Home » 11:25 am Entries posted on “June, 2017”

Xoghayaha Ciyaaraha WADDANI oo Eedahii ugu Cuslaa u Soo Jeediyey Wasaaradda Ciyaaraha+ Sheegayna in Ay Ku Fashilantay Ciyaarahii Dalka DAAWO

Hargaysa 28. June 2017 (SDN/QJ):- Xoghayaha ciyaaraha Xisbiga WADDANI Md.Yoonis Axmed Yoonis, ayaa eedahii ugu cuslaa u soo jeediyey wasaaradda Ciyaaraha Somaliland oo sheegay in ay kala qoqobto isla mar ahaantaana u kala abtiriso dhallinyarta ciyaaraha ee magaalada Hargeysa, waxaana uu sida oo kale sheegay in wasaaradda Ciyaarahu ay takoor ku heyso ciyaaraha degmooyin ka […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Warbiximihii ay Warbaahinta Dunnidu ka Qoreen Xornimadii Luntay 26-kii Bishii June 1960-kii

Hargaysa 28. June 2017 (SDN/QJ):- Doraad oo kale  kale, 26 Juun 1960, waxay dadkii wakhtigaa ku dhaqnaa geyigan Somaliland u ahayd guul iyo gobanimo. Waxay ahayd habeenkii u horaysay ee ay ku seexdaan xorriyad dhulkooda ay ku maamushaan, kadib markii ay 12 habeennimo xaqiijiyeen gebagebaynta habeenkii dheeraa ee ay muddada 86-ka sannadood ah la halgamayeen, […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Sababta baasaboorada Dunida Looga dhigay Afar Midab oo keliya (Xogaha Dahsoon) DAAWO

Hargaysa 28. June 2017 (SDN/QJ):- Waxaa la isweydiiyaa Sababta Keliftay in Baasboorada dunnida Loogu sooco afar Midab oo Keliya.

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Maxkamadda Sare Ee Maraykanka Oo Dhaqan-gelisay Amarkii Trump Uu Dalkaa Kaga Mabnuucayey Dadka Lix Dal Oo Muslimiin Ah

Washington 28. June 2017 (SDN/QJ):- Maxkamadda ugu sareeysa dalka Maraykanka, ayaa sheegtay in ay ogolaatay qeyb kamid ah amarradii uu Madaxweynaha dalkaasi Donald Trump uu Dadka Lix Dal oo Muslimiin ah kaga mamnuucay in ay galaan dalkaasi iyo weliba in si ku meel-gaadh ah loo hakiyo qaxootiga dalkaasi geli jiray. Maxkamadda sare ayaa Isniintii Doraad […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Noocyada Sharaabka ee Miisaanka lagu dhimo Ramadaan ka bacdi (Xogaha dahsoon) DAAWO

Hargaysa 28. June 2017 (SDN/QJ):- Barnaamijkeenan xogta dahsoon waxaynu ku soo qaadanaynaa qaybaha sharaabka ee aad ku dhimayso miisaanka dheeraadka ah ee kaa soo raaci kara bishii barakaysnayd ee ramadaanta.

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Aragtida Uu Adduunku Ka Qabo Maraykan Oo Aad Isku Beddeshay Doorashadii Doland Trump Ka Dib

Washington 28. June 2017 (SDN/QJ):- Madaxweynenimada Donald Trump ayaa “saamayn wayn ku yeelatay sida uu Adduunku u arko dalka Maraykanka”, sida lagu sheegay deraasad ballaadhan oo la sameeyay. Daraasaddan waxaa sameeyay xarunta cilmi-baadhista ee Pew Research Center oo waraysi la yeelatay sannadkan in ka badan 40,000 oo ruux oo ku kala nool 37 dal.   […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Sixiroole Ka Towbad Keenay Sixirkii Uu Samayn Jiray, Iyo Wixii Ugu Yaabka Badnaa Ee Uu Arkay DAAWO

Jidaha 28. June 2017 (SDN/QJ):- Sheekh Xaamid Aadam Muusaa waa nin u dhashay dalkaasi Suudaan, wuxuuna ahaa nin saaxiroole ah, oo dadka dhibaato u gaysan jray, ninkaani ayaa ka towbad keenay sixirka iyo falalkii xumaa uu ku dhaqaaqi jiray. Xaamid wuxuu ka sheekaynayaa, waxyaabihii ugu yaabka badnaa eee uu kala kulmay sixirkaasi iyo wixii maskaxdiisa […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Maraykanka Oo Ku Dhawaaqey Dalka Uu Cadowgiisa Rasmiga Ah U Aqoonsan Yahay Iyo Heerka Cabsida Uu Ka Qabo

New York 28. June 2017 (SDN/QJ):- Wasiirka difaaca ee dalka Maraykanka James Mattis ayaa dalka Koonfurta Kuuriyada ku tilmaamay cabsida ugu weyn uguna khatarta badan ee amniga dalkiisa soo waajahaysa, isaga oo dhinaca kalana ka digay in uu dib u soo noqdo loollankii quwadaha waaweyn, marka la eego caqabadaha isa soo taraya ee awooddii hore […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Golaha Midowga Yurub Oo Ganaax Lacageed Dul Saaray Shirkadda Google iyo Balaayiin Doolar Oo Lagu Ganaaxay

London 28. June 2017 (SDN/QJ):- Golaha midowga Yurub ayaa ganaax lacageed oo dhan 2.42 bilyan yuuro oo dhiganta ($2.7bn) ku soo rogay shirkada Google ka dib markii la ogaaday in shirkada ay si xun u isticmaashay awooddeeda. Goluhu wuxuu sheegay in adeegyada dukaamaysiga ee Google la siiyay caannimo aan dhexdhexaad ahayn marka ay timaado in […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Ciidanka Ilaalada Xeebaha Talyaaniga oo Badbaadiyey 8 Kun oo Ruux 48 Saacadood ee u Danbeeyay

Roma 28. June 2017 (SDN/QJ):- Ciidamada ilaalada xeebaha ee Dalka Talyaanigu waxa ay sheegeen in 48 saacadood ee la soo dhaafay xeebaha dalka liibiya laga soo badbaadiyey illaa 8 kun oo ruux oo doonayey inay u soo talaabaan dhanka qaaradda yurub. Sida uu baahiyey radio-ga Afrika-one Shalay oo salaaso ahayd talyaanigu waxay sheegeen in shalay […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »