Home » 6:21 am
Entries posted on “May, 2017”
Hargaysa 18. May 2017 (SDN/QJ):- Barnaamijka ka soo kabashada dhibaatadii abaaraha oo ah hanaanka sanadkan lagu xusayo Munaasabadda 18 may, loona kala qaybiyey labo qaybood oo kala ah taakulaynta dadka ka soo kabanaya dhibaatadii abaaraha iyo qorshaha xiliga dheer ee ka hortagga abaaraha soo noqnoqda ayaa waxa qayb ka ah barnaamij qaadhaan ururineed oo lagu […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargaysa 18. May 2017 (SDN/QJ):- Madaxwayanaha Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Axmed Maxamed Silaanyo ayaa furay shirwayne lagaga tashanayo sidii kor loogu qaadi lahaa siyaasada dawladda ee ku saabsan ganacsiga gaarka loo leeyahay,shirwaynahani oo ay soo qaban qaabisay wasaarada Ganacsiga iyo Maalgashiga Smaliland waxa kasoo qayb galay ganacsatada waaweyn, guddomiyaha rugta ganacsiga Somaliland,qaar ka mida hay’adaha caalamiga […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargaysa 18. May 2017 (SDN/QJ):-Sannad-guurada 26aad ee ka soo wareegtay dib ula soo noqoshadii madaxbanaanida Jamhuuriyadda Somaliland 18 May 1991, waxa ay ku soo beegantay sannadkan 2017 xilli dalkeennu ku jiro abaar laba jirsatay oo saamayn weyn oo taban oo dhaqaale, bulsho iyo deegaanba ku yeelatay dalka guud ahaan, gaar ahaanna barakac iyo caydh dhaxalsiisay […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargaysa 18. May 2017 (SDN/QJ):- Hoggaamiyaha Kooxda la baxday Khaatumo Dr. Cali Khaliif Galaydh, ayaa Dadka ka soo horjeeda Wada-hadallada u socda Dawladda Somaliland iyo Kooxdiisa Khaatumo u soo jeediyey inay iimaansadaan inay ka mid yihiin Somaliland, maaddaama buu yidhi Adduun-weynuhu xilligan u soo jeedsaday in Somaliland iyo Dawladda Federaalka Soomaaliya u wada-hadlaan Koonfur iyo […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargaysa 18. May 2017 (SDN/QJ):- Gudoomiyaha Xisbiga Ucid ahna Murashaxa Madaxweyne ee Xisbigaas Eng Faysal Cali Waraabe ayaa ka hadlay Qiimaha ay Shacabka Somaliland ugu Fadhido Xuska Maanta loo dabaal degayo ee 18 May Waxa uu Gudoomiye Faysal Cali Waraabe u Mahadnaqay Maalgelinta ay Imaaraadku ka hirgaliyeen Somaliland,Sidoo Kale wuxuu xusay guulaha ay Somaliland gaadhay […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargaysa 18. May 2017 (SDN/QJ):- Dawladda Federaalka Itoobiya, ayaa Shacabka Somaliland ku hambalyeysay Xuska 26 Guurada Madax-bannaanida Jamhuuriyadda Somaliland oo xuskeedu maanta ku beegan yahay. Qoraalk Kooban oo ka Soo baxay Xafiiska Qunsuliyadda Dawladda Federaalk Ehiopia ku leedahay Hargeisa Hambalyo Loogo Diray Maalinta Qaran 18 May Shacabka iyo Dawladda. ‘’Anigoo kul Hadlay Magacayg Xafiiska Qunsuliyadda […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargaysa 18. May 2017 (SDN/QJ):- Guddoomiyaha ahna Musharaxa jagada Madaxweynaha Xisbiga Mucaaridka ah ee Waddani Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro), ayaa guud ahaan bulshada Somaliland ku hambalyeeye xuska maalinta qaranimada Somaliland ee 18ka May.
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargaysa 18. May 2017 (SDN/QJ):- Guddoomiyaha xisbal-xaakimka Somaliland ee KULMIYE, ahna murrashaxa madaxweynaha ee xisbiga Md. Muuse Biixi Cabdi, ayaa guud ahaan shacabka reer Somaliland ugu hambalyeeyey xuska sannad-guurada 26-aad ee ka soo wareegtay dib-ula-soo noqoshada qaranimada Somaliland ee 18-ka May 1991. Guddoomiye Muuse Biixi waxa uu hambalyada shacabka maalinta qaranimada ka sakow uu farriin […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Washington 18. May 2017 (SDN/QJ):- Wiilka yar ee kahor tagay Falkii Budhcadnimo ee 99-ka Dal kusoo waajahnaa dhinaca tiknoolajiyada oo warbaahinta Dalka Britian ay maalmo kahor ku sheegeen inuu yahay halyey Badbaadiyay Dalalkaasi ayaa la xaqiijiyay in Dugsigii uu wax ka baran jiray looga eryay Falal la xidhiidha Dhinaca Budhcadnimada Tiknoolajiyada. Wiilkan oo magaciisa dhabta […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Yemen 18. May 2017 (SDN/QJ):- Dhibaatooyinka badan ee ay abuureen dagaaladii ka dhacay Dalalka Bariga dhexe xilliyadii hore ayaa waxay kaga tageen xanuuno dad badani ku naf waayeen oo ay ka mid ah yihiin Faaliga ku dhaca Carruurta iyo Daacuunka ama shuban biyoodka. Warbixin ay soo saartay Laanqayrta cas ee Adduunku ayaa waxay ku cadaysay […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »