Home » 7:33 pm
Entries posted on “May, 2017”
Muqdisho 20. May 2017 (SDN/QJ):- Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Xasan Cali Kheyre ayaa kormeer ku tagey qaar kamid ah Dugsiyada ay ka socdaan Imtixaanka Shahaadiga ah oo guud ahaan maanta dalka oo dhan ka dhacaya. Iyadoo ay soo diyaarisay Wasaaradda Waxbarashada ee xukuumadda Soomaaliya. Mudane Xasan Cali Kheyre oo weheliyo Wasiirka […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Riyadh 20. May 2017 (SDN/QJ(:- Boqorka Sucuudiga Boqor Salmaan Bin Cabulcasiis ayaa Qasriga martida ee Magaalada Riyaad kulan kula qaatay Madaxweynaha Maraykanka Donald Trump oo booqanaya Wadankaasi. Labada Hogaamiye waxa ay ka wada hadleen arimo ku saabsan xidhiidhka labada dhinac ee dhaqaalaha, siyaasadda iyo amniga halka sidoo kalena ay ka wadahadleen arimo caalami ah iyo […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Tahran 20. May 2017 (SDN/QJ):- Madaxweynaha Iiraan Xasan Ruuxaani, ayaa mar labaad ku guulaystay doorashada Madaxtinnimo ee shalay ka dhacday dalkaas, sida uu sheegay Telefishinka Qaranka ee Waddanka Iran Maanta oo Sabti ah. Iyadoo la tiriyay ku dhawaad dhammaan codadkii laga dhiibtay doorashada oo ahaa 41 Milyan oo cod, ayaa Ruuxaani waxa uu helay 57% […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargaysa 20. May 2017 (SDN/QJ):-Jamhuuriyadda Dimoqraadiga Federaalka Itoobiya ayaa noqday dalka keliya ee ku soo hambalyeeyey shacabka & xukuumada JSL, maalinta Qaranimadda ee 18 May, halka wadammada Jabuuti, Kenya & Turkiga oo xafiisyo ku leh dalku kala masuugeen inay farxada la wadaagaan shacabka. “Annigoo ku kalsoon in xidhiidhka saaxiibtinimo ee u dhexeeya labadeena wadan, aanu […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Muqdisho 20. May 2017 (SDN/QJ):-Madaxweynaha Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi Farmaajo iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa Galabta ka dhoofay magaalada Muqdisho Isagoo Ku Sii Jeeda dalka Boqortooyada Sacuudiga. Sida aan Wararka ku heleyno Madaxweynaha Soomaaliya ayaa dalka Sacuudiga uga qeyb galaya shir heer sare ah ay leeyihiin Hogaamiyaasha Wadamada Jaamacada Carabta iyo Madaxweynaha dalka Mareykanka Donald […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargaysa 20. May 2017 (SDN/QJ):- Xisbal-xaakimka haya talada Somaliland ee KULMIYE, ayaa si rasmi ah u soo dhaweeyey taageerayaal iyo saraakiil siyaasadeed oo ka soo kala jeeda degmooyinka Gaca-libaax, Maxamuud Haybe, Maxamed Mooge iyo 31-ka ee caasimadda Hargeysa, kuwaas ooh ore uga tirsanaan jiray xisbiga WADDANI. Xaflad ballaadhan oo lagu qabtay huteelka Kaah ee Magaalada […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargaysa 20. May 2017 (SDN/QJ):- Waxaa Somaliland Looga Dabaal Degay Munaasibada 18 May oo Noqonaysa 26 Guuradii ka soo Wareegtay Markii ay Somaliland Xornimadeeda Kala soo Noqotay Somalia Sannadkii 1991,18 Bishii May.
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Tehran 20. May 2017 (SDN/QJ):- Dadka reer Iiraan ayaa mar kale xilka madaxweynenimo ee dalkaasi u doortay Xasan Ruuxaani, TV-ga dowladda ayaa sheegay in Ruuxaani uu si dhib yar kaga guuleysay ninkii ugu dhawaa ragii la tartamayay kaasoo ah Ibraahim Raysi. Xasan Ruuxaani ayaa ku guuleystay codad gaaraya 57 boqolkiiba, Raysi oo kaalinta 2aad galay […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Riyadh 20. May 2017 (SDN/QJ):- Madaxweynaha dalka Mareykanka Donald Trump ayaa booqashadiisii ugu horeesay oo dibadda ah waxa uu maanta ku tagay Boqortooyada Sacuudi Carabiya, waxaana halkaasi kusoo dhaweeyay Boqorka Sacuudiga iyo Madax kale oo katirsan Boqortooyada dalkaasi. Donald Trump ayaa Sacuudiga uga qeyb gali doona Shir ay leeyihiin Hogaamiyaasha Jaamacada Carabta , waxaana kulankaasi […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Sweden 20. May 2017 (SDN/QJ):- Wasaaradda arrimaha dibadda ee Somailand ayaa markii ugu horeysay ka furatay xafiis diblamaasiyadeed dalka Sweden, waxaana uu xadhiga ka jaray wasiirka wasaaradda Arrimaha dibadda ee Somaliland Dr. Sacad Cali Shire. Waxaana halkaasi warbixin ku siiyay wakiilka Somaliland ee dalka Sweden Amb. Sakariye Xasan Wacays oo madaxweynaha Somaliland iyo wasiirkaba uga […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »