda Wadanka Saudi Arabia. Weftigaasi oo ka koobnaa shan wasiir oo ka tiran Xukuumadda Somaliland oo uu hoggaaminayey Wasiirka Arrimaha dibada Dr. Sacad Cali Shire ayaa waxa ka […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargaysa 28. August 2017 (SDN/QJ):-Wasiirka Wasaaradda Madaxtooyada Somaliland Md. Maxamuud Xaashi Cabdi, ayaa Shalay Dhagax-dhigay Barkad Afraad oo Wakaaladda Biyaha Hargeysa ugu talo-gashay inay ka mid noqoto Barkadaha Biyaha loogu kaydiyo Caasimadda, marka la dhamaystiro Mashruuca Biyo-ballaadhinta ee laga soo bilaabay Ceelasha biyo-saarka ee Geed-deeble ee Waqooyiga Magaalada Hargeysa. Berkaddan Keydka Biyaha loogu talo-galay oo […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargaysa 28. August 2017 (SDN/QJ):-Wasiirka Wasaaradda Madaxtooyada Somaliland ayaa ka Falceliyey doorashadii ka dhacday golaha Wakiiladda ee Somaliland ee lagu doortay Gudoomiye ku Xigeenka 1aad ee Golaha Wakiiladda. ”Golaha Wakiilada doorashii Shalay ka dhacday ee loo tartamyey Kursiga Guddoomiye ku xigeenka koowaad ee Golaha, waxaan ku bogaadinayaa Golaha Wakiilada tartankii fiicnaa ee bisaylku ka muuqday ee […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargaysa 27. August 2017 (SDN/QJ):- Wadahadal maalmihii u danbeeyey magaalada Hargeysa uga socday dawladda Somaliland iyo Kooxda Khaatumo, ayaa maanta si rasmi ah loo soo gebo-gabeeyey, waxaana laga soo saaray Toban Qodob oo kala duwan oo ay labada dhinac isla qaateen, sida uu Warbaahinta u akhriyey Wasiirka arrimaha dibedda Somaliland Sacad Cali Shire Axaddii Maanta. Xubno […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargaysa 27. August 2017 (SDN/QJ):- Xigeenka koowaad ee Golaha Wakiillada Somaliland, ayaa maanta la doortay Axmed-Yaasiin Sheekh Cali Ayaanle, waxaanu markii Fadhigii Axaddii Maanta Ku-xigeenka 1-aad loogu doortay uu ka hadlay doorashadiisu siday u dhacday iyo dareenkiisa guusha uu gaadhay Kursigaas oo Mudanayaal kale kula tartameen. Fadhiga Maanta oo uu guddoominayey Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Somaliland […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »