Home » 4:50 am Entries posted on “May, 2017”

Ambulance-Kii Ugu Horreeyay Waddamada Carrabta Noocee Ayuu Ahaa ?

Alexandria Hargaysa 18. May 2017 (SDN/QJ):- Dhibaatooyin badan oo mar walba aynu aragno hadii ay yihiin kuwa shilalku sababaan iyo kuwo kale ba, haddaba waxa jirta arrin aanay dad badan oo inaga mid ahi aanay ogeyn taasi oo ah in Ambulance-kii ugu horreeyay Dalalka Carabta uu markii ugu horraysay ka hirgalay Magaalada Alexandria ee Dalka […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Boqol Injineer Oo Dhisme Kaliya Wada Dhisay !

New York 18. May 2017 (SDN/QJ):- Shirkadda Apple ee ku caan baxday Samaynta Teleefanada Smart Phone-ka ayaa muddooyinkii danbe ku hawlanayd sidii ay shaqaalaheeda ugu dhisi lahayd dhisme aad u ballaadhan isla markaana u dhisan qaab casri ah, dhismahaasi ayaa ku kacay lacag dhan 5 Milyan oo dollar, arrinta aadka u layaabka badan ayaa waxay […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Nin La Gar Naqsaday Madaxweynaha Ku Yimid Awooda Ciidamadda Dalka Masar !

Qaahira Hargaysa 18. May 2017 (SDN/QJ):- Nin  u dhashay Dalka Masar gaar ahaan tuulada la yidhaahdo Al-maraashida ayaa waxa uu si toos ah ula hadlay Madaxwaynaha Dalkaasi oo uu u sheegay dhibaatooyinka haysta ee uu kala kulmay Dhul beereed ku yaalla tuuladooda oo muddo 30 sano ah muran ka taagnaa ninkan oo magaciisa la yidhaahdo […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Sarifleyaasha Caasimadda Hargaysa oo Ka Fal Celiyey Lacag Dollar ah oo Xukuumadu Shalay ku soo Daysay Suuqyada,Maxaa Iska Bedelay Qiimaha Dollarka DAAWO

Hargaysa 18. May 2017 (SDN/QJ):- Sariflayaasha Caasimadda Hargaysa ayaa soo dhaweeyay Go’aanada ay Xukuumadu Hoos ugu dhigtay Qiimaha Sarifka lacagta Dollarka.

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

The consulate General of the Faderal Democratic Republic of Ethiopia of Somaliland Congratulats the Somaliland In dependency Day 18 May

Hargaysa 17. May 2017 (SDN/QJ):- The consulate General of the Faderal Democratic Republic of Ethiopia of Somaliland Congratulats the Somaliland In dependency Day 18 May.

Posted in news in English | Read More »

(Waxaa DPW Laga Jaray 14% Halka Somaliland Laga Jaray 5%) Wasiirka Arrimaha Dibadda Oo Ka Badheedhay Halka uu Ka Yimid 19% Saamiga ah ee Itoobiya Laga Siiyay Dekeda Berbera

Hargaysa 17. May 2017 (SDN/QJ):- Wasiirka arrimaha dibadda iyo iskaashiga caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Somaliland Dr. Sacad Cali Shire, ayaa markii u horaysay cadeeyay halka uu ka imanayo saamiga 19% ah ee dekedda Berbera laga siiyay dawladda Itoobiya. Wasiir Sacad Cali Shire, oo u waramay wargeyska Geeska Afrika, wuxuu sheegay in DP world oo lahayd […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Itoobiya oo Somaliland siisay dhisme ay ku shaqeyso Safaaradeeda Addis Ababa SAWIRO

Addis Abbaba 17. May 2017 (SDN/QJ):-Muuqaal lagu baahiyay barraha bulshada ayaa lagu soo bandhigay dhisme diblumaasiyadeed oo dowladda Itoobiya ay ka siisay Soomaaliland xaafadda ay Soomaalida ku badan tahay ee Bole magaalada Addis Ababa. Dhismahan ayaa wajigiisa hore waxaa ku xardhan Boor lagu qoray ‘’ The Republic Of Somaliland Permanent Diplomatic Mission Addis Ababa’’ taasoo muujineysa […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya oo maanta kormeeray Dekedda Muqdisho & Waxyaabihii uu Ku Soo arkay

Muqdisho 17. May 2017 (SDN/QJ):- Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Xasan Cali Kheyre oo weheliyaan qaar kamid ah Golaha Wasiirada ayaa maanta booqday dekedda Magaalada Muqdisho. waxayna kulan looga hadlayey dar-dargelinta howlaha shaqo la qaateen maamulka dekedda. Ra’iisul Wasaare kheyre ayaa kala hadlay maamulka howlaha ka socda dekadda iyo sidii loo horumarin […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Cabdikariin Axmed Mooge oo Kashifay in Xukuumadda Siilaanyo Fadhiid ka dhigtay Baasaabboorka Somaliland & Tayada Waxbarashada DAAWO

Hargaysa 17. May 2017 (SDN/QJ):- Siyaasiga Cabdikariin Axmed Mooge, ayaa sheegay in Baasaabboorka Somaliland halkii ugu hoosaysay uu qiimihiisu gaadhay dhawrkii sannadood ee ugu dambeeyey ee ay xilka haysay Xukuumadda Madaxweyne Siilaanyo oo uu Wasiir Ku-xigeenka Kalluumaysiga iyo Wasiir Ku-xigeenka Qorshaynta Qaranka-ba ka soo noqday, intii aanu iska casilin xilka Qorshaynta dabayaaqada sannadkii 2015-kii. Cabdikariin […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Qaybtii Sadexaad: Somaliland Qaran Sodon Jirkiisii Mar kale dib u dhashay “Barnaamijyo Taxane ah kala Soco QURBEJOOG Iyo Milicsiga Maanta ee Sheekadii Inqilaabkii Fashilmay 1961kii’’ DHAGAYSO

Hargaysa 17. May 2017 (SDN/QJ):- Waxaa Dalka Somaliland Xiligan ka socda diyaar garow ku wajahan Xuska 26 Guurada ka soo Wareegtay Markii ay Jamhuuriyada Somaliland dib ula soo noqotay Xornimadeedii oo ah 18 bishan May isla markaana noqonaysa Rubuc qarni ay Somaliland Jirtay iyadoon Wax aqoonsi ah ka helin dunnida inteeda kale. Shabakada Qurbejoog.com ayaa […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »