Home » 6:25 am
Entries posted on “July, 2017”
Quddus 28. July 2017 (SDN/QJ):- Booliska Israa’iil Waxa Ay Ku Dhawaaqeen Inay Joojiyeen Dhamaan Talaabooyinkii Ammaanka Ee Ay Ka Hayeen Gudaha Masaajidka Alqudus, Isla Markaana Ay Ka Fureen Agabkii Kala Duwanaa Ee Ay Albaabadiisa Ku Xidheen. Israa’iiliyiintu Waxa Ay Intaa Ku Dareen In Ilaalinta Ammaanka Masaajidka Lagu Celiyey Qaabkiisii Hore Ee Uu Ahaa Waxii Ka […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Riyadh 28. July 2017 (SDN/QJ):- Maxkamada sare ee Boqorooyada Sucuudiga ayaa taageertay go’aan ay hore maxkamadi dil toogasho ah ugu xukuntay 14 eedaysane oo ka soo jeeda qowmiyada shiicada ee Boqortooyadaasi. Wargayska Cukaad ee sucuudiga ka soo baxa ayaa khamiistii shalay waxa uu daabacay in maxkamada sare ay aqbashay xukunkii dilka ahaa ee lagu xukumay […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Cummaan 28. July 2017 (SDN/QJ):- Dalka Jordan Waxay Go’aamiyeen In Aanay Marnaba Ogolaan Doonin In Shaqaalihii Safaaradda Israa’iil Ay Dib Ugu Soo Noqdaan Magaalada Cammaan Iyadoo Aan Maxkamad La Horgaynin Ninkii Shaqaalaha Safaaradaa Ka Tirsanaa Ee Dilay Labadii Qof Ee Jordan U Dhashay. Wargayska Al-Qad Ee Dalka Jordan Oo Soo Xiganayey Diblumaasi Wadankaa U Dhashay […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Japan 28. July 2017 (SDN/QJ):- Wadanka Japan Waxaa Lagaga Dhawaaqay Xaalad Degdeg Ah Iyadoo Uu Soo Baxayo Tuhun Ku Saabsan In Kuuriyada Waqooyi Ay Tijaabinayso Gantaal Cusub Oo Kuwa Ridada Dheer Ah . Tijaabadaas Oo Ay Ku Soo Beegayso Munaasabada Heshiiskii Lagu Joojiyey Dagaalkii Labada Kuuriya Ee Socday Intii U Dhexaysay Sanadihii 1950 Ilaa 1953. […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Washington 28. July 2017 (SDN/QJ):- Gaashaanle Dillard Johnson oo ka mid ah Ciidamada Dhulka ee dalkaasi Maraykanka ayaa loo aqoonsaday ninkii tirada ugu badan dad ciidamada Maraykanka ka soo hor jeeda ku dilay adduunka guudkiisa kii ugu badnaa kadib markii la xaqiijiyey isna uu qirtay in uu qudha ka jaray in ka badan 2746 qof […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Raqqa 28. July 2017 (SDN/QJ):- Hawl-Wadeenada Ka Tirsan Hay’adaha Xuquuqul Aadanaha Ee Suuriya Ayaa Sheegay In 24-kii Saacadood Ee Ugu Dambeeyey Ay Ugu Yaraan 28 Qof Ku Dhinteen Weerar Dhanka Cirka Ah Oo Ay Isbaahaysiga Maraykanku Hogaamiyaa Ku Qaadeen Xaafadaha Ay Weli Gacanta Ku Hayaan Kooxda Daacish Ee Bariga Magaalada Raqqa Ee Dalka Suuriya. Telefishinka […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargaysa 28. July 2017 (SDN/QJ):- Cilmibaadhis Maraykanka lagu sameeyey dhowaan ayaa lagu ogaaday in cunista saliid saytuunta gaar ahaan nooceeda sida dabiiciga ah loo miiraa ay xoojiso xusuusta iyo awoodda maskaxeed ee waxbarashada isla markaana ay yarayso samaysanka walxaha lagu magacaabo Amyloid beta oo ka mid ah sababaha keena cudurka unugyada maskaxda dila ee lagu […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargaysa 27. July 2017 (SDN/QJ):- Khamiista Maanta oo Taariikhdu tahay 27-ka bisha 7-aad ee Sannadka 2017-ka, ayaa waxa 7 Sannadood ku buuxsantay Muddada uu Xilka Qaranka hayo Madaxweynaha Somaliland Md. Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo). Madaxweyne Axmed-Silaanyo ayaa 7 Sannadood ka hor, Maanta oo kale Xilka Madaxweyne-nimo kala wareegay Madaxweynihii Xilka uga horreeyay oo ahaa Mudane Daahir […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargaysa 27. July 2017 (SDN/QJ):- Waxaa la filayaa in doorashadda Madaxtooyo ee Somaliland ay qabsoonto 13-ka Bisha November ee Sannadkan aynu ku Guda jirno ee 2017,Waxaana u taagan Sadexda Xisbi qaran. Xisbiga Kulmiye Murashaxa Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi Murashaxa Madaxweyne Xigeen C.raxmaan Saylici Xisbiga Waddani Murashaxa Madaxweyne C.raxmaan Maxamed C.laahi Cirro Murashaxa Madaxweyne Xigeen Ambassador […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Boorama 27. July 2017 (SDN/QJ):- Wasiirkii Hore ee Wasaaradda Boosaha iyo Isgaadhsiinta Somaliland Mudane Maxamed Jaamac Abgaal ayaa sheegay inaanu Madaxweyne Siilaanyo Saamigii ay Mudnaayeen siin Beesha Ciise isla markaana ay ka qaatan yihiin Xilalka Jaangoynta Siyaasadda Somaliland. Wasiirkii hore ee Boostaha iyo Isgaadhsinta Somaliland Maxamed Jaamac Abgaal waxa uu si adag uga hadlay xaaladda […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »