Home » 12:25 pm Entries posted on “May, 2017”

Mashruuc Shaqo abuur oo ay Ka faa’iidaysanayaan Kun Dhallinyaro ah oo Hargaysa Lagu daahfuray DAAWO

Hargaysa 16. May 2017 (SDN/QJ):- Xubno Ka mida Golaha Wasiirada Ee Jamhuuriyadda Somaliland Ayaa Magalada Hargeysa Kaga Qayab Galay Munaasibad Balaadhan Oo Shaqo abuur loogu samaynaayo  Kun Kamida Dhalinyarada JSL.

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Ciidanka Asluubta Somaliland oo Jawaab ka Bixiyey eedaymo uu u Soo Jeediyey Xubin ka tirsan Golaha Wakiiladda Somaliland DAAWO

Hargaysa 16. May 2017 (SDN/QJ):- Af-hayeenka Ciidamada Asluubta JSL Dhame Khaalid Sheekh Nuuriye Oo uu Waheliyo Hogaanka Ciidanka Asluubta Gaashaanle Sare Saleebaan Sheekh Cabdilaahi Yuusuf, Ayaa Ka jawaabay eedayn Uga timid Xildhibaan cabdiqaadir Jaamac Xaamud Oo Ka Tirsan Golaha Wakiilada Somaliland.

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Maamulka Gobolka Sool,Saraakiisha Ciidanka Qaranka Iyo Duqay Gaadhay Deegaano Shaqaaqo Hore uga dhacday DAAWO

Dharkayn Geeyo 16. May 2017 (SDN/QJ):- Wefti uu Hogaaminayo Gudoomiyaha Gobolka Sool Cabdi Khayre Dirir ayaa Waxay Kormeer ku Tageen Deegaanada Daba Taag,Saax dheer, Kala Baydh Iyo Dharkayn geeyo oo ay hore uga dhaceen dirir u dhaxaysay laba beelood oo wada dega Koonfurta Gobolka Sool.

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

‘’Xaal ayaanu Siinaynaa Siyaasi Xuseen Axmed Caydiid,Maxaa Keenay Inuu Is Casilo Gudoomiyihii Komiishanka Maamul Wanaagu’’Siyaasi Jamaal Xuseen Hure

Hargaysa 16. May 2017 (SDN/QJ):- Madaxweyne way muuqataa in gurigii dhaqaalaha qoysku (womens club) uu ka mid noqday hantida ganacsi e qoyskaaga. Haddaba madaxweyne iyado aad ku dhawaaqday dhowr toddobaad ka hor in ay hawlgalaan hayadaha hantidhowrka xeer ilaalinta iyo la dagaalanka musuqmaasuqa iyo maamul wanaaga oo ahayd talaabo horumar mudada kala guurka nasiibdaro waxa […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Weriye Aamino Muuse Weheliye Oo Banaanka Soo Dhigtay Dhibaato Xoog Leh Iyo Xad Gudub Uu U Geystay Wasiir Yuusuf Garaad

London 16. May 2017 (SDN/QJ):- Aamino Muuse Wehliye oo ah wariye Soomaaliyeed oo weliba Haween ah ayaa waxaa si xun ula dhaqmay Yuusuf Garaad Cumar oo ahaan jiray Madaxa BBC Soomaali, markaasna Aamino waxay aheyd Shaqaale ka tirsan BBC-da, wuxuuna ku sameeyey sida ay qortay waxyaabo uusan sameyn karin qof damiir leh oo weliba ah […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

100-kii Maalmood Ee Ugu Horeysay Dowladda Farmaajo Oo Kusoo Dhamaaday Xil Ka Qaadis Iyo Magacaabis

Muqdisho 16. May 2017 (SDN/QJ):- Madaxweyne Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa waxaa la doortay 08 February 2017, waxaana boqolkii maalmood ee ugu horeysay uga harsan muddo 12 Maalmood. Wuxuu Madaxweyne Farmaajo ballan qaaday in 100-ka maalmood ee ugu horeyso uu qaban doono waxyaabo badan iyo horumar uu dalka gaarsiinayo, waxaana is waydiin mudan maadaama hadda […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Roobab Waaweyn Oo Shan Carruur Ah Ku Dilay Puntland Iyo Gaadiid Somaliland Ka Tagay Oo Daadad Ku Xanibeen Duleedka Boosaaso

Bosaaso 16. May 2017 (SDN/QJ):- Roobab xooggan ayaa ka da’ay deegaano ka tirsan Maamul-gobolleedka Soomaaliyeed ee Puntland,  kuwaasi oo ay ku diirsadeen dadka iyo duunyada. Sidoo kale, roobabkaasi ayaa la sheegayaa in ay sababeen dhimashada illaa 5 qof, isla markaana daadadka ka dhashay ay hakad geliyeen isku socodka gaadiidka Masuuliyiinta maamulka Puntland ayaa waxaa ay […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

“Waxaan Leeyahay Xukuumadda,Ceebmaha Inaad Waxqaban Kari Weydaa Waxaase Ceeb Ah Inaad Kala Bakhayshid Cidii Wax Qaban Lahayd,Ee Dalka Ka Saari Lahayd Xaalada Qalafsan Ee Uu Galay”…Siyaasi Obsiiye

Hargaysa 16. May 2017 (SDN/QJ):- Siyaasi Cabdiqaadir Cali Obsiiye ayaa mar labaad usoo jeediyay Xukuumadda inay fursad kasiiso inuu ka qayb qaato xal u helida Mashaakilaadka Sixir bararka iyo Shaqo la’aanta dalka ka taagan,waxa kale oo uu ku baaqay innay maanta Somaliland marayso meel adag oo u baahan in wada jir lagaga gudbo,Waxa uu ka […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Dadka Masar Boqolkiiba 17 Keliya ayaa Isirkoodu Carab Dhalad ah ka soo Jeedaa,Itoobiya Boqolkiiba 11 ayaa Carab ah Halka Iran Boqolkiiba 56 ay Carab Yihiin

Qaahira 16. May 2017 (SDN/QJ):- Casrigan ay dunidu joogto waa ay adagtahay in si run ah loo sugo isirka runta ah ee bulshooyinka dal ku wada dhaqani halka uu ku arooro, gaar ahaan marka ay noqoto in si cilmiya loo caddeeyo cid ama qayb kastaa halka ay ku isir leedahay, sababaha arrintaas adkeynayana waxaa ka […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Imaaradda Dubai oo Samaysatay Far Computer u Gaar ah Isla Markaana Xafiisyada Dawlada Khasab Kaga dhigtay Isticimaalkeeda

Dubai 16. May 2017 (SDN/QJ):- Imaaradda Dubai ee dalka Isu-tagga Imaaraadka Carabta ayaa ku guulaysatay in ay samaysato far kombiyuutar oo u gaar ah. Fartan oo dadka magaaladan iyo guud ahaan dunidaba kalaba ay isticmaali karaan ayaa soo jiidatay indhaha dad badan oo dalxiisayaal ah iyo dadka shaqooyinka kala duwan u yimaadda Imaaraadka Carabta. Golaha […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »