Home » 5:52 pm
Entries posted on “May, 2017”
Hargaysa 28. May 2017 (SDN/QJ):- Laba maxbuus oo ka mid ah maxaabiista ku xidhan xabsiga dhaxe ee magaalada Burco, ayaa geeriyooday ka dib markii uu haleelay cudurka Shuban-biyoodka oo dhex-dilaacay xabsigaasi. Sida ku xusan waraaq cadeynaysa dhacdadan oo uu ku saxeexan yahay wasiiru-dawalaha wasaaradda Cadaaladda Somaliland, ayaa sheegaya in sida oo kale uu xanuunkaasi soo […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargaysa 28. May 2017 (SDN/QJ):- Waxaa Maanta Si Diiran Loogu Soo Dhaweeyay Magaaladda Burco ee Xarunta Gobolka Togdheer Weriye Cabdi Maalik Muuse Coldoon oo Mudo Sadex Bilood ah Ku Xidhnaa Xabsiga Magaaladda Hargaysa Kadibna uu Madaxweyne Axmed Siilaanyo Cafis Madaxweyne Ku sii Daayay.
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargaysa 28. May 2017 (SDN/QJ):- Murashaxa madaxweyne ee xisbiga Waddani Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi Cirro ayaa daboolka ka qaaday inay adagtahay in doorasho la galo inta ugaadhsiga lagu hayo siyaasiyiinta mucaaradka ah oo qaarkoodna la xidho, qaarna la weeraro. Cirro, oo khudbad ka jeediyay munaasibad soo dhawayn ah oo loogu sameeyay dalka Imaaraadka Carabta, wuxuu sheegay […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargaysa 28. May 2017 (SDN/QJ):- Wasiirudawlaha arimaha gudaha Somaliland Maxamed Muuse Diiriye ayaa guud ahaan shacbiga Somaliland ugu baaqay faajignaadaan iyo inay si buuxda ula shaqeeyaan ciidamada nabadgalyada ee dalka. Waxa uu wasiiru dawlahu sidan ku sheegay mar uu warbaahinta kula hadlay xafiiskiisa, waxaana hadaladiisa ka mid ahaa “Umadda reer Somaliland iyo umadda islaamkaba waxaan […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargaysa 28. May 2017 (SDN/QJ):- Jimcihii taariikhdu ahayd 27kii May sannadkii 1988kii waxay ahayd maalin taariikhi u ah halgankii ururkii SNM iyo shacbiweynihii taageerayey ay kaga soo horjeesteen, afkana ugu rideen nidaamkii Cabudhinta iyo cadaadiska ee xukunkii Keli-taliska ahaa ee Soomaaliya. 27 May oo ay SNM Burco soo gashay iyo 31 May oo ay Hargeysa […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargaysa 28. May 2017 (SDN/QJ):- Xoghayaha guud ee Xisbiga muxaafadka ah ee KULMIYE Md.Xasan Siciid, ayaa shahaado sharaf uu ku muteystay in uu noqday sarkaalkii ugu horreeyey ee ka socda madaxda KULMIYE ee abid gaadha wadamada Scandinavian ka lagu guddoonsiiyey dalka Sweden. Shahaado sharaftan oo sida ka muuqata lagu soo qoray qoraal kooban oo u […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargaysa 28. May 2017 (SDN/QJ):- Wasiirka Arrimaha Gudaha ee Britain ayaa sheegtay in shirkadaha internetka ay bilaabayaan inay noqdaan kuwo gacan wayn ka geysta dagaaka lagaga soo horjeedo argagixisada, ka dib weerarkii dhowaan ka dhacay magaalada Manchester. Amber Rudd ayaa ku sheegtay wareysi ay Axaddan maanta ah siisay television laga leeyahay Britain in dalku uu […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargaysa 27. May 2017 (SDN/QJ):- Sheekh Aadan Xaaji Maxamud Xiirey ‘’Aadan Siiro’’ ayaa si adag uga Hadlay Sheekh ka Yimid Magaaladda Boosaaso oo Magaaladda Hargaysa dadweyne aad u Tiro badan kaga dawaynaya Jinka,Sixirka,Isha Iyo Wixii la Mid ah Waxa uu Sheekh Aadan Siiro Sheegay in Xubno ka tirsan Xukuumadda Madaxweyne Siilaanyo ay Sheekhan Taageerayaan Waxaanu […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Balli Gubadle 27. May 2017 (SDN/QJ):- Suldaanka Guud ee koonfurta magaalada Hargeysa iyo gobolka Hawd, Suldaan Cumar Suldaan Maxamed Suldaan Faarax ayaa ka hadlay sida uu u arko dabiibka sheekh Cabdull Xaq, oo ah sheekh mudooyinkii ugu danbeeyay gudaha magaalada Hargeysa ku dabiibayay dad fara badan markii danbana u guuray magaaalada Baligubadle ee xarunta gobolka […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargaysa 27. May 2017 (SDN/QJ):- Waxa aanu maanku ka biyo diidayn in garasho midaysani ka dhaxeysay hormoodkii taxano maanseedkii Siinleyda. Taasoo aheyd in halgan la galo oo maamulkii xiligaa jirayna aanu gudaneyn xilkii saarnaa ama looga bahnaa inuu guto.Hase yeeshee waxaa aad laysugu maandhaafsanaa sida looga hortagayo ee uu halganka la galaa ku midho dhalin […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »