Home » 12:25 pm Entries posted on “June, 2017”

Kooxda Xidigaha Geeska oo Magaaladda Boorama Sannadkan ku qabtay Barnaamijka ay kaga qayb qaadanayaan Dabaal Dega Munaasibadii Ciida DAAWO

Hargaysa 29. June 2017 (SDN/QJ):- Koox Fanneedka Xidigaha Geeska ayaa Magaaladda Boorama waxay Ku Qabteen Barnaamij ay ugu Talo galeen Munaasibadii Ciidul Fidri Kaas oo Xambaarsanaa Suugaan Cusub iyo Kuwo hore oo Kooxdu Boodhka ka soo Tuntay.

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Khilaafkii Mudada Aamuska Ku Jiray Ee Ka Taagnaa Golaha deganka Magaalada SAYLAC Oo mar kale Istaadhmay + Xukuumada Oo u maaro wayday ? DAAWO

Hargaysa 29. June 2017 (SDN/QJ):- Waxaa Degmada Saylac ka Taagan Khilaaf Siyaasadeed oo ka Dhashay Kadib Markii aqlabiyada Golaha Deegaanka ee Degmadaasi ay Xilkii ka qaadeen Maayarkii Magaaladaasi oo awood badan ku lahaa dhanka Xukuumadda iyagoo Sidoo kale Doortay Maayarkii Bedeli lahaa Mas’uulkaas Hore.

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Kulmiye oo Laba Garab Magacyo uu Ula Baxay Muran iyo Dood Dhalisay Golaha Guusha Kulmiye Iyo Golaha Xooga Kulmiye DAAWO

Hargaysa 29. June 2017 (SDN/QJ):- “Kayse oo ah afhayeenka Golahan cusub oo ay maskaxdiisa ka soo maaxatay innuu Golahan sameeyo ee aanu halkan ,maanta kaga dhawaaqnay.” Guddi xubno tirro yar oo qaarkood xillal Wasiir ku-xigeen dhawr Wasaaraddood ka soo noqday xukuumadda Axmed Siilaanyo iyo xubno adeegayaal gacan yare ka ah Wasaaradda maaliyada iyo Xafiiska Agaasimaha […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Wasiirka Amuuraha Dibada ee Qatar oo Magaalada Washington Kulan Xasaasi ah Kula Qaatay Dhigiisa Dalka Maraykanka

Washington 29. June 2017 (SDN/QJ):- Wasiirka arrimaha dibada ee dalka Qatar Sheekh C/raxmaan Maxamed Al-Taani oo booqasho ku jooga dalka maraykanka ayaa kula kulmay dhigiisa Mr: Rex Tilerson caasimada Washington, iyagoo ka wada hadlay sidii cunaqabataynta ay uga qaadi lahaayeen dawladaha uu Sacuudigu hormoodka ka yahay dalka Qatar. Hase ahaatee kulankan labada mas’uul oo aan […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Aqalka Cad ee Looga Arimiyo Maraykanka oo Ku Hanjabay inay Weerar Gantaalo ah ku qaadi doonaan Ciidanka Qaranka Suuriya

Washington 29. June 2017 (SDN/QJ):-Maamulka guriga cad ee looga taliyo dalka maraykanka ayaa ku hanjabay xalay in weerar dhinaca gantaalaha ah ay ku qaadi doonaan ciidamada qaranka Suuriya, iyagoo ku eedeeyey in ay diyaarinayaan u adeegsiga hubka kimikada ah dagaalka sokeeye ee ka socda dalkaasi. Afhayeen u hadlay guriga cad Mr: Sean Spicer, waxa uu […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Wasiirka Arrimaha Dibadda Somaliland oo Beesha Caalamka u Soo Jeediyey in Aqoonsiga ay Somaliland Xaqa u Leedahay aanay Kala Masuugin

Hargaysa 28. June 2017 (SDN/QJ):- Wasiirka Arrimaha Dibadda Jamhuuriyadda Somaliland Dr  Sacad Cali Shire, ayaa fariin u diray Beesha Caalamka, waxaanu ugu baaqay inay qaranimada iyo madax-banaanida Somaliland qiraan oo ay ictiraafaan, waxaanu xusay in aan la isku khaldi karin Somaliland iyo Somaliya, oo ay kala yihiin laba dal, oo kala madax banaan, waxaanu tilmaamay […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Qisooyinka Miirdoorsanka ku Dhacay Ordogan iyo Safarka Bashaar Al Asad  ee Magaalada Xalab DAAWO

Istanbul 28. June 2017 (SDN/QJ):- Wakhti la isu diyaarinayay tukashada salaadda Ciidda ee shalay oo Axad ahayd ayaa waxa mar kali ah dadkii ku tukanayay masaajidka weyn ee Istanbul waxa ay ka war heleen Madaxweyne Rajab Dayib Erdogan oo xaalad miyir doorsoon ah galay kooxdiisa ilaalada gaarka ahina dibadda ula baxeen.   Sida uu shalay […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Ciidamadda Jabuuti oo Dhoola Tus Mileteri Ku Muuneeyay Maalinta Gobonimadooda DAAWO

Jabuuti 28. June 2017 (SDN/QJ):- Dalka Jabuuti ayaa waxaa Shalay looga dabaal degay xuska 40 sanno guurada ka soo wareegtay markii dalkaasi xornimada ka qaatey dalka Faransiiska oo guumeysan jiray. Ciidamada kala duwan ee Dalka Jabuuti ayaa waxaa ay socod garaaadis ah isla markaana hanjabaad u muuqdeen ay ku soo mareen wadada , halkaas oo […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Maxaa Dhacaya Hadii Sucuudigu Taangiyadiisa u dhaqaajiyo Dhanka Qatar? DAAWO

Riyadh 28. June 2017 (SDN/QJ):- Barnaamijkeenan waxa aynu ku soo qaadanaynaa waxa Dhici kara  Hadii Sucuudigu Taangiyadiisa u dhaqaajiyo Dhanka Qatar.

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Sarkaal Sare oo Iska Casilay KULMIYE & Eedahii ugu Cuslaa oo uu Goob Fagaare ah Kaga Miisey iyo Xisbiga uu Ku Biirey oo uu Ku Dhawaaqey DAAWO

Hargaysa 28. June 2017 (SDN/QJ):- Siyaasi Cali Mahdi oo ka mid ah saraakiisha ugu sar-sareysa Xisbiga muxaafadka ah ee KULMIYE, ayaa ku dhawaaqey in uu gebi ahaan ba iska casilay Xisbigaasi isaga oo madal uu ka hadlaayey ku caddeeyey sababaha iscasilaadiisa iyo weli ba sida oo kale Xisbiga uu ku biiraayo.   Siyaasi Cali Mahdi, […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »