Home » 6:25 am
Entries posted on “May, 2017”
Beledweyne 22. May 2017 (SDN/QJ):- Maamulka gobolka hiiraan ayaa abaal marin siiyey askari ka tirsan ciidamada XDS ee gobolka Hiiraan kaasoo soo bandhigay waxyaabo qaraxa oo Al-Shabaab ay kula ballaameen inuu ku dilo qaar ka mid ah saraakiisha ciidamada dowladda. Askarigan oo lagu magacaabo Maxamed Cali Axmed oo faahfaahin ka siiyay sheekada ku saabsan xiriirka […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Muqdisho 22. May 2017 (SDN/QJ):- Wasiirka Kalluumeysiga Xukuumadda Soomaaliya C/raxmaan Cabdi Xaashi ayaa ku eedeeyay maamul goboleedka Puntland in ay fashiliyeen shir muhiim ahaa oo ay uga qeyb gali lahaayeen Jaziirada Seychelles. Shirkan ayuu sheegay Wasiirka in looga hadli lahaa heshiis laga gaaro sidii loo qeybsan lahaa Kalluunka loo yaqaano Tuunaha oo ka dhici lahaa […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Riyadh 22. May 2017 (SDN/QJ):- Kulan madaxeedkii Dalalka carabta, Islaamka iyo maraykanka ayaa si rasmi ah uga furmay Magaalada Riyaad ee Dalka Sucuudiga iyadoo ay soo xaadireen in ka badan 50 hogaamiye Donald Trump oo halkaa khudbad ka jeediyey waxa uu xooga ku saaray khudbadiisa ka hortagga argagixisada waxana uu ka dalbaday wadamada Islaamku inay […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
New York 22. May 2017 (SDN/QJ):- Wargayska dalka maraykanka ee Newyork Times ayaa baahiyey warbixin uu ku soo bandhigay tirada basaasiinta ee u shaqaynayey Hay’adda Sirdoonka Maraykanka CIA ee ama lagu dilay Dalka Shiinaha amaba lagu xidhay mudadii u dhexaysay 2020 ilaa 2012. Wargaysku waxa uu daabacay in ugu yaraan 20 basaas oo CIA ka […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
K.Waqooyi 22. May 2017 (SDN/QJ):- Dawlada Kuuriyada Waqooyi ayaa waxa ay daaha ka qaaday arintii ku saabsanayd iskudaygii dil ee dhowaan la hadalhayey in lala beegsaday madaxweynaha ugu da’da yar Madaxweynayaasha Adduunka Kim Jong Un. Wakaalada wararka ee Yonhab ee Kuuriyada Koonfureed ayaa baahisay video kooban oo ay ka soo xigatay Telefishinka ay gacanta ku […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Washington 22. May 2017 (SDN/QJ):- Waxaa la ogaaday in khabiirkii joojiyey Weerarkii electronicada ahaa ee dhowaan boqolaalka dawladood lala beegsaday inuu ahaa Marcus Hutchins oo ahaa arday hore looga caydhiyey waxbarashada markii lagu eedeeyey falal dhanka Hackers-ka ah ama budhcada internet-ka ah, waxana uu gaadhi kari waayey inuu helo shahaadada Dugsiga sare ee macluumaadka tiknoolajiyadda. […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargaysa 22. May 2017 (SDN/QJ):- Rasuulkeennii Muxammed (CSW) lama uu hadhin dadaal kasta oo uu diinta Alle u soo dhiibay ku faafin karayey, si ay u gaadho daafaha dunida, maadaama oo ay tahay diintii Alle dunida oo dhan ugua talogalay. Hababka uu Nebi Muxammed (SCW) isticmaalay waxaa ka mid ahaa dhambaallo uu u diray hoggaamiyeyaasha […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Laascaanood 21. May 2017 (SDN/QJ): Gudoomiyaha Haayada Shaqaaleha Dawlada Mudane Sharmaake Ahmed Muxumed Geele Ayaa Si Rasmi Ah U Soo Dhajiyey Natiijada Imtixaankii Maalintii Shaley Ahayd Ay U Fadhiiteen Dhalinta Aqoon Yahanka Ah Ee Soo Xareystay Cv Yada Sodonkii Kaalmood Ee Ay Hore U Baahisey Hayada Shaqaalaha Dawladu.
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Riyadh 21. May 2017 (SDN/QJ):-Madaxweynaha Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya iyo wafdi la socda ayaa gaaray magaalada Riyaad ee caasimada Boqortooyada Sacuudi Carabiya , waxaana halkaasi si diiran ugu soo dhaweeyay Madax katirsan Boqortooyada Sacuudiga. Farmaajo ayaa ka qeyb galaya shirka magaalada Riyaad uga furmay Hogaamiyaasha Wadamada Islaamka iyo Madaxweynaha dalka Mareykanka Donald Trump, waxaana shirkaasi looga […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargaysa 21. May 2017 (SDN/QJ):- Telefishanka Qowmiyadda Kurdiyiinta oo la yidhaahdo RUDAW TV, ayaa warbixin dheer oo ka sameeyay Somaliland. Waxaanay ka warrameen nabadgelyada Somaliland ku naaloonayso, cilaaqaadka ay caalamka la leeyihiin iyo fursadaha ay u haysato xiligan inay caalamka ka hesho aqoonsiga ay raadinaysay muddo rubuq qarni ku siman. Warbixintan oo uu diyaariyay weriye […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »