Home » 8:25 am
Entries posted on “May, 2017”
Hargaysa 17. May 2017 (SDN/QJ):- Xildhibaan Xuseen Ismaaciil Wuxuu ka mid yahay Mudanayaasha Golaha Wakiiladda ee Ku abtirsada Xisbiga Mucaaridka ah ee Waddani Waxa uu si qoto dheer u sharaxay Sicir bararka ka taagan Suuqyada Somaliland ee Saamaynta Ku Yeeshay Nolosha Mujtamaca Somaliland.
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargaysa 17. May 2017 (SDN/QJ):- Warar Xog ogaal ah ayaa tibaaxay in Madaxweynaha Somaliland Md Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo horjoogsaday Dalab ugu yimid Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka Somaliland Md Saleebaan Ciise Axmed (Xaglatoosiye) iyo Wasiirka Wasaaradda Hawlaha Guud,Gaadiidka iyo Guryaynta Cali Xasan Maxamed (Mareexaan),kaasi oo ku saabsanaa in loo xalaaleeyo inay Iibiyaan Dhismaha Xarunta Caafimaadka (Ex-Civil […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargaysa 17. May 2017 (SDN/QJ):- Dhacdooyinka iyo duruufaha ku gedaaman ee ay la kulmaan duuliyayaasha iyo diyaaraduhu waa kuwo had iyo goor ay ku xidhiidhsan yihiin shilal iyo caqabado ka hor yimaadda.
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargaysa 17. May 2017 (SDN/QJ):- Marwada Koowaad ee Madaxweynaha Somaliland Marwo Aamina-Waris Sheekh Maxamed Jirde, ayaa Hambalyo iyo Baaq isku ladhan u dirtay Guud ahaan Bulshada Reer Somaliland gudo iyo dibed meelkasta oo ay ku nool yihiin, gaar ahaan Haweenka Jamhuuriyadda oo ay ugu baaqday inay Munaasibadda 26-guurada Qaranka ee 18-ka May 2017 uga faa’iideeyaan […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargaysa 17. May 2017 (SDN/QJ):- Guddoomiyaha hay’adda maamul wanaaga iyo la dagaalanka musuqa ee dhawaan la doortay Axmed Jaamac Maxamuud, ayaa ka jawaabay eedo uu guddoomiyihii hore Axmed Muxumed Madar u jeediyay xukuumadda Madaxweyne Siilaanyo. War-murtiyeed ay hay’adani shalay soo saartay oo uu ku saxeexanyahay guddoomiyaha cusub ee bedelay guddoomiyihii hore ayaa waxa uu u […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Nairobi 17. May 2017 (SDN/QJ):- Dowladaha Kenya iyo Somalia ayaa dhowaan heshiisyo la xiriiray dhinaca socdaalka ku kala saxiixday magaalada Nairobi ee dalka Kenya kuwaasoo quseeya danaha labada dal. Heshiiskaas ayaa dhameystir u ahaa heshiis ay horey madaxda labada dowladood ugu kala saxiixdeen Muqdisho oo Kenya loogu fasaxay Qaadka ay u soo dhoofiso Somalia oo […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Tunis 17. May 2017 (SDN/QJ):- Wargayska dalka Tunis ka soo baxa ee “The Maghreb street’ ayaa shalay Isniintii waxa uu baahiyey waraysi dheer oo uu la yeeshay siyaasiga ay ugu yeedhay ‘ninka dunida loogu raadin badan yahay’ Cali Cizzat Duuri oo ah odayga dhuuban ee markii geeridiisa la sheegaba ay hadana beenowdo oo isaguna ka sii qaado […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Khartuum 17. May 2017 (SDN/QJ):- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Sudan Cumar Xasan Al-Bashiir ayaa sheegay in dalkiisu samirka kaashanayo inkastoo ay Dawlada Masar qabsatay dhul ay Sudan leedahay. waxana uu ku eedeeyey Warbaahinta Masar inay sumcad xumayn ku hayaan Qaranimada Sudan iyagoo weliba ka dheregsan awoodda Taariikhiga ah ee uu leeyahay xidhiidhka Masaarida iyo Sudan. Madaxweyne Bashiir […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Washington 17. May 2017 (SDN/QJ):- Weerarkii balaadhnaa ee dhanka Electronic-ga ee Maalintii jimcihii dunida ka dhacay waxa uu sababay inay shaqada ka fadhiistaan tobanaan kun oo Computer oo lagu kala isticmaalayey in ka badan 100 wadan oo dunida ah, waxana khubaradu ku tilmaameen weerar aan isagoo kale soo marin dunida, marka la eego xajmiga uu […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Muqdisho 17. May 2017 (SDN/QJ):- Qaar kamid ah ganacsatada xarumaha ganacsi ku leh laamiga Maka Al Mukarama ee magaalada Muqdisho ayaa abaabulaya banaan bax ka dhan ah amar uu dhawaan soo saaray Gudoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa magaalada Muqdisho. Amar kasoo baxay Gudoomiyaha gobolka Banaadir oo ku aadan in hareeraha laamiga Maka Al Mukarama la […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »