Home » 10:55 am
Entries posted on “May, 2017”
Laascaanood 23. May 2017 (SDN/QJ):- Ciidammada Booliiska ee ka hawl-gala Magaalada Laascaanood oo kaashanaya Kuwa Milletariga ayaa la sheegay inay Xidh-xidheen Odayaal ka soo jeeda laba Beelood oo Dhowr jeer oo hore Dagaalo ku dhex mareen Deegaanka Dharkeyn-geeye ee Koonfurta Gobolka Sool. Ciidammada Booliiska ayaa la sheegay inay Odayaashan oo tiradoodu badan tahay xidheen, ka […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargaysa 23. May 2017 (SDN/QJ):- Waa Qormadii Taxanaha ahayd ee Xusuus Dhakhtar Ilkood oo ay inoo Soo diyaariso Drs Hibaaq C.raxmaan Buubaal oo ah Dhakhtarad Aqoon durugsan u leh Xanuunada Ilkaha kana Shaqaysa Magaalada Hargaysa. Waxay Taxanahan inoogu soo bandhigaysaa Khibrad ay ka heshay Mudadii ay ka shaqaynaysay Mihnada dhakhtarnimo,Waxaana si Joogto ah Taxanahan […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Burco 23. May 2017 (SDN/QJ):-Allah ha u naxariistee hooyo Aamina Cali Nuur ayaa ku geeriyootay roob xoog lahaa oo muddo kooban ka da’ayey magaalada burco Gaar ahaan Gelinkii Danbe. Marxuumada ayaa Geeriyootay Kadib Markuu roobku ku soo Dumiyey dhismayaal uu ka mid yahay gidaarka Garoonka kubada cagta ee Alamsay Stadium ee Magaalada Burco, gidaarkaas oo […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargaysa 23. May 2017 (SDN/QJ):- Xoghayaha fullinta Dawladda Hoose ee Caasimadda Hargaysa, Cali Xasan Cawaale, ayaa Shaqadii ka joojiyay Agaasimihii maamulka Dawladda Hoose, Maxamed Maxamuud (Maxamed Roodhi), kadib markii sida lagu eedeeyay uu ku dhaqaaqay falal isugu jira Anshax-darro iyo Musuq-maasuq sida noo caddeeyeen Saraakiil ka tirsan Maamulka dawladda hoose ee magaaladda Hargaysa. Agaasime Roodhi, […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Muqdisho 23. May 2017 (SDN/QJ):- Wasiirka Kalluumeysiga Xukuumadda Soomaaliya C/raxmaan Cabdi Xaashi ayaa ku eedeeyay maamul goboleedka Puntland in ay fashiliyeen shir muhiim ahaa oo ay uga qeyb gali lahaayeen Jaziirada Seychelles. C/raxmaan Cabdi Xaashi ayaa sheegay in ujeedka shirka Seychelles uu ahaa in lagu saxiixo heshiiskii qabyada ahaa ee la gaaray, maamulka Punt land […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Riyadh 23. May 2017 (SDN/QJ):- Madaxweynaha Dowlada Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi Farmaajo oo ku sugan dalka Boqortooyada Sacuudi Carabiya ayaa halkaasi kulan kooban kula qaatay Madaxweynaha dalka Mareykanka Donald Trump. Kulanka kooban ee dhax maray labada Madaxweyne ayaa intiisa badan looga hadlay dagaalka kooxda Al Shabaab ka wado Soomaaliya iyo sidii Dowlada Mareykanka gacan uga […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Muqdisho 23. May 2017 (SDN/QJ):- Waxaa baryahaan bilowday guux ay wadeen dhowr qof oo siyaasiyiin ah oo ka waday dalka dibaddiisa shir albaabada u xiran yihiin kuna dhawaaqeen in uu cadadkooda ahaa 80 siyaasiyiin ah, kuwaasoo diiday in la sawiro shirkooda. Goob jooge xildhabaan ah oo shirka u tagay inuu u kuur galo hadafka laga […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Ceel-Cade 23. May 2017 (SDN/QJ):- Kooxda Al-shabaab, ayaa Shalay baahisay muuqaalka askari ka tirsanaa ciidamadda Kiiniya oo bishii January ee sanadkii hore ay nolol ku qabteen, ka dib markii ay weerareen saldhig ay ku lahaayeen degaanka Ceelcadde ee gobolka gedo ee Dalka Soomaaliya. Askarigan oo lagu magacaabay Alfred Danyi wuxuu ka mid ahaa 11 askari […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
China 23. May 2017 (SDN/QJ):- Dalka Shiinaha ayaa mamnuucay in heesta calanka loo adeegsado xafladaha sida aroosyada ama kuwa gaarka, sida lagu qoray go’aamo baarlaamnku ansixin doono Go’aamada cusub ee Shiinaha ayaa lagu sheegay inay waajib ku tahay qof kastoo jooga goobta laga qaadayo heesta calanka inuu si qiiro leh ula socdo qiimaheeda, una qadariyo. […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Holland 23. May 2017 (SDN/QJ):- Boqorka dalka Holland, Willem-Alexander ayaa la sheegay inuu muddo 21 sannadood si qarsoodi ah ugula shaqeyn jiray shirkadda Diyaaradaha KLM duuliye diyaaradeed, aanu shacabka dalkaasi ogeyn. Boqorka Holland ayaa qisadan markii ugu horeysay doraad ku sheegay wareysi telefishanka Holland la yeeshay inuu shaqada duuliyenimada oo hiwaayadiisa ahayd ku caawin jiray […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »