Home » 10:25 am
Entries posted on “July, 2017”
Ceel-afweyn 27. July 2017 (SDN/QJ):- Maamulka Gobolka Sanaag, ayaa digniin u diray Dadka ku dhaqan Deegaannada Degmada Ceel Af-weyn ee ay dhawaan labada Beelood ee Walaalaha ahi ku dagaalameen. Maamulka Gobolka Sanaag, waxay sheegeen in Ciidammada Qaranku ku amran yihiin in Cid kasta oo lagu qabto Hubka noocyadiisa kala duwan laga qaadayo Tallaabo Sharciga waafaqsan […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Muqdisho 27. July 2017 (SDN/QJ):- Ra’iisal-wasaare Ku-xigeenka Soomaaliya Mahdi Maxamed Guuleed (Khadar), ayaa sheegay in Wasiirka Cadaaladda iyo Xeer-ilaaliyaha guud ee Qaranka ay 1-da Bisha August 2017 u ambabixi doonaan dalka India, si ay dawladda waddankaas ka talisa ugala hadlaan sii-deynta 118 Maxbuus oo Dhalinyaro Soomaaliyeed ah, isla markaana ku xidhan Xabsiyada dalkaas. Waxa uu […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargaysa 27. July 2017 (SDN/QJ):- Dhallinyaro Iskood isu Xil qaamay ayaa Hawlgal ku Wajahan Qaadashada Kaadhka Codbixiyaha waxay ka sameeyeen Deegaano hoos taga Gobolka Maroodi Jeex oo ay ka socota Wareegii labaad ee u danbeeyay ee Qaadashada Kaadhka Codbixiyaha.
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargaysa 27. July 2017 (SDN/QJ):- Wefti Culimo ah oo ka Socda dalka Sweden iyo Qaar ka Mid ah Culimada waaweyn ee Somaliland ayaa si wada jir ah ugu baaqay bulshada Somaliland in laga qayb qaato dhismaha Masjid la rabo in laga hirgaliyo caasimadda dalka Sweden ee Stockholm kaas oo noqon doona Masjidkii labaad ee ay […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
London 27. July 2017 (SDN/QJ):- Dowladda Britain ayaa lagu wadaa in ay ku dhawaaqdo qorshe dalka looga mamnuucayo gawaarida cusub ee ku shaqeeya baasiinka iyo naaftada laga billaabo sanadka 2040-ka, waxaana arintan ay qayb ka tahay dedaalada lagula tacaalayo wasakheynta hawada. Wasiirada ay arrintan khuseyso ayaa lagu wadaa in ay 255 milyan oo geniga istarliinka […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Nairobi 27. July 2017 (SDN/QJ):- Xili laba toddobaad kaliya ay ka harsan tahay doorashada madaxweynaha dalka Kenya, ayaa dadweynaha waxa habeenkii isniinta daawadeen hogaamiyaha mucaaradka Raila Odinga oo kaligiis doodaya, kadib markii madaxweyne Uhuru Kenyatta uu iman waayey. Kooxda madaxweyne Kenyatta ayaa sheegtay inuusan ka qeyb galin doodda, sababtuna ay tahay ayaga oo aan ku […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Luxembourg 27. July 2017 (SDN/QJ):- Maxkamadda Cadaaladda ee Midawga Yurub, ayaa xukuntay in Dadka Magan-gelyo-doonka ah (Muhaajiriinta) Dacwadahooda laga xareeyo dalka ugu horreeya ee ka tirsan Midowga Yurub ee ay ka galaan Qaaradda Yurub. Intii uu socday Qulqulka Qaxootiga Tahriibaya ee 2015 iyo 2016, ayaa xuduudaha la isu furay, iyadoo Dad badanna ay magangelyo […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Qaahira 27. July 2017 (SDN/QJ):- Jaamacada carabta ayaa kulan degdeg ah oo heerka wasiirada Arimaha Dibada ah waxa ay yeelan doonaan Maanta oo Khamiis ah kaas oo lagaga wadahadlayo xaalada adag ee soo foodsaartay Magaalada Quddus iyo masjidka Al-aqsa oo ay israa’iil ku hayso go’doomin iyo hagardaamo. Kulankan oo ay dalbatay Dawlada urdun waxaa shir […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Quddus 27. July 2017 (SDN/QJ):- Madaxweynaha Falasdiiniyiinta Mr: Maxamuud Cabaas ayaa sheegay inuu sii wadayo go’aankiisa uu ku joojiyey xidhiidhka Israa’iil, iyadoo ay Israa’iil ka qaadey qalabka wax lagu baadho ee ay hore ugu xidhay masaajidka barakaysan ee Al-aqsaa. Israa’iil ayaa iyadu dhinaceeda ka sheegtay inay lagama marmaan ahayd inay qalabkaasi ku xidho masaajidka si […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Sanca 27. July 2017 (SDN/QJ):- Hay’adaha UNICEF,WFP iyo WHO ayaa ka digay in macaluul ballaadhini ka dillaacdo dalka Yeman haddii aan gargaar deg-deg ah loola gaadhin dalkaasi uu la degay dagaalka sokeeye. Hay’adahan ayaa ugu baaqay beesha caalamka in loo baahan yahay in la libin laabo gargaarka loo fidiyo dadka ku tabaalaysan dagaalada dalka yeman […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »