Home » 8:03 pm
Entries posted on “July, 2017”
Hargaysa 29. July 2017 (SDN/QJ):- Musharaxa xisbiga Ucid Faysal Cali Xuseen ayaa mar uu maanta ka hadlayay munaasabad loo sameeyay Qorshaha Shanta sanno ee soo socda ee Horumarinta Qaranka Somaliland ayaa sheegay in ay ahayd in mar hore la bilaabo arrinkan.
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargaysa 29. July 2017 (SDN/QJ):- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland mudane Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo waxaa uu daboolka ka qaaday in ay joojiyeen hiigsigii iyo himiladii qarankani laha inta laga gaadhayo labada kun iyo sodonka, 2030-ka. “Dhanka kale waxaanu joojinay hiigsigii iyo himiladii qarankani lahaa ilaa 2030-ka waxaana farxad weyn noo ah inaanu daahfuro qorshihii labaad ee qaranka […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargaysa 29. July 2017 (SDN/QJ):-Cuqaal iyo Madax-dhaqameed ka soo jeeda deegaanka Ceel-afweyn, ayaa Xukuumadda uga digay in la iibiyo xabko iyo beeyooyinka deegaankaasi, waxaana shir-jraa’id oo ay Burco ku qabteen ay ku sheegeen in ay digniino u soo dirayaan Xukuumadda.
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargaysa 29. July 2017 (SDN/QJ):- Golaha guurtida JSL ayaa maanta ku dhawaaqay gudiyo ay u kala dirayaan Ceel-afweyn,Burco iyo Xariirad oo ka kala Tirsan Gobolada Sanaag Togdheer Iyo Awdal. Fadhigan oo uu shir gudoominayey golahaasi Md: Saleebaan Maxamuud Aadan waxa uu golaha ka hor sheegay in gudiyo u saareen deegaanka Ceel-afweyn kuwaas oo ka hawl galidoona […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargaysa 29. July 2017 (SDN/QJ):- Abwaan Dayib Guray oo Ku Magac Dheer Dhako ayaa Maanta Gabay Cusub Waxa uu Ka Tiriyey Madal uu Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Siilaanyo ku daahfurayay Qorshaha Labaad ee Horumarinta Qaranka. Abwaan Dhako oo Hore u Tiriyey Gabay uu Halku dhegiisu ahaa Siilaanyaa Gabyoo Yidhi Waxa uu Kan Maanta ku amaanay Madaxweynaha Waxaa […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargaysa 29. July 2017 (SDN/QJ):- Murashaxa Madaxweynaha Xisbiga Mucaaradka ah ee WADDANI sida oo kale na ah guddoomiyaha Xisbigaasi Dr.Cabdiraxmaan M.Cabdillaahi (Cirro), waxa uu xilal kala duwan u magacaabay qaar ka mid ah saraakiisha Xisbigaasi ka dib markii uu eegay kartidooda iyo baahida uu Xisbigu u qabay xilalkaasi. Dr.Cabdiraxmaan M.Cabdillaahi (Cirro) oo xilalkan cusub ee uu […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargaysa 29. July 2017 (SDN/QJ):- Shaqaalihii ka hawlgalaayay wadada Ceerigaabo ayaa cabasho balaadhan ka muujinayay mudooyinkii ugu danbeeyay in aanay qaadan wax mushaharaad ah, isla markaasna aanay qaban wax shaqo ah. Telefishanka caalamiga ah ee Eryal Tv ayaa habeen hore baahiyay warbixin uu ku sheegay in mashruuca wadada Ceerigaabo ahaa kii ugu weynaa ee xukuumadda […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargaysa 29. July 2017 (SDN/QJ):- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Axmed Maxamed Maxamud Siilaanyo ayaa Maanta Khudbad ka Jeeediyey Shirka Horumarinta Qorshaha Qaranka. Madaxweynaha oo halkaasi ka jeediyey khudbad muhiimaya oo u dhignayd sidan: Bismilaahi Raxmaani Raxiim, Mudanayaal iyo Marwooyin, Jamhuuriyadda Somaliland, waxay halkan kusoo gaadhay hayaan dheer iyo halgan qadhaadh, oo marxalado […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargaysa 29. July 2017 (SDN/QJ):-Madaxweynaha Somaliland Md. Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo), ayaa Cafis ku siidaayey Maxaabiis Tiradadoodu dhan tahay 489. Cafiskan oo ah mid uu Sannad walba Madaxweynuhu Sameeyo isla-markaana lagu siidaayo Maxaabiista u xidhan Dambiyada yaryar, ayaa waxa sannadkan ka faa’ideysanaya 489 Maxbuus oo muddooyin kala duwan ku xidhnaa Xabsiyada Dalka. Sidaana waxa Xaqiijiyey […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargaysa 29. July 2017 (SDN/QJ):-Sheekh Aadan Xaaji Maxamuud Xiirey (Sheekh Aadan-Siiro), ayaa mar kale ka hadlay Colaadda soo noqnoqotay ee ka taagan Tuulada Dararweyne ee Degmada Ceel Af-weyn ee Gobolka Sanaag. Sheekh Aadan-Siiro Wuxuu Iftiimiyey Dambiga uu leeyahay Qofka si u kas ah u dila Qof kale oo Muslim ah, ayaa si faahfaahsan uga hadlay Dagaalka […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »