Home » 8:55 am
Entries posted on “May, 2017”
Oslo 26. May 2017 (SDN/QJ):- Barnaamijka kulanka Gorfaynta oo ka baxa idaacadda Radio Maqal oo laga dhegayso Oslo iyo nawaaxigeeda, ayaa todobaadkan diiradda lagu saaray Kelmadda DHAQAN-CELIS, oo marka macnaheeda hoos loogu sii dhaadhaco ay ka muuqato nooc takoor ah. Taas oo ay aalaaba dhalinyarada qurbaha laga celiyo ee waddankii hooyo loo celiyo si ay […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargaysa 26. May 2017 (SDN/QJ):- Sharmaarke geele waa gudoomiyaha hay’ada shaqaalaha dawlada ,waxaa maalmahan baraha bulshada haysatay siiba facebook wiil dhalinyara oo ka cabanaya imtixaan shaqo oo ay qaaday hay’ada shaqaaluhu waxaanu dadka lawadaagay sidii ay wax ahaayeen iyo wuxuu cadaymo hayey ,waxaa isna baahiyey qoraal uu ku iftiiminayo isla markaana dhinac isaga duwayo eedayntaas […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Garowe 26. May 2017 (SDN/QJ):- Maamulka Puntland ayaa si adag uga jawaabtay eedeyn dhawaan uga timid Wasiirka Kaluumeesiga Xukuumada Soomaaliya Cabdiraxmaan Maxamed Cabdi , oo ku eedeeyay Puntland in ay fashilisay shir ka dhici lahaa Jaziirada Seychelles. Wasaarada Kalluumeesiga Puntland Puntland ayaa beenisay in ay fashiliyeen shirka ka dhicvi lahaa Jaziirada Seychelles , waxa ayna […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Washington 26. May 2017 (SDN/QJ):- Nin u dhashay Dalka Maraykanka oo magaciisa la yidhaahdo John Bramblet Da’diisuna tahay 40 jir ayaa ku guulaystay inuu soo saaro sawiro aad u qurux badan isagoo araga naafo ka ah. Ninkan ayaa ayaa markii hore waxa uu dhashay isaga oo laxaadkiisu dhan yahay, laakiin sanadkii 2011kii ayuu ku dhacay […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Doha 26. May 2017 (SDN/QJ):- Shabakadda ama (Website-ka) uu Internet-ka ku leeyahay Telefiishanka Al-jazeera ee fadhigiisu yahay Magaalada Doha ee Caasimadda Dalka Qadar, ayaa laga mamnuucay qaar kamid ah waddamada Khaliijka, sida Sacuudiga iyo dalka Imaaraadka Carabta, sida dowladahaasi ay sheegeen. Maamulka Telefishinka Al Jazeera, ayaa sheegay in ay baadhayaan sababtii looga mamnuucay dalalkaasi. Magaalada […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargaysa 26. May 2017 (SDN/QJ):- Waxa uu si rasmi ah Madaxweyne Ku Xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici) xadhig looga jaray Premier Bank, oo ah bangi Islaami ah oo ruqsad ka haysta Baanka Dhexe ee Somaliland. Premier Bank waa bangi xidhiidh la leh bangiyada caalamka, waxaanu rukhsad ka haystaa shirkadaha bixiya adeegyada lacag-bixinta […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Kuwait 26. May 2017 (SDN/QJ):- Dhacdo aad u layaab badan oo aan nooceeda oo kale hore loogu adeegsan Tahriibinta iyo Iib geynta Maandooriyaha ayaa waxay ka dhacday Dalkaasi Kuwait. Dhacdadan ayaa ka dhacday xudduuda u dhexaysa labada Dal ee Ciraaq iyo Kuwait gaar ahaan goobta Cashuuraha ee loo yaqaan Al-cabdali waxaanay Shaqaalaha ka hawlgala goobtaasi […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
London 26. May 2017 (SDN/QJ):- Wiil Dhallinyaro ahaa oo Da’diisuna aheyd 20 jir magaciisana la odhan jiray Xusaam Cali Cisa oo 14sanadood noloshiisa ka mid ah kusoo qaatay Dalka Talyaaniga kahor intii aanay isaga iyo Qoyskiisu usoo wareegin Dalka Britian sanadkii hore gaar ahaan Xaafada ku taala Bariga Magaalada London ee Dagenham ayaa waxa uu […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Manchester 26. May 2017 (SDN/QJ):- Tabbabare Beib Guardiola ayaa waxa uu Qoyskiisu ka kooban yahay Xaaskiisa iyo laba hablood oo uu dhalay waxaanu xilliga uu qaraxaasi dhacayay ku sugnaayeen Magaalada Manchester, balse waxa la xaqiijiyay inay bad qabaan oo aanay wax dhibaato ahi ka soo gaadhin qaraxaasi, dhinaca kale waalidka Dhalay Tabbabaraha Kooxda M.citay oo […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargaysa 26. May 2017 (SDN/QJ):- Laxaadku waa Nimco uu Ilaahay bixiyo oo ay habboon tahay in loogu mahadnaqo, Akhriste ogow in aanad ku helin awood ee uu rabbi kugu mannaystay, mana aha sida dad badan oo inaga mid ahi aaminsan yihiin in haddii qofka qayb laxaadkiisa ka mid ahi ay maqan tahay aanu awoodi Karin […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »